Articles


Sports News

NO Image:

Somalia announces nationwide athletics development program

Sunday, March 10, 2013
Somalia announces nationwide athletics development program
Somali National Olympic committee and the country’s athletics federation held hours-long meeting in Mogadishu Saturday in which they raised very crucial agendas including the start of early prep...






Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka Furmay

Sunday, March 03, 2013
Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka Furmay
Garoonka Kubadda Koleyga Degmada Xamar Jajab ayaa waxaa si habsami leh uga furmay Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir, Iyadoo Tartankan uu soo agaasimay Xiriirka Soomaaliyeed ee Kole...






FIFA Training course for Somali football referees gets under way in Djibouti

Sunday, March 03, 2013
FIFA Training course for Somali football referees gets under way in Djibouti
FIFA MA training course for Somalia’s elite football referees has officially got underway in Djibouti on Sunday morning. The course is part of the joint FIFA/ SFF efforts intended to increase th...






CASHO SHARAF LOO SAMEEYAY WIILAL & GABDHO KOOXDA HEEGAN OO KU GUULAYSATAY KUBADDA GACANTA 2013

Sunday, February 17, 2013
CASHO SHARAF LOO SAMEEYAY WIILAL & GABDHO KOOXDA HEEGAN OO KU GUULAYSATAY KUBADDA GACANTA 2013
Maamulka naadiga Heegan ayaa Maqaayadda weyn ee LIDO SEA FOOD  Casho Sharaf lagu maamuusayo guulaha ay ciyaarta Kubadda Gacanta ka soo hoyeen wiilasha iyo gabdhaha  kooxda Heegan ku qabtay, ...






Kooxda Heegan oo Hanatay Horyaalkii 13aad ee Kubadda Gacanta

Saturday, February 16, 2013
Kooxda Heegan oo Hanatay Horyaalkii 13aad ee Kubadda Gacanta
Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho ayaa ciyaartii kama dambeysta Horyaalka 13aad ee Kubadda Gacanta waxaa isku haleelay wiilasha Heegan iyo Dekedda, waxaana markii shanaad ee isku x...






Nigeria oo ku faraxalatay Burkina Faso cayaartii Finalka Koobka qaramada Afrika 2013

Sunday, February 10, 2013
Nigeria oo ku faraxalatay Burkina Faso cayaartii Finalka Koobka qaramada Afrika 2013
Goolka keliyah ee uu u dhaliyay ciyaaryahanka Sunday Mba, ayaa ku filaaday iney Nigeria ku guuleysato koobkii Qaarada Africa 2013, Burkina Faso sedkeedu wuxuu noqday kaalinta labaad oo ah tan ugu xanu...






Lix Xildhibaan oo la kulmay bahda Isboortiga London

Sunday, February 10, 2013
Lix Xildhibaan oo la kulmay bahda Isboortiga London
Waxaaa habeenkii Jimce-Sabti lagu qabtay Ocean Resturant eek u yaala magaaladda London kulan aan hore mid la mid ah loo arag, markii bahda Isboorti la kulmeen lix ka mid ah xubnaha barlamaanka qaranka...






Peace match raises hopes in Somali capital

Sunday, February 10, 2013
Peace match raises hopes in Somali capital
Hopes of peace are arising in Somali capital Mogadishu which witnessed the first ever peace match in more than two decades. The peace match which was mainly intended to encourage calmness in the war-t...






Gabdhaha Heegan oo ku Guuleystay Horyaalkii 4aad ee Kubadda Gacanta

Friday, February 08, 2013
Gabdhaha Heegan oo ku Guuleystay  Horyaalkii  4aad ee Kubadda Gacanta
Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho  ayaa ciyaartii kama dambeysta  Horyaalka  4aad ee Kubadda Gacanta waxaa isku haleelay  gabdhaha Horeed iyo Heegan , waxaana&n...






Ghana, Mali, Nigeria iyo Burkina Faso oo isugu soo haray Koobkii Qaramada Afrika

Tuesday, February 05, 2013
Ghana, Mali, Nigeria iyo Burkina Faso oo isugu soo haray Koobkii Qaramada Afrika
Koobka qaramada Afrika 2013 (African Cup of Nations) oo gaaray heerkii semi finalka ayaa waxaa isugu soo haray afar kooxood oo siyaabo badan aan isugu dhigmin, Ghana iyo Nigeria oo laga filayey iney k...






Somali govt. pledges ‘end to AU troop presence’ at soccer facility

Tuesday, February 05, 2013
Somali govt. pledges ‘end to AU troop presence’ at soccer facility
With the Somali Football federation still struggling to get the country’s national facility ‘Stadium Mogadishu’ back into its hands from the AU military occupation, the country&rsquo...






British Basketball gets Olympic funding reprieve after UK Sport appeal

Sunday, February 03, 2013
British Basketball gets Olympic funding reprieve after UK Sport appeal
British Basketball has received a funding reprieve in the wake of a high-profile campaign against UK Sport's decision to axe its Olympic programme. In January the funding agency said the sport had no...






Tartan Ciyaaraha Karate iyo Teakwondo oo Muqdisho Lagu Qabtay

Sunday, February 03, 2013
Tartan Ciyaaraha Karate iyo Teakwondo oo Muqdisho Lagu  Qabtay
MUQDISHO - Tartan ciyaareed xiiso leh oo ku saabsan ciyaarta Karate iyo Teakwondo oo maalmahan si xiiso leh uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay garoonka 1da Luulyo [ Ex-Lugino], iyad...






Xuseen Maxmed Cali Kaar (Guduudow) oo London lagu Marxabaysiiyey

Sunday, February 03, 2013
Xuseen Maxmed Cali Kaar (Guduudow) oo London lagu Marxabaysiiyey
Waxaa habeenkii Sabti- Axadeed ee bisha Febraayo ahayd Labo, casho sharafeed lagu maamuusayo Xuseen Maxamed Cali Kaar oo loo yaqaan (Guduudow) lagu qabtay woqooyiga magaaladda London, Cashadan oo...



Posted in Sports News



Egypt mans and Kenyan women have secured their places at Afrobasket 2013

Wednesday, January 30, 2013
Egypt mans and Kenyan women have secured their places at Afrobasket 2013
After six days of competition in Dar es Salaam, both Kenya and Egypt have secured their places at Afrobasket Women 2013 thanks to successful campaigns in the Africa zone 5 qualifier. A disappointing p...






Gabdhaha Kubadda Gacanta Heegan oo ku durduriyay Dekedda

Tuesday, January 29, 2013
Gabdhaha Kubadda Gacanta Heegan oo ku durduriyay Dekedda
Waxaa ciyaar ka tirsan Horyaalka 4aad ee Kubadda Gacanta garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho isaga horyimid gabdhaha Horeed iyo Dekedda, waxaana guud ahaan muuqatay inay ku gacan sar...






Koobka Qaramada Afrika 2013

Sunday, January 27, 2013
Koobka Qaramada Afrika 2013
Koobka qaramada Afrika waa muraayadda laga arko lagana qiimeeyo Kubadda Cagta Afrika.  Ciyaartoyda afrika waa gaareen guulo shakhsi, welise ma gaarin guulo kooxeed oo wax ku ool ah.  Waxaa k...






Kooxda Kubadda gacanta Heegan oo si xarago leh uga Badiyay kooxda Nationlink

Saturday, January 26, 2013
Kooxda Kubadda gacanta Heegan oo si xarago leh uga Badiyay kooxda Nationlink
Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho waxaa si habsami leh uga socda  Horyaalkii 13aad ee Kubadda Gacanta, waxaana ciyaar kulul isaga horyimid Kooxaha Heegan iyo Nationlink . iyad...






Rajada Mustaqbalka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed oo dib u soo Ifaysa

Sunday, January 20, 2013
Rajada Mustaqbalka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed oo dib u soo Ifaysa
Kubadda koleyga Soomaaliyeed waxay soo martay heerar kala duwan,  laga soo bilaabo dhamaadkii 60-dameeyadii  ilaa iyo 90-meeyadii oo uu dalku dagaalo sukeeyo galay. Laga soo bilaabo xilayadi...






JAAMAC DHEERE OO LONDON BOOQASHO KU YIMID

Thursday, January 17, 2013
JAAMAC DHEERE OO LONDON BOOQASHO KU YIMID
Casho sharaf aad loo soo agaasimay, laguna soo dhawaynayey cayaaryahankii kubadda Kolayga kooxdii Ciidamadda Qalabka Siday ee HORSEED Mr Jaamac Mohamed Muuse (Jaamac Dheere) ayaa waxaa habeenhore oo b...






Previous Page | Next Page