CultureList

Kullan Looga Hadlayey Kaalinta Qurba Joogta oo Ay soo Abaabushay Hay`adda CRD oo Ka Dhacay Birmingham, Uk:

Waxaa maalinkii sabtida ee 29-bishaan ka dhacay hall-ka shirarka ee maqaayada hilaac ee magaalada Birmingham ee cariga Ingriiska kulan aad loo soo agaasimay oo looga hadlayey kaalinta qurba jooga iyo arrimaha Soomaaliya, kulanka waxaa soo abaabulay hay`adda CRD oo dhawaanahan daafaha aduunka ka wadey cilmibaaris la xiriirta kaalinta qurba joogta soomaaliyeed ee kula firirsan daafaha dunida.
Read more >>>

Somali Culture

The varied cultural life of the Somali includes both traditional activities and, especially in the towns, many modern interests. Cultural activities primarily consist of poetry, folk dancing, the performance of plays, and singing. These traditional activities still retain their importance, especially in rural areas, and are practiced not only at family and religious celebrations but also at state ceremonies. On such occasions traditional local costume is generally worn.
Read more >>>

Taariikhda Isboortiga

Isboort(sport) waxaa lagu micneeyaa ku tartan xirfad ama awood jireed oo leh sharci iyo xeer. Isboorti waxaa badi lagu nisbeeyaa looltan ama tartan u dhexeeyaa laba dhinac oo lagu tartamayo awood jireed iyo xeelad lana tiigsanayo guul, oo laga baxsanayo guul darada. Waagan cusub waxaa soo biirtay in lagu tartamo awooda maskaxeed iyo tayada qalab, sida Isboorti Maskaxeed (Mind Sport), iyo Tartanka baabuurta (Motor Sport). Ereyga Sport wuxuu ka soo jeedaa erey hore oo faransiis ah “desport”.


Read more >>>
Taariikhda Isboortiga