Search
× Search
Thursday, April 18, 2024

Youth Development

 

06 November 2012
SOOMAALIYA MA DANTA AMA SIYAASADA MISE MASLAXADDA

SOOMAALIYA MA DANTA AMA SIYAASADA MISE MASLAXADDA

Qofna uma oomana in dib loo xusuusiyo dhacdooyinkii labaatanayadii sanadood ee la soo dhaafay, Burbur, Abaaro, Xasuuq, Qaxid iyo qoomamayn. Mana aha ujeedada qoraalkani in dib aan u xusuusano xanuunkii badnaa ee qof kasta oo soomaali ahi soo maray.

03 November 2012
TODOBAADKAN IYO CAYAARIHII KUBADDA KOLAYGA NBA-DA

TODOBAADKAN IYO CAYAARIHII KUBADDA KOLAYGA NBA-DA

Waxaa todobaadkan dib u bilawday ciyaarihii Kubadda Kolayga ee NBA, Kooxaha badankood oo soo xoojiyey awooda kooxeed , iyo tayada ciyaartoy ayaa waxaa bilawgiiba fooda isa saaray kooxo lagu doorbidayey awood heerar sarena ah.

02 June 2008
WARAYSIGA XIDDIGAHA (ABUUKAR SHIINO)

WARAYSIGA XIDDIGAHA (ABUUKAR SHIINO)

Bogga baadi goobka Taariikhda xidigaha waxaan maanta ku soo qaadan doonaa mid ka mid ah legends-ka ama laacibiintii magaca wayn ku lahayd cayaarta kubadda kolayga kaas oo magaciisu yahay Abuukar Axmed Maxamed oo bulshada isboortiga ay ugu yeeraan (Abuukar Shiino), oo u cayaari jiray naadigii kubadda kolayga (Minishiibiyo) ama Muqdisho iyo Qarankii Soomaaliyeed.

06 May 2008
WARAYSIGA XIDDIGAHA

WARAYSIGA XIDDIGAHA

Bogga baadi goobka Taariikhda xidigaha waxaan maanta ku soo qaadan doonaa mid ka mid ah legends-ka ama laacibiintii magaca wayn ku lahayd cayaarta kubadda kolayga kaas oo magaciisu yahay Axmed Muuse Huseyn oo u cayaari jiray naadigii kooxda kubadda kolayga Batroolka iyo Qarankii Soomaaliyeed. Axmed Muuse waxaan ku tilmaami karaa in uu ka mid ahaa ciyaartooyda fara kutiriska ahayd ee magaca wayn ku yeeshay taariikhda cayaarta kubadda kolayga Soomaaliyeed.

01 January 2008
WARAYSIGA XIDDIGAHA

WARAYSIGA XIDDIGAHA

Cabdi Maxamed Ciye-oo bahda isboortiga ay ugu yeeraan Cabdi dheere- ayay taariikhdu xusaysaa inuu ka mid ahaa ciyaaryahannadii iyo tababarayaashii ugu qiimaha badnaa ee soo mara ciyaaraha kubbadda koleyga ee dalkeena Soomaaliya. Kooxdiisa kubbadda koleyga ee caanka ka ahayd Afrika Iyo dalalka Carabta Jeenyo Ama shantii (5) tii Jeenyo ayuu hormuud u ahaa, isaga oo ka ciyaari jiray dhexda (Center). sidoo kale waxaa uu ahaa tababare ay aad uga muuqatay aqoontiisa ciyaaryahannadii uu soo barbariyay ama uu gacanta ku soo dhigay.

RSS
123
Terms Of UsePrivacy StatementCopyright 2024 by Kubadda Somali Sport Portal
Back To Top