Articles

Entries for 'Kubadda'

Kulan Kubadda kolayga oo dhex maray dhalinyarada ku dhaqan dalka U.K.

Sunday, December 29, 2013
Kulan Kubadda kolayga oo dhex maray dhalinyarada ku dhaqan dalka U.K.
  Kulan kubadda kolayga ah oo aad u qiimo badnaa ayaa uu dhexmaray laba kooxood oo dhalin yaro da’doodu u dhaxaysay 16 ilaa iyo 19 sano jir, kuwaas oo ka kala socday magaalooyinka Leiceste...






Bah weynta Isportiga south London oo soo dhaweyey Kabtan Cumar Calasoow

Monday, September 23, 2013
Bah weynta Isportiga south London oo soo dhaweyey Kabtan Cumar Calasoow
Odayaasha iyo dhalinyarada deegaamada koofur galbeed ee LONDON iyagoo isku duuban waxay casho sharaf kulmisa soo dhaweyn iyo ambabixin u sameeyeen cayaartooygii degmada Boondheere, Gobolka Banaadir, N...






Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya. (2)

Wednesday, August 21, 2013
Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya. (2)
Waa qaybtii labaad ee qoraal ku saabsan qaybta Isbortiga kaga aadan horumarinta dalka. Qoraalkan waxaan ku milicsaneynaa maxaa sal u ahaa Isboortiga dalka burburkii ka hor?  Maxayna yihiin talaab...



Posted in Sports News



Mo Farah oo noqday orad yahankii ugu wanaagsanaa ee soo mara abad dalka Britain

Saturday, August 17, 2013
Mo Farah oo noqday orad yahankii ugu wanaagsanaa ee soo mara abad dalka Britain
Orad yahanka caanka ah ee Maxamed Faarax oo marka magaciisa la soo gaabiyo loogu yeero Mo Farah, ayaa noqday  ninka labaad ee adduunka ku guulaysto laba mar oo isku xigto tartamada orodka Olymbik...






Maxamed Faarax (Mo Farah) oo galay buuga Taariikhda Orodada

Friday, August 16, 2013
Maxamed Faarax (Mo Farah) oo galay buuga Taariikhda Orodada
Maxamed Faarax oo loo yaqaan (Mo Farah) ayaa gaaray guulo iyo heer aqoonsi hore hal qof keliyii u gaaray markuu Sabtidii la soo dhaafay ku guulaystay orodka 10,000m (Toban kun mitir), maanta oo jimco ...






Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya.

Monday, August 12, 2013
Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya.
Waxaan qoraalo hore wax uga taabtay ama ku xusay sida Isboortigu uu uga qayb qaadan karo horumarka dal, dalkaasi ha ahaado mid horumaray (developed) ama ha ahaado mid u baahan horumar (underdeveloped)...






Cumar A/dir BAARAJAB iyo Siciid Faarax Ducaale oo la ciiday bahda K. Kolayga London.

Sunday, August 11, 2013
Cumar  A/dir  BAARAJAB iyo Siciid Faarax Ducaale oo la ciiday bahda K. Kolayga London.
Waxaa habeenkii  Sabti- Axadaad ee 10 ka August 2013, lagu qabtay Waqooyiga London maqaayada lagu magacaabo Walaalaha ama (Brothers Restaurant), ee ku taal 552 Tottenham High Road, N17 9SY. ...






Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Tuesday, August 06, 2013
Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Dhamaan bahwaynta isboortiga Soomaaliyeed, Maamulka iyo xubnaha Gudiga Olambikada Soomaaliyeed, dhamaan xiriirrada kala duwan ee isboortiga Soomaaliyeed, Qaasatan Gudiga iyo xubnaha Xiriirka kubadda K...






Macalinka Xulka Qaranka Kubadda Kolayga oo booqasho ku yimid London

Sunday, August 04, 2013
Macalinka Xulka Qaranka Kubadda Kolayga oo booqasho ku yimid London
Waxaa galabtii Sabti-da  bisha August ahayd Seddexda, ku kulmay Bridge Park Community Leisure Centre oo ku taal galbeedka magaaladda London qaar ka mid ah bahdii hore ee kubadda kolayga oo uu soo...



Posted in Sports News



Kooxda Beder team oo ku guulaysatay Koobkii Beder Cup ee lagu qabtay London

Monday, July 29, 2013
Kooxda Beder team oo ku guulaysatay Koobkii Beder Cup ee lagu qabtay London
Waxaa magaalada London gaar ahaan koofur galbeed xaafada lagu magacaabo Streatham lagu qabtay koob kubadda cagta ah oo aanan noociisa horay eysan u soo qaban qaabin Soomaalida qurbo joogta ah ee ku su...






Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Monday, July 29, 2013
Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Waxaa xalay magaalada Mogadishu ku geeriyootay Hooyo Faadumo Jaamac Jimcaale (Faadumo Shanle) oo ahayd Hooyadii dhashay laacibkii kooxda kubadda cagta iyo kolayga naadigii Jeenyo ama LL PP C/Laahi Cil...






Dhismihii garoonka kubadda cagta Banaadir stadium oo dhawaan gabo gabo ku dhow

Monday, July 29, 2013
Dhismihii garoonka kubadda cagta Banaadir stadium oo dhawaan gabo gabo ku dhow
Waaxda farsamada ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa sheegtay in xiriirku aad ugu rajo weynyahay in is badal weyn uu ku imaan doono cayaartoyda Soomaaliyeed gaar ahaana dhinacyada xirfada, f...






Mo Farah wins 3,000 metres at the Anniversary Games after brilliant final lap

Saturday, July 27, 2013
Mo Farah wins 3,000 metres at the Anniversary Games after brilliant final lap
Mo Farah and Saturdays at London’s Olympic Stadium were evidently made for each other.   On a memorable afternoon here, exactly one year on from the opening ceremony of the Games of th...






Sayid Cali Cabdulle Barre oo London ku geeriyooday

Friday, July 26, 2013
Sayid Cali Cabdulle Barre oo London ku geeriyooday
Waxaa ku geeriyooday magaaladan London maantana oo Jimca ah 26/07/2013 lagu aasay London Eebbe  naxariistii janno ha siiyee, "SAYID CALI CABDULLE BARRE "QALAAYE". Allaha u naxariisto.






Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Tuesday, July 09, 2013
Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Waxaa xalay degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir  ku geeriyootay Hooyo  Culumo Xuseen oo ahayd Hooyadii dhashay Allaha u naxariistee laacibkii kooxda Wagad ama (FIAT) Jimcaale Maxamed Xaay...



Posted in Sports News



Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga Mudane Cadaani oo u doortay Axmed Muuse Lataliyaha XSKK

Friday, July 05, 2013
Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga Mudane Cadaani oo u doortay Axmed Muuse Lataliyaha XSKK
Wareegto uu soo saaray Gudoomiyaha cusub ee XSKK C/laahi Nuur Maxamed (Cadaani) dhawaan ayaa uu ku cadeeyay in Axmed Muuse Xuseyn loo doortay lataliyaha gudoomiyaha XSKK iyo maamulka dhamaan xulalka Q...






Kulan ay iskugu yimaadeen dhamaan xubnaha ku jira Xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed oo ka dhacay London

Monday, June 10, 2013
Kulan ay iskugu yimaadeen dhamaan xubnaha ku jira Xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed oo ka dhacay London
Habeenkii Isniinta oo taariikhdu ahayd  10/06/2013 ayaa ay ku kulmeen xubnaha ku jira xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed kuwooda qurbo joogta ah, maqaayad ku taal galbeedka London oo la yiraahdo B...






Xaflad Hambalyo iyo taageero soo dhaweyn maamulka cusub ee XSKK London loogu qabtay

Saturday, June 08, 2013
Xaflad Hambalyo iyo taageero soo dhaweyn maamulka cusub ee XSKK London loogu qabtay
Waxaa habeenkii  Sabti- Axadaad ee 8da Juune  2013 lagu qabtay Waqooyiga London maqaayada lagu magacaabo Maandeeq Resturant, ee ku taal 391 Lordship Lane, N17 6AE Xaflad si heer sare ah ay u...






Somali NOC presidential statement outlines NOC’s roles in nationwide sport

Friday, April 05, 2013
Somali NOC presidential statement outlines NOC’s roles in nationwide sport
In a bid to give the Somali people a full understanding of the roles and regulations of Somali National Olympic committee in terms of sports development and rehabilitation of the country’s destr...






Ilaah ha u naxariisto Ibraahim Cilmi Bulaale 'XISBIYO'

Thursday, April 04, 2013
Ilaah ha u naxariisto Ibraahim Cilmi Bulaale 'XISBIYO'
Waxaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden ku geeriyooday shaksi qaali ku ahaa umadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaana bahweynta Isboortiga Ibraahim Cilmi Bulaale oo loo yiqiin Ibraahim XISBIYO. Ib...






Previous Page | Next Page