Koobka Tartanka Goboladda ha loo bixiyo koobka QUDUS.
Koobka Tartanka Goboladda ha loo bixiyo koobka QUDUS.
Waxaa lagu Midoobaa Mabda' iyo Himilo. Qudus waa ku midaysanahay dhamaan.
13460
Waxaa si habsami leh uga socda Muqdisho, caasimadda Somaliya tartankii labaad ee taxanaha ahaa ay ku loolamayeen maamul gobolada Somaaliyeed. Tartankan oo si quruxbadan loo maamulayo dowlad iyo gobolka Banaadir oo marti loo yahayba. In kastoo aan hore ugu lahaa waaya aragnimo tramadda goboladda waxaa haddana is bedelay duruufaha iyo waqtiga. Maanta waxaan talo ku bixino waa ha kasii samaatee marna ma aha dhaliil iyo dhaleecayn. Horumarka dal waa maro weyn oo wareegsan dhinacadana laga hayo hadii wadajir sare loo wada hayona waa lagu negaadaa, hadey dhinac u jaleecdo ama u...
Isku aadka cayaaraha kubada Cagta maamul gobaleedyada oo la shaaciyay
Isku aadka cayaaraha kubada Cagta maamul gobaleedyada oo la shaaciyay
11676
Waxaa shaaca laga qaaday isku aadka tartanka kubada Cagta maamul gobaleedyada dalka Soomaaliya oo looga dhawaaqay munaasabad ay qabteen wasaarada Isboortiga dalka iyo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta.
Gobalka Banaadir oo Cayaaraha lagu marti gelinayo ayaa cayaarta ugu horeysa tartanka maalinta Jimcada la yeelan doona kooxda ka socota...
Cayaaraha Goboladda Somaaliyed 2017
Cayaaraha Goboladda Somaaliyed 2017
Waxaa magaala maddaxda Soomaaliyeed ee Muqdisho ka socda tartankii kubadda cagta ee Goboladda Soomaaliyeed 2017. Ciyaarahani waxay...
13485
JUBBA oo ku guuleysatay SOMALI WEEK 2017
JUBBA oo ku guuleysatay SOMALI WEEK 2017
Waxaa galabtii axadda ee bisha August ahayd 27ka ku soo geba geboobay tartankii Somali Week oo loo qabtay sided kooxood oo da’doodu ka...
12589
Jaamac Aadan (Karaciin) Hormuudka Tababrayaasha oo la kulmay bulshadda...
Jaamac Aadan (Karaciin) Hormuudka Tababrayaasha oo la kulmay bulshadda...
Jaamac Maxamuud Aadan oo ku magac dheer(Karaciin) waa hormuudka iyo horyaalka tababarayaasha orodada dhexe iyo kuwa dheer ee aduunka. Jaamac oo ka...
12474
Alle ha u naxariisto Mahdi Cali Cumar (Pivot)
Alle ha u naxariisto Mahdi Cali Cumar (Pivot)
Dhamaan Bah weynta Isboorti, gaar ahaan Kubadda Kolayga Waxay tacsi u dirayaan Ehelkii iyo Asxaabtii Mahdi Cali Cumar "Ina Cali British"...
11824
Axmed Cumar Islaaw Wasiir ku xigeenka Isboortiga Dowladda Soomaaliya,...
Axmed Cumar Islaaw Wasiir ku xigeenka Isboortiga Dowladda Soomaaliya,...
Wasiirka oo sidii ku haboonayd loogu soo dhoweeyey wuxuu la kulmay dad aad u fara badan oo ka mid ah qurba joogta oo hore iyo hadda ku hawlan...
13612
Cayaaraha Fududi waa tartan Socod, Orod, Boodo, iyo Tuuryo.
Cayaaraha Fududi waa tartan Socod, Orod, Boodo, iyo Tuuryo.
Fahan oo ka faaiideyso ciyaaraha fudud (Athletics) oo aan qormadan si guud u dulmari doono intey u qaybsamaan iyo qodobo aan laga wada aqoon....
14219
Waxaa habeenkii sabti lagu soo dhoweeyey Woqooyiga London, gaar ahaan Rayaan Resturant marti Sharaf iyo qiimo weyn ku leh bahda bahda Kubadda Kolayga iyo Isboortiga Soomaaliyeed, dalka Jarmalka waxaa naga soo booqday Axmed Muuse Xuseen oo ahaa ciyaartoy Naadiga Batroolka iyo Qaranka, kadibna tababare Gobol, Naadi iyo qaranka Soomaaliyeed, Leicester UK, waxaa nooga yimi Sayid Cumar Nuur Duqow...
Mo Farah won the 10,000m gold medal at the World Athletic Championships in London.
taariikhda Soomaaliyeed waxaa ku xusan dad badan oo wadankooda u adeegay, ama u huray naftooda, waxaa dadka Soomaaliyeed aaney marna ilaawayn Jeneral Da'uud Cabdulle Xirsi oo ah abaanduulihi uGu horeeyey ee ciidanka Militeriga Soomaaliyeed. Jeneral Da'uud wuxuu asaaska u dhigay ciidankii difaacay dalka Soomaliyeed Dagaaladii lagu soo qaaday dowladii curdinka ahayd 1960...
Waxaa soo gaaray magaaladda London, ee caasimadda Boqortooyadda Midowday (United
Kingdom) ciyaartoy magac iyo maamuus ku lahaa isboortiga, kuwaas oo ahaa cayaar
yahanadii gabdhahii hore ee kubadda kolayga Soomaaliyeed.
Kulan kubadda kolayga ah oo aad u qiimo badnaa ayaa uu dhexmaray laba kooxood oo
dhalin yaro da’doodu u dhaxaysay 16 ilaa iyo 19 sano jir, kuwaas oo ka kala socday
magaalooyinka Leicester iyo London.
Odayaasha iyo dhalinyarada deegaamada koofur galbeed ee LONDON iyagoo isku duuban
waxay casho sharaf kulmisa soo dhaweyn iyo ambabixin u sameeyeen cayaartooygii degmada
Boondheere, Gobolka Banaadir, Naadiga MUQDISHO iyo xulkii QARANKA ee casrigii dahabka
kabtan CUMAR CALASOW RAAGE oo aan dhihi karo inuu ka mid ahaa 10kii cayaartooy ee
ugu fiicnaa ciyaartoydii kubadda cagta dalkkeena soo...
Hadii aan micneyno Isboortiga & Horumarinta, Isboorti waxaa markan micnihiisu noqonayaa
firfircooni jireed oo dhaafsiisan tartan ama kulan Isboort. waxaa raacsan firfircoonida
jireed , fiyoobi maskaxeed, fal gal (Is dhex gal) bulsho. Waxaa raacsan Isboortiga
caalamiga ah ciyaaraha dhaqan ama u gaar ah dal ama degaan. Marka Isboortiga ujeedadiisu
tahay dhaqan toosin waxaa muhiimadu...