Search
× Search
Tuesday, April 16, 2024

Article

 

Sayid Cali Cabdulle Barre oo London ku geeriyooday
Kubadda Webmaster

Sayid Cali Cabdulle Barre oo London ku geeriyooday

Waxaa ku geeriyooday magaaladan London maantana oo Jimca ah 26/07/2013 lagu aasay London Eebbe naxariistii janno ha siiyee, "SAYID CALI CABDULLE BARRE "QALAAYE". Allaha u naxariisto. Sayid Cali oo xilal badan ka soo qabtay dalka Soomaaliyeed ayna ka mid ahaayeen Agaasimaha Guud ee wasaaraddaha warafaafinta iyo Isboortiga wuxuuna ahaa shakhsi aad u degan aqoon iyo xirfad dheer u lahaa maamulka. Eebe ha ka waraabiyo Janada Firdowsa, ehelkiisa iyo Saaxiibadiisana samir iyo iimaan Alle ha siiyo. Aamiin.

Waxaa dhamaan bahweynta Isboortiga Soomaaliyeed u dirayaan tacsi Ehelkiis isagana waxay u baryayaan in uu Jannada degaan uga yeelo.

Waxaa ayagoo aad uga xun Tacsi gudanaya asxaabtii uu marxuunka la soo shaqayn jiray iyo kuwii aqoonta u lahaa:

1. Cabdulqaadir Ibraahim Gacal ABKOW
2. Cabdulqaadir Bootaan Isomarey
3. Cabdiraxmaan Maxamed Sheikh Mahdi
4. Warsame Cali Cabdi
5. Nuuradiin Cali Saciid
6. Cabdirashiid Axmed BALASTIKO
7. Cabdullaahi Ahmed TARANBI
8. Maxamuud Muuse SHIIMAD
9. Cabdulqadir Xaaji Daahir SHIIKHA
10. Cabdullahi Sheikh Axmed GABALLE
11. Idiris Ibrahim SULEIMAAN
12. CIRRO oo jooga Hargeisa
13. Yasiin Maaxi Macalin
14. Guleed Aadan Xersi
15. Maxamed Sheikh Cabdi WELI
16. Xasan SHAFAL
17. Axmed Qanyare
18. OTTO DHEERE
19. Mahad Maxamuud Cabdi BILIG
20. Nadiifo Ibrahim Iidow
21. Saciid Juule
22. Xaawo Kiin Axmed Cabdulle
23. Cabdi M. Ciye CABDI DHEERE
24. Cabdiraxmaan M. GUHAD
25. Axmed Muuse Xuseen
26. Cabdulle Xirsi Cabdulle
27. Aadan Cabdi Maxamed QARDHAAS
28. Cali GUREY
29. Cabdulqaadir BIIN
30. Xasan Faarax JOHN
31. C/qaadir Maxamed Farax BIRIQ
32. Cabdurahmaan Maxamuud GUHAAD
33. Cabdulqaadir GARWEYNE
34. Axmed Xirsi Cabdulle A. BILE
35. Cabdixakiim Maxamed Siciid
36. Cabdullahi Abshir Cali
37. Liibaan Daahir Yuusuf
38. Khaliif Maxamed Cabdi
39. Cabdalle WADANI
40. Abuukar Dheere
41. Mahad Xerow
42. Axmed Guure
43. Dr. C/rahman Cunaaye
44. garsoore Cabdulaahi xaaji food
45. garsoore Maxamed Abuukar
46. garsoore Abshir Muxyidiin
47. garsoore Cali Hindi
48. garsoore Cadaani
49. Maxamed Ismaaciil
50. Siciid Ceyrow
51. Zakariya BALIILE

INAA LI LAAH WA INAA LAHU RAAJICUUN.


Previous Article Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun (3)
Next Article Mo Farah wins 3,000 metres at the Anniversary Games after brilliant final lap
Print
6927 Rate this article:
No rating
Kubadda Webmaster

Kubadda WebmasterKubadda Webmaster

Other posts by Kubadda Webmaster
Contact author

Name:
Email:
Subject:
Message:
x
Terms Of UsePrivacy StatementCopyright 2024 by Kubadda Somali Sport Portal
Back To Top