Articles

Entries for 'webmaster'

JAAMAC DHEERE OO LONDON BOOQASHO KU YIMID

Thursday, January 17, 2013
JAAMAC DHEERE OO LONDON BOOQASHO KU YIMID
Casho sharaf aad loo soo agaasimay, laguna soo dhawaynayey cayaaryahankii kubadda Kolayga kooxdii Ciidamadda Qalabka Siday ee HORSEED Mr Jaamac Mohamed Muuse (Jaamac Dheere) ayaa waxaa habeenhore oo b...






MAAMULKA X K C SOOMAALIYA OO SAGOOTIYAY KHABIIRKII DHIGAY COWSKA STADIUM BANAADIR

Saturday, January 12, 2013
MAAMULKA X K C SOOMAALIYA OO SAGOOTIYAY KHABIIRKII DHIGAY COWSKA STADIUM BANAADIR
Lex Vander oo ah khabiirkii cows-ka Artifishalka ah ku goglay garoonka kubada cagta Stadium Banadir muddo lix todobaad ah oo uu joogay Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay xiriirka kubada cagta aduunka ...



Posted in Sports News



SOMALIAN HOPE

Saturday, January 12, 2013
SOMALIAN HOPE
Salah Abdo fled his war-torn homeland with his family at age three. Now, through hard work and perseverance, he brings his basketball talents to Trinity. On February 9, 1991, a year after the Somali c...






GUDDOOMIYAHA K. CAGTA DALKA JABUUTI OO LA KULMAY “SEPP BLATTER”

Thursday, January 10, 2013
GUDDOOMIYAHA K. CAGTA DALKA JABUUTI OO LA KULMAY “SEPP BLATTER”
Guddoomiyaha Xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan waaberi oo ku sugan xarunta FIFA uuna wehlinayo wasiirka sportiga dalkaasi Dr Jaamac Cilmi Cukiye ayaa balan qaaday in uu xooga saari d...



Posted in Sports News



GUDDOOMIYE KU XIGEENKII 2AAD EE GOS OO KU GEERIYOODAY MUQDISHO

Wednesday, January 09, 2013
GUDDOOMIYE KU XIGEENKII 2AAD EE GOS OO KU GEERIYOODAY MUQDISHO
Alle ha u Naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Halyeyga Isboorti Xasan Axmed Cabdi [Xasan Elman] oo ahaa Guddoomiye ku xigeenkii labaad ee Guddiga Olambikada Soomaaliyeed. Marxuum Xasan...



Posted in Sports News



XIRIIRKA KUBADDA KOLEYGA OO QALAB ISBOORTI LA GUDOONSIIYAY

Sunday, January 06, 2013
XIRIIRKA KUBADDA KOLEYGA OO QALAB ISBOORTI LA GUDOONSIIYAY
Garoonka Kubadda Koleyga 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku kulmay Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed Ibraahim Xuseen Cali (Roombo) iyo Guddoomiyaha Ururka dhall...



Posted in Sports News



SOMALI NOC CONGRESS ELECTS NEW CHIEF

Thursday, January 03, 2013
SOMALI NOC CONGRESS ELECTS NEW CHIEF
In its 6th election congress held in Mogadishu on Thursday 3rd of January 3013, the Somali National Olympic committee has elected its long-time serving secretary General and former national men’...



Posted in Sports News



KHABIIR SOOMAALIYEED OO KA MID NOQDAY GUDIGA ANSIXIN DOONO IN DALKA ERITREA LAGU QABAN KARO CAYAARAHA CAF MUSTAQBALKA

Monday, December 31, 2012
KHABIIR SOOMAALIYEED OO KA MID NOQDAY GUDIGA ANSIXIN DOONO IN DALKA ERITREA LAGU QABAN KARO CAYAARAHA CAF MUSTAQBALKA
Dr. Xasan Maxamed Maxamuud (Xasan farey) oo ah khabiir ka socda xiriirka Kubada cagta Soomaaliya horayna u ahaa garsoore heer caalami FIFA, islamarkaana ah wakiil buuxa oo ka socda xiriirka kubada cag...



Posted in Sports News



MO FARAH OO LOO DIIDAY IN UU GALO AMERICA KADIB MARKII LOOGA SHEKIYAY ARGAGIXISO

Sunday, December 30, 2012
MO FARAH OO LOO DIIDAY IN UU GALO AMERICA KADIB MARKII LOOGA SHEKIYAY ARGAGIXISO
Oradyahan Mo Farah, ayaa u wareegay magaalada Portland sanadkii hore, asagoo isu diyaarinayay cayaarahii Olympic-da si uu tababar xaga oradka ah ugu ag qaato macalinkiisii Alberto Salazar, oo dhex deg...



Posted in Sports News



RAJO LAGO QABO IN DIB LOO DHISO GAROONKII KUBADDA CAGTA STADIUM MUQDISHO

Saturday, December 29, 2012
RAJO LAGO QABO IN DIB LOO DHISO GAROONKII KUBADDA CAGTA STADIUM MUQDISHO
Iyadoo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta uu culeys ku saarayo ciidamada nabad ilaalinta AMISOM in ay ka guuraan garoonka kubada cagta Stadium Muqdisho ayaa xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ...



Posted in Sports News



GAROONKA BANAADIR STADIUM OO LOO DHAMAYSTIRAY CAWSKII ARTIFISHALKA

Tuesday, December 25, 2012
GAROONKA BANAADIR STADIUM OO LOO DHAMAYSTIRAY CAWSKII ARTIFISHALKA
Waxa la soo gabagabeeyay dhigista caws-kii la saarayay garoonka Banaadir Stadium ee ku yiilay degmada Cabdul-Casiis ee magaalada Muqdisho. Garoonka ayaa hadda lagu daday gabi ahaantii caws-ka aritifis...



Posted in Sports News



GAROONKA KUBADDA KOLEYGA EX-LUUJINO OO DIB LOO FURAY

Tuesday, December 25, 2012
GAROONKA KUBADDA KOLEYGA EX-LUUJINO OO DIB LOO FURAY
Dayactir balaaran oo lagu sameeyay garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho ayaa maanta dib xariga waxaa uga jartay furitaankiisa Drs. Maryan Qaasim Axmed oo ah wasiirka wasaaradda adeega...



Posted in Sports News



AU TROOP PRESENCE AT SOMALI STADIUM POSTPONES REGIONAL TOURNEY

Monday, December 24, 2012
AU TROOP PRESENCE AT SOMALI STADIUM POSTPONES REGIONAL TOURNEY
The second edition of Somali regional football tournament for peace and development has failed to start on the scheduled time, due to the continuation of the presence of African Union Peace keepers at...






KOOXDA F C BANAADIR OO U DABAALDEGTAY HANASHADII HORYAALKA HEERKA 3-AAD

Monday, December 24, 2012
KOOXDA F C BANAADIR OO U DABAALDEGTAY HANASHADII HORYAALKA HEERKA 3-AAD
FC Banadir oo hanatay horyaalnimada sanadka 2012 ee tartanka horyaalka heerka 3-aad ee kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa u dabaal degtay guusheeda munaasabad ka dhacday Makhaayada weyn ee LIDO Seafoo...






STADIUM BANAADIR OO LAGU BILAABAYO DHIGISTA COWS-KA ARTIFISHALKA

Monday, December 03, 2012
STADIUM BANAADIR OO LAGU BILAABAYO DHIGISTA COWS-KA ARTIFISHALKA
Khabiir ka socda shirkada dhismaha garoomada kubada cagta oo daggan dalka Holland Greenfield ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si uu u goglo cowska garoonka oo uu ku socdo dhisme lagu maal gelinayo m...






BILE WARSAME DHOORE (7) OO LAGU SOO DHOWEEYEY LONDON

Monday, November 26, 2012
BILE WARSAME DHOORE (7) OO LAGU SOO DHOWEEYEY LONDON
Kulan todobaadlihii sabtida ee bahda kubadda Kolayga London ayaa waxaa Sabtidii 24ka bishan bilay xamaasadeeda iyo xiisaheeda ciyaartoygii Gobolka Banaadir, Naadiga Horseed iyo Xulka Kubadda Kolayga Q...






2012 CECAFA DRAW COMPLETED

Tuesday, November 13, 2012
2012 CECAFA DRAW COMPLETED
Hosts and reigning champions Uganda might have to negotiate some tough games if they are to sail through to the last eight of the 2012 edition of the CECAFA Tusker sponsored tournament. The Cranes wer...






GUDDOOMIYAHA CAF ISSA HAYATOU, OO HAMBALYEEYAY GUD. X. K/C JABUUTI

Monday, November 12, 2012
GUDDOOMIYAHA CAF ISSA HAYATOU, OO HAMBALYEEYAY GUD. X. K/C JABUUTI
Guddoomiyaha Xiriirka Kubada cagta qaarada Africa ee CAF Issa Hayatou, ayaa maanta dhambaal hambalyo ah soo gaarsiiyay Guddoomiyaha Xiriirka Kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan Waberi. “M...



Posted in Sports News



GUDDOOMIYAHA CUSUB EE XIRIIRKA KUBADDA CAGTA DALKA JABUUTI OO BALAN QAADAY ISBEDEL DEG DEG AH

Sunday, November 11, 2012
GUDDOOMIYAHA CUSUB EE XIRIIRKA KUBADDA CAGTA DALKA JABUUTI OO BALAN QAADAY ISBEDEL DEG DEG AH
Guddoomiyaha cusub ee xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan Waaberi ayaa balan qaaday in uu sameyn doono is badal dag dag ah oo xaga horumarka kubada cagta ah. Gudoomiye Suleymaan ayaa b...



Posted in Sports News



2013 AFRICA CUP OF NATIONS DROW RELEASED

Sunday, November 11, 2012
2013 AFRICA CUP OF NATIONS DROW RELEASED
The draw for the 29th edition of Africa Cup of Nations to be hosted by South Africa between 19th January and 10th February is out. Ethiopia who are back after a 20-year absence will open their campaig...






Previous Page | Next Page