Search
× Search
Tuesday, March 19, 2024

News

 

Koobka Tartanka Goboladda ha loo bixiyo koobka QUDUS. Koobka Tartanka Goboladda ha loo bixiyo koobka QUDUS.

Koobka Tartanka Goboladda ha loo bixiyo koobka QUDUS.

Waxaa lagu Midoobaa Mabda' iyo Himilo. Qudus waa ku midaysanahay dhamaan.

0 10602
Waxaa si habsami leh uga socda Muqdisho, caasimadda Somaliya tartankii labaad ee taxanaha ahaa ay ku loolamayeen maamul gobolada Somaaliyeed. Tartankan oo si quruxbadan loo maamulayo dowlad iyo gobolka Banaadir oo marti loo yahayba.  In kastoo aan hore ugu lahaa waaya aragnimo tramadda goboladda waxaa haddana is bedelay duruufaha iyo waqtiga.  Maanta waxaan talo ku bixino waa ha kasii samaatee marna ma aha dhaliil iyo dhaleecayn. Horumarka dal waa maro weyn oo wareegsan dhinacadana laga hayo hadii wadajir sare loo wada hayona waa lagu negaadaa, hadey dhinac u jaleecdo ama u...
Isku aadka cayaaraha kubada Cagta maamul gobaleedyada oo la shaaciyay Isku aadka cayaaraha kubada Cagta maamul gobaleedyada oo la shaaciyay

Isku aadka cayaaraha kubada Cagta maamul gobaleedyada oo la shaaciyay

0 9794
Waxaa shaaca laga qaaday isku aadka tartanka kubada Cagta maamul gobaleedyada dalka Soomaaliya oo looga dhawaaqay munaasabad ay qabteen wasaarada Isboortiga dalka iyo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta. Gobalka Banaadir oo Cayaaraha lagu marti gelinayo ayaa cayaarta ugu horeysa tartanka maalinta Jimcada la yeelan doona kooxda ka socota...
Cayaaraha Goboladda Somaaliyed 2017 Cayaaraha Goboladda Somaaliyed 2017

Cayaaraha Goboladda Somaaliyed 2017

Waxaa magaala maddaxda Soomaaliyeed ee Muqdisho ka socda tartankii kubadda cagta ee Goboladda Soomaaliyeed 2017.  Ciyaarahani waxay...
0 10501
JUBBA oo ku guuleysatay SOMALI WEEK 2017 JUBBA oo ku guuleysatay SOMALI WEEK 2017

JUBBA oo ku guuleysatay SOMALI WEEK 2017

Waxaa galabtii axadda ee bisha August ahayd 27ka ku soo geba geboobay tartankii Somali Week oo loo qabtay sided kooxood oo da’doodu ka...
0 10437
Alle ha u naxariisto Mahdi Cali Cumar (Pivot) Alle ha u naxariisto Mahdi Cali Cumar (Pivot)

Alle ha u naxariisto Mahdi Cali Cumar (Pivot)

Dhamaan Bah weynta Isboorti, gaar ahaan Kubadda Kolayga Waxay tacsi u dirayaan Ehelkii iyo Asxaabtii Mahdi Cali Cumar "Ina Cali British"...
0 10117
Cayaaraha Fududi waa tartan Socod, Orod, Boodo, iyo Tuuryo. Cayaaraha Fududi waa tartan Socod, Orod, Boodo, iyo Tuuryo.

Cayaaraha Fududi waa tartan Socod, Orod, Boodo, iyo Tuuryo.

Fahan oo ka faaiideyso ciyaaraha fudud (Athletics) oo aan qormadan si guud u dulmari doono intey u qaybsamaan iyo qodobo aan laga wada aqoon....
0 10701

Axmed Muuse, Maama iyo Lutfi oo London lagu soo dhoweeyey

Waxaa habeenkii sabti lagu soo dhoweeyey Woqooyiga London, gaar ahaan Rayaan Resturant marti Sharaf iyo qiimo weyn ku leh bahda bahda Kubadda Kolayga iyo Isboortiga Soomaaliyeed, dalka Jarmalka waxaa naga soo booqday Axmed Muuse Xuseen oo ahaa ciyaartoy Naadiga Batroolka iyo Qaranka, kadibna tababare Gobol, Naadi iyo qaranka Soomaaliyeed, Leicester UK, waxaa nooga yimi Sayid Cumar Nuur Duqow...

XAFLADII XIRITAANKA KOOBKA JENARAL DA'UUD EE LONDON - UK

taariikhda Soomaaliyeed waxaa ku xusan dad badan oo wadankooda u adeegay, ama u huray naftooda,  waxaa dadka Soomaaliyeed aaney marna ilaawayn Jeneral Da'uud Cabdulle Xirsi oo ah abaanduulihi uGu horeeyey ee ciidanka Militeriga Soomaaliyeed.  Jeneral Da'uud wuxuu asaaska u dhigay ciidankii difaacay dalka Soomaliyeed Dagaaladii lagu soo qaaday dowladii curdinka ahayd 1960...

Bah weynta Isportiga south London oo soo dhaweyey Kabtan Cumar Calasoow

Odayaasha iyo dhalinyarada deegaamada koofur galbeed ee LONDON iyagoo isku duuban waxay casho sharaf kulmisa soo dhaweyn iyo ambabixin u sameeyeen cayaartooygii degmada Boondheere, Gobolka Banaadir, Naadiga MUQDISHO iyo xulkii QARANKA ee casrigii dahabka kabtan CUMAR CALASOW RAAGE oo aan dhihi karo inuu ka mid ahaa 10kii cayaartooy ee ugu fiicnaa ciyaartoydii kubadda cagta dalkkeena soo...

Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya (2)

Hadii aan micneyno Isboortiga & Horumarinta, Isboorti waxaa markan micnihiisu noqonayaa firfircooni jireed oo dhaafsiisan tartan ama kulan Isboort. waxaa raacsan firfircoonida jireed , fiyoobi maskaxeed, fal gal (Is dhex gal) bulsho. Waxaa raacsan Isboortiga caalamiga ah ciyaaraha dhaqan ama u gaar ah dal ama degaan. Marka Isboortiga ujeedadiisu tahay dhaqan toosin waxaa muhiimadu...
RSS
Terms Of UsePrivacy StatementCopyright 2024 by Kubadda Somali Sport Portal
Back To Top