Search
× Search
Thursday, March 28, 2024

Article

 

TODOBAADKAN IYO CAYAARIHII KUBADDA KOLAYGA NBA-DA
Kubadda Webmaster
/ Categories: Basketball

TODOBAADKAN IYO CAYAARIHII KUBADDA KOLAYGA NBA-DA

Waxaa todobaadkan dib u bilawday ciyaarihii Kubadda Kolayga ee NBA, Kooxaha badankood oo soo xoojiyey awooda kooxeed , iyo tayada ciyaartoy ayaa waxaa bilawgiiba fooda isa saaray kooxo lagu doorbidayey awood heerar sarena ah.

Waxaa Talaadadii 30ka bishii Oktoobar lagu furay saddex cayaarood oo sidan u dhacay:

Washington Wizards (Marti) 84 Cleveland Cavaliers (Soore) 94 waxaana fudeyd ku guuleystay kooxda degan magaaladda Cleveland ee gobolks Ohio.

Dallas Mavericks oo marti u ahaa kooxda farta lagu wada fiiqayey ee Los Angeles Lakers ayaa guushii ku raacday 99 halka kooxda ay u safanaayeen Steve Nash, Dwight Howard, Pau Gasol, Kobe Bryant, iyo Darius Johnson-Odom oo dhaliyey 91. Ma ahayn mid ay la yabeen dadka U kuur gala ciyaaraha maadaama sideed ciyaarood oo xiriir ah looga badiyey diyaargarowgii, ayna dhaawac ka yihiin Howard, Kope, iyo Nash oo hadda dhaawacmay.

Kooxda Boston ee loo yaqaa Celtics ayaa afka u gashay horyaalkii sanadkii la soo dhaafay ee Miami Heat. Ciyaartan oo ciyaar xiiso badan ahayd ayaa guushu ku raacday Miami 120, halka Boston keentay 107. Waxaa xusid mudan in ciyaartoygii ugu wanaagsanaa LeBron James uusan cayaarta qayb ka qaadan dhamaadkii.

Arbacadii, 1da Nofember 2012, waxaa dhacay sagaal ciyaarood, waxaana geba gebadii noqotay

Arbacadii 31ka Oktoobar, waxaa dhacay sagaal cayaarood oo saatan u dhacay.

Indiana Vs Toronto

Teams ROT

1

2

3

4

T

IND

27

21

15

27

90

TOR

25

23

23

17

88

Denver Vs Philadelphia

Teams ROT

1

2

3

4

T

DEN

22

16

14

23

75

PHI

25

21

19

19

84

Houston Vs Detroit

Teams ROT

1

2

3

4

T

HOU

27

28

17

33

105

DET

22

36

23

15

96

Sacramento Vs Chicago

Teams ROT

1

2

3

4

T

SAC

23

17

23

24

87

CHI

25

19

25

24

93

San Antonio Vs New Orleans

Teams ROT

1

2

3

4

T

SA

28

15

28

28

99

NO

31

19

21

24

95

Dallas Vs Utah

Teams ROT

1

2

3

4

T

DAL

26

37

13

18

94

UTA

25

30

37

21

113

Golden State Vs Phoenix

Teams ROT

1

2

3

4

T

GS

25

23

17

22

87

PHO

21

21

25

18

85

Memphis Vs L.A. Clippers

Teams ROT

1

2

3

4

T

MEM

24

29

24

15

92

LAC

26

23

24

28

101

L.A. Lakers Vs Portland

Teams ROT

1

2

3

4

T

LAL

26

31

19

30

106

POR

30

32

30

24

116

Oklahoma City Vs San Antonio

Teams ROT

1

2

3

4

T

OKC

24

16

26

18

84

S.A.

21

24

21

20

86

Khamiistii 1da, Nofember waxaa la cayaaray hal ciyaar. Waxaa ku kulmay garoonka loo yaqaan AT&T Center, ee ku yaala San Antonio, TX kooxda San Antonio SPURS, oo martgelisay OKC Thunder waxaan damaadkii cayaarta San Antonio ku guuleysatay 86 halka OKC ay dhaliyeen 84 dhibcood, kadib markii ciyaartoyga Tony Parker uu iska daba dhaliyey 3 dhibcood oo sintay labada kooxood, iyo 2dhibcood oo guusha ay ku hanteen. OKC uma qalmin in laga badiyo kubadda kolayguse ma laha barbaro.

Wed, Oct 31 • Thu, Nov 1 and Fri, Nov 2 .

Waxaa dib loo dhigay ciyaartii dhex mari lahayd New York Knicks oo marti u noqon lahayd deriskooda New Jersey. Burburkii iyo daadkii magaalooyinkaas nuskood aafeeyay aawgood.

Waxaa soo diyaariyay: Hassan Farah (macalin John)


Previous Article Kullan Looga Hadlayey Kaalinta Qurba Joogta oo Ay soo Abaabushay Hay`adda CRD oo Ka Dhacay Birmingham, Uk
Next Article WAR NAXDIN LEH OO NAGA SOO GAARAY WASAARADDA ARIMAHA DIBADDA
Print
5194 Rate this article:
No rating
Kubadda Webmaster

Kubadda WebmasterKubadda Webmaster

Other posts by Kubadda Webmaster
Contact author

Name:
Email:
Subject:
Message:
x
Terms Of UsePrivacy StatementCopyright 2024 by Kubadda Somali Sport Portal
Back To Top