Articles


Football

NO Image:

WARAYSI AAN LA YEELANAY LAACIB JOORJE

Tuesday, December 02, 2008
WARAYSI AAN LA YEELANAY LAACIB JOORJE
Taariikhdu waxey xustaa mar waliba in dalkeena Soomaaliya uu magac iyo maamuusba ku lahaa noocyada kala duwan ee cayaaraha sida kubadda cagta, kubadda kolayga, kubadda miiska, cayaaraha fudud, feerka ...






TAARIIKHDA MACALINKII NAADIGA BATROOLKA (MACALIN CUMAR)

Sunday, January 06, 2008
TAARIIKHDA MACALINKII NAADIGA BATROOLKA (MACALIN CUMAR)
Macalin Cumar tababare rug cadaa ah kana mid ah xidigihii kubadda cagta dalkeena soomaray 50 meeyadii. Macalin Cumar Abuukar Maxamed wuxuu dhashay sanadii 1926 wuxuuna ku dhashay degmada xamarweyna...






WARAYSI CAJIIB AH OO AAN LA YEELANAY AXSAN LAACIB SHIIKHAALOOW

Thursday, November 29, 2007
WARAYSI CAJIIB AH OO AAN LA YEELANAY AXSAN LAACIB SHIIKHAALOOW
Waxaa Illaah mahadii ah in aan la kulano, oo aan waraysano mid ka mid ah xidigihii laacibiinteenii Soomaaliyeed (Legends) ee kubadda cagta dheeli jiray wixii ka horeeyey 1991-gii. Laacibkaas oo aan dh...






WARAYSI MURIIDI ABANUUR ABATI

Thursday, November 15, 2007
WARAYSI  MURIIDI ABANUUR ABATI
Taariikhdu waxaa ay xusaysaa in dalkeenna Soomaaliya uu magac iyo maamuusba ku leeyahay noocyada ciyaareed ee kala duwan sida: kubbadda cagta, Kubbadda koleyga , Ciyaaraha fudud iyo kubb​adda Miiska. ...






Previous Page | Next Page