EducationList

Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya.

Waxaan qoraalo hore wax uga taabtay ama ku xusay sida Isboortigu uu uga qayb qaadan karo horumarka dal, dalkaasi ha ahaado mid horumaray (developed) ama ha ahaado mid u baahan horumar (underdeveloped). Waxaa qaybaha bulshadda dunida  oo idil ku midaysanyihiin aragtida ah in Isboortigu yahay aalad loo adeegsado horumarka shakhsi, deegaan, qaran, iyo mid caalami.  Waxaa sidoo kale Isboortigu dabiibi karaa ama dawo u noqon karaa dhibaatooyinka ama aafooyinka, colaadaha iyo isu soo dhoweynta bulshadda. Waxaan qoraalo taxana ah ku qaadaa dhigi doonaa qaybta Isboortiga kaga aadan horomarinta dalka, maxaa hortaagan? Sideena looga bixi karaa xaalada maanta. waxaa muhim ah in loo arko qoraalkan baal cilmiyeed ee aanu ahayn mid leh ujeedo ka duwan.  Waxaan soo dhoweynaynaa  fikradaha cidii ka dan leh cinwaankan.
Read more >>>
Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya.

Mo Farah And Wife Tania Criticise School Sport Funding Cuts

Double Olympic gold medallist Mo Farah and his wife Tania have criticised the Government over school sport funding cuts and called on the coalition to protect the legacy of the Games.

Mrs Farah, who is helping her husband set up the Mo Farah Foundation, said the cuts, six months after London 2012, were a "huge shame" and "counterproductive".

She criticised cuts to sport at grassroots levels, and said more should be done for sport in state schools, particularly at primary level.


Read more >>>
Mo Farah And Wife Tania Criticise School Sport Funding Cuts

WAA MAXAY SOON?

Soonku waa bisha Sagaalaad ee calendar-ka Islamka, Wuxuuna ka mid yahay shanta tiir ee Islamka asagoo kaga jira kaalinta Afaraad. Soonku luqad ahaan waa in wax laga reebtoonaado oo aan la sameyn. Sharciga Islaamkana soonku waa in laga af haysto cunto iyo cabbid iyo in laga reebtoonaado galmo (afooyinka oo xiriir galmo lala sameeyo) laga bilaabo waaberiga (fajarka salaada subax) ilaa ay qorraxdu ka dhacayso iyadoo lala imaanayo niyo qalbiga ah, oo ay tahay in laabta laga niyoodo fulinta awaamiirta Alle (S.W.) oo ah Soonka waajibka ah.

Read more >>>
WAA MAXAY SOON?

CID UMA MAQNO CEELNA UMA QODNO

Isboortigu wuxuu qayb ka qaadan karaa horumarinta tayada nolosha qofka ama bulshadda. Isboortigu wuxuu kaalmeeyaa is-fahamka, iyo dulqaadka, wuxuu ka hortagaa xanuunadda bulshadda sida mukhadaraadka, qaadka iyo is kala ficilka oo maanta dhib fara badan ku haysa bulshadda Soomaaliyeed, iyadoo ay u sii dheertahay xanuunka faqriga, aqoon la’aanta iyo nabadgelyo la’aan.

Read more >>>
CID UMA MAQNO CEELNA UMA QODNO

Somali teen takes top Euro award

Sixteen-year-old Somalia-born schoolboy Abdul Abubakar took first prize at the finals of the 19th European Union Contest for Young Scientists in Valencia last week. Sixteen-year-old Somalia-born schoolboy Abdul Abubakar took first prize at the finals of the 19th European Union Contest for Young Scientists in Valencia last week.
Read more >>>
Somali teen takes top Euro award

ZAKAATUL FITRIGA IYO AXKAANTEEDA

Sakaatul Fidrigu Waa Cibaado ilaahay loogu dhawaanayo waxayna la xidhidhaa Soonka. Soonka oo Ajarkiisa ilaahay yiri “Soonka anigaa iska leh anigaana ka abaal marinaya Adoomaha dartey u soomey”. Zakaatul fidriga bixinteeda waxaa la inaga rabaa inaan u bixino sidii uu u bixin jirey Rasuulkeena SCW, iyo Saaxaabadiisii, waxaana la inaga rabaa inaan barano cibaadadan xukumkeeda.
Read more >>>
ZAKAATUL FITRIGA IYO AXKAANTEEDA

Taariikhda Isboortiga

Isboort(sport) waxaa lagu micneeyaa ku tartan xirfad ama awood jireed oo leh sharci iyo xeer. Isboorti waxaa badi lagu nisbeeyaa looltan ama tartan u dhexeeyaa laba dhinac oo lagu tartamayo awood jireed iyo xeelad lana tiigsanayo guul, oo laga baxsanayo guul darada. Waagan cusub waxaa soo biirtay in lagu tartamo awooda maskaxeed iyo tayada qalab, sida Isboorti Maskaxeed (Mind Sport), iyo Tartanka baabuurta (Motor Sport). Ereyga Sport wuxuu ka soo jeedaa erey hore oo faransiis ah “desport”.


Read more >>>
Taariikhda Isboortiga