Search
× Search
Saturday, September 23, 2017

News

 

JUBBA oo ku guuleysatay SOMALI WEEK 2017 JUBBA oo ku guuleysatay SOMALI WEEK 2017

JUBBA oo ku guuleysatay SOMALI WEEK 2017

0 154
Waxaa galabtii axadda ee bisha August ahayd 27ka ku soo geba geboobay tartankii Somali Week oo loo qabtay sided kooxood oo da’doodu ka yartahay 18 jir. Tartankan oo lagu qabtay woqooyiga Galbeed London gaar ahaan Silver Jubilee Park, Brent.  Waxaa tartanku bilawday 20kii bisha waxaana tartanku ku soo gebageboobay wanaag iyo qaab sami. Waxaa ciyaartii kama dambaysta ahayd isugu soo baxay labada kooxood ee Jubba iyo Nabadda. Sidii lagu yiqiin ciyaar kama dambays ah, waxaa bilawgii ciyaarta laysku qaaday weerar iyo weerar celin, waxaase kooxda Jubba muujisay awood farsamo dheeri...
Jaamac Aadan (Karaciin) Hormuudka Tababrayaasha oo la kulmay bulshadda... Jaamac Aadan (Karaciin) Hormuudka Tababrayaasha oo la kulmay bulshadda...

Jaamac Aadan (Karaciin) Hormuudka Tababrayaasha oo la kulmay bulshadda...

0 249
Jaamac Maxamuud Aadan oo ku magac dheer(Karaciin) waa hormuudka iyo horyaalka tababarayaasha orodada dhexe iyo kuwa dheer ee aduunka. Jaamac oo ka soo qayb galay tartankii lagu qabtay London ee Horyaalka Aduunka ee Ciyaaraha Fudud 2017, ayaa markuu hawshiisii u dhamaatay la kulmay taageerayaashiisa, asxaab hore, iyo jaaliyadda Soomaali weyn eek...
Alle ha u naxariisto Mahdi Cali Cumar (Pivot) Alle ha u naxariisto Mahdi Cali Cumar (Pivot)

Alle ha u naxariisto Mahdi Cali Cumar (Pivot)

Dhamaan Bah weynta Isboorti, gaar ahaan Kubadda Kolayga Waxay tacsi u dirayaan Ehelkii iyo Asxaabtii Mahdi Cali Cumar "Ina Cali British"...
0 162
Cayaaraha Fududi waa tartan Socod, Orod, Boodo, iyo Tuuryo. Cayaaraha Fududi waa tartan Socod, Orod, Boodo, iyo Tuuryo.

Cayaaraha Fududi waa tartan Socod, Orod, Boodo, iyo Tuuryo.

Fahan oo ka faaiideyso ciyaaraha fudud (Athletics) oo aan qormadan si guud u dulmari doono intey u qaybsamaan iyo qodobo aan laga wada aqoon....
0 205
Axmed Muuse, Maama iyo Lutfi oo London lagu soo dhoweeyey Axmed Muuse, Maama iyo Lutfi oo London lagu soo dhoweeyey

Axmed Muuse, Maama iyo Lutfi oo London lagu soo dhoweeyey

Waxaa habeenkii sabti lagu soo dhoweeyey Woqooyiga London, gaar ahaan Rayaan Resturant marti Sharaf iyo qiimo weyn ku leh bahda bahda Kubadda...
0 285
Mo Farah won the gold at 10000m Mo Farah won the gold at 10000m

Mo Farah won the gold at 10000m

Mo Farah won the 10,000m gold medal at the World Athletic Championships in London.

0 207
XAFLADII XIRITAANKA KOOBKA JENARAL DA'UUD EE LONDON - UK XAFLADII XIRITAANKA KOOBKA JENARAL DA'UUD EE LONDON - UK

XAFLADII XIRITAANKA KOOBKA JENARAL DA'UUD EE LONDON - UK

taariikhda Soomaaliyeed waxaa ku xusan dad badan oo wadankooda u adeegay, ama u huray naftooda,  waxaa dadka Soomaaliyeed aaney marna...
0 268

Bah weynta Isportiga south London oo soo dhaweyey Kabtan Cumar Calasoow

Odayaasha iyo dhalinyarada deegaamada koofur galbeed ee LONDON iyagoo isku duuban waxay casho sharaf kulmisa soo dhaweyn iyo ambabixin u sameeyeen cayaartooygii degmada Boondheere, Gobolka Banaadir, Naadiga MUQDISHO iyo xulkii QARANKA ee casrigii dahabka kabtan CUMAR CALASOW RAAGE oo aan dhihi karo inuu ka mid ahaa 10kii cayaartooy ee ugu fiicnaa ciyaartoydii kubadda cagta dalkkeena soo...

Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya (2)

Hadii aan micneyno Isboortiga & Horumarinta, Isboorti waxaa markan micnihiisu noqonayaa firfircooni jireed oo dhaafsiisan tartan ama kulan Isboort. waxaa raacsan firfircoonida jireed , fiyoobi maskaxeed, fal gal (Is dhex gal) bulsho. Waxaa raacsan Isboortiga caalamiga ah ciyaaraha dhaqan ama u gaar ah dal ama degaan. Marka Isboortiga ujeedadiisu tahay dhaqan toosin waxaa muhiimadu...

Mo Farah oo noqday orad yahankii ugu wanaagsanaa ee soo mara abad dalka Britain

Orad yahanka caanka ah ee Maxamed Faarax oo marka magaciisa la soo gaabiyo loogu yeero Mo Farah, ayaa noqday ninka labaad ee adduunka ku guulaysto laba mar oo isku xigto tartamada orodka Olymbikada iyo tartankii cayaaraha fudud ee aduunka (World Athletics) oradka xawaaraha shanta kun ee miter (5,000m) kaas oo hantay bilada dahabka ah shalayto oo bishu ahayd 16/08/2013 tartankaas oo ka...

Maxamed Faarax (Mo Farah) oo galay buuga Taariikhda Orodada

Maxamed Faarax oo loo yaqaan (Mo Farah) ayaa gaaray guulo iyo heer aqoonsi hore hal qof keliyii u gaaray markuu Sabtidii la soo dhaafay ku guulaystay orodka 10,000m (Toban kun mitir), maanta oo jimco ahna uu ku labaystay orodkii 5,000m (shan kun mitir) Tartanka Horyaalka Ciyaaraha Fudud Dunida (World Athletic Championships) oo sanadkan lagu qabtay magaalada Mosko ee dalka Ruushka.

Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya

Hordhac: Waxaan qoraalo hore wax uga taabtay ama ku xusay sida Isboortigu uu uga qayb qaadan karo horumarka dal, dalkaasi ha ahaado mid horumaray (developed) ama ha ahaado mid u baahan horumar (underdeveloped). Waxaa qaybaha bulshadda dunida oo idil ku midaysanyihiin aragtida ah in Isboortigu yahay aalad loo adeegsado horumarka shakhsi, deegaan, qaran, iyo mid caalami. Waxaa sidoo kale...
RSS
Terms Of UsePrivacy StatementCopyright 2017 by Kubadda Somali Sport Portal
Back To Top