Articles


Other Somali Sports

NO Image:

Hablihii hore ee Kubadda Kolayga oo doortay hogaan cusub

Wednesday, July 12, 2017
Hablihii hore ee Kubadda Kolayga oo doortay hogaan cusub
Waxaa soo gaaray magaaladda London, ee caasimadda Boqortooyadda Midowday (United Kingdom) ciyaartoy magac iyo maamuus ku lahaa isboortiga, kuwaas oo ahaa cayaar yahanadii gabdhahii hore ee kubadda kol...






Bah weynta Isportiga south London oo soo dhaweyey Kabtan Cumar Calasoow

Monday, September 23, 2013
Bah weynta Isportiga south London oo soo dhaweyey Kabtan Cumar Calasoow
Odayaasha iyo dhalinyarada deegaamada koofur galbeed ee LONDON iyagoo isku duuban waxay casho sharaf kulmisa soo dhaweyn iyo ambabixin u sameeyeen cayaartooygii degmada Boondheere, Gobolka Banaadir, N...






Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya.

Monday, August 12, 2013
Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya.
Waxaan qoraalo hore wax uga taabtay ama ku xusay sida Isboortigu uu uga qayb qaadan karo horumarka dal, dalkaasi ha ahaado mid horumaray (developed) ama ha ahaado mid u baahan horumar (underdeveloped)...






Sayid Cali Cabdulle Barre oo London ku geeriyooday

Friday, July 26, 2013
Sayid Cali Cabdulle Barre oo London ku geeriyooday
Waxaa ku geeriyooday magaaladan London maantana oo Jimca ah 26/07/2013 lagu aasay London Eebbe  naxariistii janno ha siiyee, "SAYID CALI CABDULLE BARRE "QALAAYE". Allaha u naxariisto.






Somali NOC presidential statement outlines NOC’s roles in nationwide sport

Friday, April 05, 2013
Somali NOC presidential statement outlines NOC’s roles in nationwide sport
In a bid to give the Somali people a full understanding of the roles and regulations of Somali National Olympic committee in terms of sports development and rehabilitation of the country’s destr...






Deeqa Maxmed Siyaad oo la kulanta Bahda K.Kolaya London

Wednesday, April 03, 2013
Deeqa Maxmed Siyaad oo la kulanta Bahda K.Kolaya London
Bahda Kubadda Kolayga London waxay habeenkii Sabti-Axad ee todobaadkan ku soo dhoweeyeen magaaladan London Deeqa Maxamed Siyaad oo booqasho gaaban ku timi London. Deeqa Maxamed oo ka mid ahaa ciyaarto...






Lix Xildhibaan oo la kulmay bahda Isboortiga London

Sunday, February 10, 2013
Lix Xildhibaan oo la kulmay bahda Isboortiga London
Waxaaa habeenkii Jimce-Sabti lagu qabtay Ocean Resturant eek u yaala magaaladda London kulan aan hore mid la mid ah loo arag, markii bahda Isboorti la kulmeen lix ka mid ah xubnaha barlamaanka qaranka...






Tartan Ciyaaraha Karate iyo Teakwondo oo Muqdisho Lagu Qabtay

Sunday, February 03, 2013
Tartan Ciyaaraha Karate iyo Teakwondo oo Muqdisho Lagu  Qabtay
MUQDISHO - Tartan ciyaareed xiiso leh oo ku saabsan ciyaarta Karate iyo Teakwondo oo maalmahan si xiiso leh uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay garoonka 1da Luulyo [ Ex-Lugino], iyad...






Previous Page | Next Page