HealthLatest

British Basketball gets Olympic funding reprieve after UK Sport appeal

British Basketball has received a funding reprieve in the wake of a high-profile campaign against UK Sport's decision to axe its Olympic programme.

In January the funding agency said the sport had not done enough to prove it could win a medal at the 2016 or 2020 Olympics and would lose its £8.5m backing, prompting a rearguard action that included public petitions and a letter to David Cameron from the British NBA player Luol Deng.


Read more >>>
British Basketball gets Olympic funding reprieve after UK Sport appeal

Mo Farah And Wife Tania Criticise School Sport Funding Cuts

Double Olympic gold medallist Mo Farah and his wife Tania have criticised the Government over school sport funding cuts and called on the coalition to protect the legacy of the Games.

Mrs Farah, who is helping her husband set up the Mo Farah Foundation, said the cuts, six months after London 2012, were a "huge shame" and "counterproductive".

She criticised cuts to sport at grassroots levels, and said more should be done for sport in state schools, particularly at primary level.


Read more >>>
Mo Farah And Wife Tania Criticise School Sport Funding Cuts

CUDURKA SONKOROWGA

Cudurka sonkorowga ayay dad badan oo dunida guudkeeda ku nooli ka sheeganayaan, waayadan danbena tirada soomaalida sonkorta qabta ayaa sii kordheysa sanadba sanadka ka danbeya. Fikrada ay dad badani ka heystaan waxa uu yahay cudurka sonkorowga ayaad moodaa in ay wax badani ka qaldan yihiin,hadaba qoraalkeygan ayaan doonayaa in aan wax kaga iraahdo waxa uu yahay cudurka sonkorowgu, waxa keena, inta qeybood oo uu qeybsamo,Calaamdaha uu caanka ku yahay iyo waxyaabo kale oo badan, waxaana isku dayi doonaa in aan usoo bandhigo si fudud oo qof walbi u fahmi karo.
Read more >>>
CUDURKA SONKOROWGA

CUDURKA KOLEERAHA

Cudurka koleeraha ayaa ka dilaaca sanad walba wadamada saboolka intooda badan, sababana dhimasha aan yareyn . Dalka somaliya ayaa ka mid ah wadamada uu sida joogtada ah ugu dilaaco cudarkani, dhowrkii sano ee la soo dhaafay dad badan ayaa u le’day cudurkan sababtii gobolo badan oo somaliya ka mid ah, bishii maarso sanadkii 2000 oo keliya dad gaaraya 1191 qof ayuu cudurka koleerahu ku dhacay 63 qof oo dadkaa ka mid ahi waxay u dhinteen cudurkan sababtii ka dib markii uu cudurkani ka dilaacay shan gobol oo somaliya 

Read more >>>
CUDURKA KOLEERAHA

CUDURKA AIDS-ka (HIV)

Cudarka Aids-ka waxa uu fara ba’an ku hayaa malaayiin qof oo dunida guudkeeda ku nool, waxaana u nafwaaya dad aan yareyn maalin walba. Cudarkan oo mashquuliyay maskaxda khubaro badan oo cilmiga sayniska ku takhasusay sidii ay xal ugu heli lahaayeen, dowlado badan iyo hay’ado samafaleedna ay geliyeen maalaayiin doolar oo lacag ah sidii loo xakameyn lahaa cudarkan dilaaga ah. 

Read more >>>
CUDURKA AIDS-ka (HIV)

Cudurka Jabtadda

Cudurka jabtadda ayaa safka hore kaga jira cudarada galmada lagu qaado (sexually transmitted disease) kaas oo khatar ba’an ku haya dadyow badan oo dunida ku nool haba ugu badnaadeen kuwa ku nool waddamada soboolka ah ee aan helin xanaaneyn iyo daryeel caafimaad oo ku filan. Si aynu u ogaano ugana qaadano fikrad guud bal aynu eegno waxa uu yahay cudurka Jabtaddu, waxa sababa, calamaadaha lagu garto bukaha qaba cudurka jabtadda iyo waliba wadooyinka ku haboon ee looga hortegi karo Faafida cudurkan.
Read more >>>
Cudurka Jabtadda

CUDURKA WARAABOWGA

Cudurka waraabowga waxaa uu ka mid yahay cudurada lagu kala qaado galmada, Cudurkan ayaa ka mid ah cudarada ay sida ba’an ugu le’daan dadyowga wadamada Africa ee saboolka ah, tusaale ahaan hadaan usoo qaadano tirakoobkii ugu danbeeyay ee ay sameysay hay’ada caafimaadka aduunka (WHO) ee ku sameysay cudurka waraabowga iyo sida uu uga jiro wadamada Africa ayaa ah mid muujinaaya faraha ba’an ee uu cudurkani ku hayo dadka reer Africa.

Read more >>>
CUDURKA WARAABOWGA