Hore iyo Hadda
Waxaa magaala maddaxda Soomaaliyeed ee Muqdisho ka socda tartankii kubadda cagta ee Goboladda Soomaaliyeed 2017. Ciyaarahani waxay bilaabmeen xilligii kacaanka waxaana ujeedadu ahayd is-dhexgalka bulshadda iyo in la helo dhalinyaro...
Waxaa habeenkii sabti lagu soo dhoweeyey Woqooyiga London, gaar ahaan Rayaan Resturant marti Sharaf iyo qiimo weyn ku leh bahda bahda Kubadda Kolayga iyo Isboortiga Soomaaliyeed, dalka Jarmalka waxaa naga soo booqday Axmed Muuse Xuseen oo ahaa...
Kulan kubadda kolayga ah oo aad u qiimo badnaa ayaa uu dhexmaray laba kooxood oo
dhalin yaro da’doodu u dhaxaysay 16 ilaa iyo 19 sano jir, kuwaas oo ka kala socday
magaalooyinka Leicester iyo London.
Waxaa habeenkii Sabti- Axadaad ee 10 ka August 2013, lagu qabtay Waqooyiga London
maqaayada lagu magacaabo Walaalaha ama (Brothers Restaurant), ee ku taal 552 Tottenham
High Road, N17 9SY. Xaflad si heer sare ah ay u soo qabanqaabiyeen bahda...
Dhamaan bahwaynta isboortiga Soomaaliyeed, Maamulka iyo xubnaha Gudiga Olambikada
Soomaaliyeed, dhamaan xiriirrada kala duwan ee isboortiga Soomaaliyeed, Qaasatan
Gudiga iyo xubnaha Xiriirka kubadda Kolayga iyo cayaaryahanada wiilal iyo...
Waxaa xalay magaalada Mogadishu ku geeriyootay Hooyo Faadumo Jaamac Jimcaale (Faadumo Shanle) oo ahayd Hooyadii dhashay laacibkii kooxda kubadda cagta iyo kolayga naadigii Jeenyo ama LL PP C/Laahi Cilmi Ereg (Xaaji). AUN maamada ayaa baeryahaan...
Wareegto uu soo saaray Gudoomiyaha cusub ee XSKK C/laahi Nuur Maxamed (Cadaani)
dhawaan ayaa uu ku cadeeyay in Axmed Muuse Xuseyn loo doortay lataliyaha gudoomiyaha
XSKK iyo maamulka dhamaan xulalka Qaranka kubadda koleyga Soomaaliyeed.
Habeenkii Isniinta oo taariikhdu ahayd 10/06/2013 ayaa ay ku kulmeen xubnaha ku
jira xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed kuwooda qurbo joogta ah, maqaayad ku taal
galbeedka London oo la yiraahdo Blue Ocean. Kulankan ayaa uu soo abaabulay...
Waxaa habeenkii Sabti- Axadaad ee 8da Juune 2013 lagu qabtay Waqooyiga London maqaayada
lagu magacaabo Maandeeq Resturant, ee ku taal 391 Lordship Lane, N17 6AE Xaflad
si heer sare ah ay u soo qabanqaabiyeen bahda Kubadda Kolayga reer London...
In a bid to give the Somali people a full understanding of the roles and regulations
of Somali National Olympic committee in terms of sports development and rehabilitation
of the country’s destroyed facilities, the president of Somali...
Waxaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden ku geeriyooday shakhsi qaali ku ahaa umadda
Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaana bahweynta Isboortiga Ibraahim Cilmi Bulaale
oo loo yiqiin Ibraahim XISBIYO. Ibraahim Xisbiyo wuxuu ahaa sarkaal ka...
Bahda Kubadda Kolayga London waxay habeenkii Sabti-Axad ee todobaadkan ku soo dhoweeyeen
magaaladan London Deeqa Maxamed Siyaad oo booqasho gaaban ku timi London. Deeqa
Maxamed oo ka mid ahaa ciyaartoydii Dugsiga Shibis, Xaafadda Shibis iyo...
Axmed Muuse wuxuu ka mid yahay Qurbo joogta dhawaan ku laabatay dalka Soomaaliya
si ay qayb uga qaataan dib u dhiska ka socda dalka qaybta ayaga kaga aadean ee Isboortis.
Ahmed wuxuu ku noolaa mudo dheer dalka Germany magaaladiisa Troisdorf.
Garoonka Kubadda Koleyga Degmada Xamar Jajab ayaa waxaa si habsami leh uga furmay
Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir, Iyadoo Tartankan uu soo agaasimay
Xiriirka Soomaaliyeed ee Koleyga oo dhanka Maalgelinta Kaashanaya...
British Basketball has received a funding reprieve in the wake of a high-profile
campaign against UK Sport's decision to axe its Olympic programme.
After six days of competition in Dar es Salaam, both Kenya and Egypt have secured
their places at Afrobasket Women 2013 thanks to successful campaigns in the Africa
zone 5 qualifier. A disappointing performance by defending champions Rwanda...
Kubadda koleyga Soomaaliyeed waxay soo martay heerar kala duwan, laga soo bilaabo
dhamaadkii 60-dameeyadii ilaa iyo 90-meeyadii oo uu dalku dagaalo sukeeyo galay.
Laga soo bilaabo xilayadii 60-dameeyadii waxay aqoonta kubaddu gaartay dhamaan...
Casho sharaf aad loo soo agaasimay, laguna soo dhawaynayey cayaaryahankii kubadda
Kolayga kooxdii Ciidamadda Qalabka Siday ee HORSEED Mr Jaamac Mohamed Muuse (Jaamac
Dheere) ayaa waxaa habeenhore oo bishu ahayd 12/01/2013 ka dhacday maqaayada...
Salah Abdo fled his war-torn homeland with his family at age three. Now, through
hard work and perseverance, he brings his basketball talents to Trinity.
Kulan todobaadlihii sabtida ee bahda kubadda Kolayga London ayaa waxaa Sabtidii
24ka bishan bilay xamaasadeeda iyo xiisaheeda ciyaartoygii Gobolka Banaadir, Naadiga
Horseed iyo Xulka Kubadda Kolayga Qarank Soomaaliyeed mudane Bile Warsame oo...