Skip Repetitive Navigational Links

Wednesday, May 22, 2013

Login

Log into Kubadda.com

Log into Kubadda.com
 


 


Ilaah ha u naxariisto Ibraahim Cilmi Bulaale 'XISBIYO'

Waxaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden ku geeriyooday shakhsi qaali ku ahaa umadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaana bahweynta Isboortiga Ibraahim Cilmi Bulaale oo loo yiqiin Ibraahim XISBIYO. Ibraahim Xisbiyo wuxuu ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed kuna lahaa qiimo weyn kana soo qayb qaatay adeega difaaca dalkiisa oo ah hawl sharaf badan. Markii laysku...

read more >>>



Somali NOC presidential statement outlines NOC’s roles in nationwide sport

In a bid to give the Somali people a full understanding of the roles and regulations of Somali National Olympic committee in terms of sports development and rehabilitation of the country’s destroyed facilities, the president of Somali Olympic committee Abdullehi Ahmed Tarabi, has on Monday issued a press statement which carries articles within the Constitution and Olympic charter...

read more >>>



Deeqa Maxmed Siyaad oo la kulantay Bahda K.Kolaya London

Bahda Kubadda Kolayga London waxay habeenkii Sabti-Axad ee todobaadkan ku soo dhoweeyeen magaaladan London Deeqa Maxamed Siyaad oo booqasho gaaban ku timi London. Deeqa Maxamed oo ka mid ahaa ciyaartoydii Dugsiga Shibis, Xaafadda Shibis iyo Kooxda Kubadda Kolayga ee Naadiga Wakaaladda Ganacsiga Ummadda oo loo yiqiin (ENC). Waxaa fiidkii hore Deeqa Maxamed oo ay weheliso Safiyo Maxamuud Gudaal (Neero)...

read more >>>



Xiddigii kubadda Kolayga Axmed Muuse oo booqasho ku tagay Degmadii uu ka bilaabay ciyaaraha

Axmed Muuse wuxuu ka mid yahay Qurbo joogta dhawaan ku laabatay dalka Soomaaliya si ay qayb uga qaataan dib u dhiska ka socda dalka qaybta ayaga kaga aadean ee Isboortis. Ahmed wuxuu ku noolaa mudo dheer dalka Germany magaaladiisa Troisdorf. Axmed Muuse Huseyn oo u cayaari jiray naadigii kooxda kubadda kolayga Batroolka iyo Qarankii Soomaaliyeed ayaa ku tilmaamnaa in uu ka mid ahaa ciyaartooyda...

read more >>>



Somalia announces nationwide athletics development program

Somali National Olympic committee and the country’s athletics federation held hours-long meeting in Mogadishu Saturday in which they raised very crucial agendas including the start of early preparations for the Rio 2016 world Olympic Games and a nationwide athletics development program. The meeting which was the first of its kind gathered Somali Olympic committee president Abdullahi Ahmed Tarabi...

read more >>>



Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka Furmay

Garoonka Kubadda Koleyga Degmada Xamar Jajab ayaa waxaa si habsami leh uga furmay Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir, Iyadoo Tartankan uu soo agaasimay Xiriirka Soomaaliyeed ee Koleyga oo dhanka Maalgelinta Kaashanaya Maamulka Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha XSKK Ibraahim Xuseen Cali [Roombo] ayaa ugu horeyn ka warbixiyay sida ay ugu faraxsan yahiin qabashada Tartanka K/Koleyga...

read more >>>



FIFA Training course for Somali football referees gets under way in Djibouti

FIFA MA training course for Somalia’s elite football referees has officially got underway in Djibouti on Sunday morning. The course is part of the joint FIFA/ SFF efforts intended to increase the knowledge and experience of referees in the war-torn country. Somali Football Federation Education officer and course coordinator Ali Mohamed Ahmed who first addressed at the launching ceremony...

read more >>>



Somali NOC establishes new office in Central region

As part of its policy of encouraging the spread of sporting activities throughout the country, the Somali national Olympic committee has on Saturday launched new office in the city of Beledweyn, the provincial capital of the central Hiiraan region, where the region’s ports governing body will use as its work place. A colourful ceremony which intended to mark on the launching of the new...

read more >>>



Xiriirka K/ Cagta oo ka hadlay tababar FIFA u qabaneyso garsooreyaasha Soomaaliya

Iyadoo Soomaaliya ay u diyaar garoobeyso tababarka sanadlaha ah ee (FIFA MA course) laguna wado in uu horaanta bisha soo socota ka furmo dalka Jabuuti ayaa madaxa xafiiska wax barashada ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cali Maxamed Axmed oo xarunta SFF maanta war saxaafadeed kasoo saaray waxaa uu sharaxaaad ka bixiyay jadwalka tababarka. Waxaa uu sheegay in xiriirka Soomaaliyeed...

read more >>>



CAF oo amaantay horumarka Xiriirka K/Cagta dalka DJibouti

Guddoomiyaha xidhiidka kubadda cagta ee dalka Djibouti MudaneSuleiman Hassan Waberi oo safar shaqo oo rasmi ah ku jooga xaruntaguud ee xidhiidhka kubadda cagta Africa ee magaalada Qahira ayaamaanta 22/2/2012 la kulmay Guddoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta eeqaarada africa (CAF) Mr.Issa Hayatou iyo xogahaya guud mudaneHicham El Amrani waxaanay masuuliyiintu ka wada hadleen qodobomuhiima...

read more >>>



WEST WIN 2013 NBA ALL-STAR GAME IN HOUSTON

He may not leap like Blake Griffin, but Bryant can still get up when he needs to, especially when the defenseless part of the All-Star game is over and it's time to stop somebody - even the league's best player. Bryant blocked James' jumper, turning it into a dunk by Kevin Durant that helped the Western Conference put away the East 143-138 on Sunday. On Michael Jordan's 50th birthday...

read more >>>



CASHO SHARAF LOO SAMEEYAY WIILAL & GABDHO KOOXDA HEEGAN OO KU GUULAYSATAY KUBADDA GACANTA 2013

Maamulka naadiga Heegan ayaa Maqaayadda weyn ee LIDO SEA FOOD Casho Sharaf lagu maamuusayo guulaha ay ciyaarta Kubadda Gacanta ka soo hoyeen wiilasha iyo gabdhaha kooxda Heegan ku qabtay, iyadoo ay ka soo qeybgaleen mas`uuliyiinta GOS , Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska , Ciyaartoy iyo Marti Sharaf kala duwan. Ugu horeyn waxaa halkaasi ka hadlay Xoghayaha guud ee naadiga...

read more >>>



Kooxda Kubadda Gacanta Heegan oo Hantay Horyaalkii 13aad

Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho ayaa ciyaartii kama dambeysta Horyaalka 13aad ee Kubadda Gacanta waxaa isku haleelay wiilasha Heegan iyo Dekedda, waxaana markii shanaad ee isku xiga koobka gacanta ku dhigay kooxda Heegan oo 17-15 ugu awood sheegatay kooxda Dekedda. Labadan Kooxood ee Heegan iyo Dekedda ayaa ah labada kooxood ee ugu awoodda weyn dhanka Kubadda...

read more >>>



INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Hadaan nahay Bahda Isboortiska kubadda kolayga hadda ku nool dalka U.K. Wiilal iyo Gabdhabo. waxaan anagoo aad uga xun tacsi u diraynaa saaxibkeen Asad Xaashi oo walaalkiis Tanada Xaashi Xalay ku geeriyooday dalka Hindiya. waxaana aan Eebe uga baryeynaa in uu Marxuumkaas janadiisii fardawsa ka waraabiyo, eheladii uu ka tagayna samir iyo...

read more >>>



Nigeria oo ku faraxalatay Burkina Faso cayaartii Finalka Koobka qaramada Afrika 2013

Goolka keliyah ee uu u dhaliyay ciyaaryahanka Sunday Mba, ayaa ku filaaday iney Nigeria ku guuleysato koobkii Qaarada Africa 2013, Burkina Faso sedkeedu wuxuu noqday kaalinta labaad oo ah tan ugu xanuunka badan markaad soo dhowaatid balse aad gaari weydid abaalmarintii ugu weynayd. Burkina Faso waxay ku dhowaatay iney barbaro ama bareejo la noqoto Wilfried Sanou ayaa ku khasbay...

read more >>>



Lix Xildhibaan oo la kulmay bahda Isboortiga London

Waxaaa habeenkii Jimce-Sabti lagu qabtay Ocean Resturant eek u yaala magaaladda London kulan aan hore mid la mid ah loo arag, markii bahda Isboorti la kulmeen lix ka mid ah xubnaha barlamaanka qaranka Soomaaliyeed oo haatan ku jira fasax. Tirada xildhibaanadda degan dalka ingiriiska oo soddon iyo dhawr lagu qiyaaso ayaa ku hawlan iney wax ka bedelaan dhaqamadii hore, kuna...

read more >>>



Peace match raises hopes in Somali capital

Hopes of peace are arising in Somali capital Mogadishu which witnessed the first ever peace match in more than two decades. The peace match which was mainly intended to encourage calmness in the war-torn city was co-organised by the National Olympic committee of Somalia and the mayor of the capital Mahmoud Ahmed Nur, himself a former basketball player. Former Somali National...

read more >>>



Gabdhaha Heegan oo ku Guuleystay Horyaalkii 4aad ee Kubadda Gacanta

Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho ayaa ciyaartii kama dambeysta Horyaalka 4aad ee Kubadda Gacanta waxaa isku haleelay gabdhaha Horeed iyo Heegan , waxaana si xarago leh markii afaraad koobka gacanta ugu dhigay kooxda Heegan oo 12-5 ugu awood sheegatay kooxda Horseed. Kulankan kama dambeysta oo ay ku balansanaayeen labadan kooxood ee sida weyn...

read more >>>



IOC jubilant at Somali NCO historic election

The president of the world’s highest sports-governing body IOC Dr. Jacques Rogge and the director of NOCs relations department Mr. Pere Miro have separately written to the elected office bearers of Somali National Olympic committee to praise and congratulate them on the most free and fair sporting election in the war-ravaged country’s history. “On behalf of the Olympic...

read more >>>



Ghana, Mali, Nigeria iyo Burkina Faso oo isugu soo haray Koobkii Qaramada Afrika

Koobka qaramada Afrika 2013 (African Cup of Nations) oo gaaray heerkii semi finalka ayaa waxaa isugu soo haray afar kooxood oo siyaabo badan aan isugu dhigmin, Ghana iyo Nigeria oo laga filayey iney kaalintan soo gaaraan, ayaa waxaa ku fool leh Burkiina Faso iyo Mali. Nigeria oo lagu tuhmayo ciyaartoy awood sare leh tiro iyo tayoba, waxaa hor taagan Mali oo dalkoodii...

read more >>>



Somali govt. pledges ‘end to AU troop presence’ at soccer facility

With the Somali Football federation still struggling to get the country’s national facility ‘Stadium Mogadishu’ back into its hands from the AU military occupation, the country’s federal government pledged to end the AU troop presence at stadium Mogadishu. Deputy Minister for sport Bashir Mohamed Jama announced the pledge during a joint visit by the ministry and SFF...

read more >>>



British Basketball gets Olympic funding reprieve after UK Sport appeal

Great Britain's Luol Deng played a role in lobbying against British Basketball funding cuts by writing to the prime minister. British Basketball has received a funding reprieve in the wake of a high-profile campaign against UK Sport's decision to axe its Olympic programme. In January the funding agency said the sport had not done enough to prove it could win a medal at the...

read more >>>



Mo Farah And Wife Tania Criticise School Sport Funding Cuts

Double Olympic gold medallist Mo Farah and his wife Tania have criticised the Government over school sport funding cuts and called on the coalition to protect the legacy of the Games. Mrs Farah, who is helping her husband set up the Mo Farah Foundation, said the cuts, six months after London 2012, were a "huge shame" and "counterproductive". She criticised cuts to sport...

read more >>>



Tartan Ciyaaraha Karate iyo Teakwondo oo Muqdisho Lagu Qabtay

MUQDISHO - Tartan ciyaareed xiiso leh oo ku saabsan ciyaarta Karate iyo Teakwondo oo maalmahan si xiiso leh uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay garoonka 1da Luulyo [ Ex-Lugino], iyadoo tartankan u soo agaasimay XSKT oo kaashanaya Ururka u dooda Xaquuqda Dhalinyarada ee SYAO. Xeritaanka Tartankan oo ay ka soo qeybgaleen mas`uuliyiin ka tirsan Xiriirada...

read more >>>



Xuseen Maxmed Cali Kaar (Guduudow) oo London lagu Marxabaysiiyey

Waxaa habeenkii Sabti- Axadeed ee bisha Febraayo ahayd Labo, casho sharafeed lagu maamuusayo Xuseen Maxamed Cali Kaar oo loo yaqaan (Guduudow) lagu qabtay woqooyiga magaaladda London, Cashadan oo bahda kubadda Kolaygu ku xushmaynayeen walaalkood oo ku soo booqday London. Guduudow oo cashadda ka hor soo maray garoonka Selby Centre oo sidii caadadu ahayd kulan ciyaareedkii...

read more >>>



Xaflad soo dhawayn Xulka Qaranka wiilasha Kubadda Koleyga loogu sameeyey Toronto

Xalay oo bishu ahayd 01 Feberuary 2013 ayaa waxaa lagu qabtay magalada Toronto, xaflad casho sharaf lagu soo dhawey nayay qaar ka mid ah wiilashii xulka qaranka iyo xoghayaha Guud ee xirrirka somaliyeed kubada koleyga mudane Saciid Faarax Ducaale oo dhawaan ka soo laabtay Tartantankii kubada koleyga ee Zone V (soonka 5aad)oo lagu qabtaty dalka Tanzania magaalo...

read more >>>



Kooxda Kubadda Gacanta wiilasha Dekedda oo dirqi uga badisay kooxda Heegan

Ciyaar aad loo wada sugaayay ayaa garoonka 1da Luulyo [Ex-Lugino] ee magaalada Muqdisho waxay ku dhexmartay kooxaha xafiiltan ciyaareedka weyn ka dhaxeeya ee wiilasha Kubadda Gacanta Heegan iyo Dekadda, iyadoo waqtigii loogu talagalay ciyaartan guusha ay dhinacooda martay Dekedda oo ku adkaaday 18-19. Ciyaartan oo dardar xoogan ku bilaabatay ayaa waxaa muuqanaysay...

read more >>>



Ibraahim Roombo" Guul Taariikhi ayaa laga soo Hooyay FIBA Zone V"

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga Ibraahim Xuseen Cali [ Roombo] ayaa xusay in guul taariikhi laga soo hoyay ciyaarihii Zone V ee Koobka Isreebreebka qaramada qaaradda Afrika, kaas oo xulka wiilasha Kubadda Koleyga uu sheegay inay ka keeneen guul iyo sharaf u soo hoyatay guud ahaan bahda isboortiga gaar ahaanna Kubadda Koleyga dalka...

read more >>>



Egypt men and Kenyan women have secured their places at Afrobasket 2013

After six days of competition in Dar es Salaam, both Kenya and Egypt have secured their places at Afrobasket Women 2013 thanks to successful campaigns in the Africa zone 5 qualifier. A disappointing performance by defending champions Rwanda means they miss out on qualifying for the Afrobasket for the first time since 2005. They had made three consecutive appearances...

read more >>>



Gabdhaha Kubadda Gacanta Heegan oo ku durduriyay Dekedda

Waxaa ciyaar ka tirsan Horyaalka 4aad ee Kubadda Gacanta garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho isaga horyimid gabdhaha Horeed iyo Dekedda, waxaana guud ahaan muuqatay inay ku gacan sareeyeen Horseed oo goolal badan huwiyay gabdhihii Dekedda oo ay ku kala direen 14-4. Ciyaartan ayaa durba ku bilaabatay dardar xooggan ay la soo galeen Horseed oo goolal...

read more >>>



Koobka Qaramada Afrika 2013

Koobka qaramada Afrika waa muraayadda laga arko lagana qiimeeyo Kubadda Cagta Afrika. Ciyaartoyda afrika waa gaareen guulo shakhsi, welise ma gaarin guulo kooxeed oo wax ku ool ah. Waxaa kooxaha Yurub u arkaan tartankan meel laga soo xusho xidigaha mustaqbalka. Waxaa kale oo soo badanaya daawashadda ciyaaraha ee qaarada Afrika dibadeeda, taageerayaasha kooxaha yurub...

read more >>>



Kooxda Kubadda gacanta Heegan oo si xarago leh uga Badiyay kooxda Nationlink

Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho waxaa si habsami leh uga socda Horyaalkii 13aad ee Kubadda Gacanta, waxaana ciyaar kulul isaga horyimid Kooxaha Heegan iyo Nationlink . iyadoo si xarago leh ay guushii ku raacday kooxda Heegan oo 28-22 ugu awood sheegatay kooxda Nationlink. Ugu horeyn ciyaartan ayay wiilasha kooxda Nationlink ku bilaabeen dardar...

read more >>>



Somalia at Zone V semis after knocking down Burundi

The Men’s National basketball team of Somalia has on Wednesday showed a great wonder at the ongoing Africa’s Zone V basketball tournament after crashing their Burundian rivals by 98-80 points in what seems to be symbolising the return of Somalia’s lost power in African basketball. Hundreds of cheering chanting Somali fans has occupied the National stadium in Dar Es Salaam...

read more >>>



Wiilasha xulka Kubadda Kolayga Soomaaliya oo dharbaaxo wayn u dhiibay Xulka Kenya

Tartankii qaramada dalalka ku jira Zone-ka Shanaad ee Africa (Fiba Africa Zone V Championship) oo shalay ka furmay dalka Tanzania, ayaa Kooxda dalka Kenya cayaartoodii labaad maanta waxay dhex martay ayaga iyo Xulka Wiilasha qaranka Soomaaliyeed. Tartankaan ayaa waxaa ka qayb galeyay 7 dal oo kala ahaa: Eygpt, Rwanda, Burundi, Uganda. kenya, Tanzania iyo Soomaaliya...

read more >>>



Rajada Mustaqbalka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed oo dib u soo Ifaysa

Kubadda koleyga Soomaaliyeed waxay soo martay heerar kala duwan, laga soo bilaabo dhamaadkii 60-dameeyadii ilaa iyo 90-meeyadii oo uu dalku dagaalo sukeeyo galay. Laga soo bilaabo xilayadii 60-dameeyadii waxay aqoonta kubaddu gaartay dhamaan gobaladii dalka oo ay maalinba maalinta ka danbaysa sidii Ubax soo baxaayo oo kale ay si is daba joog ah ay cayaaryahanada...

read more >>>



JAAMAC DHEERE OO LONDON BOOQASHO KU YIMID

Casho sharaf aad loo soo agaasimay, laguna soo dhawaynayey cayaaryahankii kubadda Kolayga kooxdii Ciidamadda Qalabka Siday ee HORSEED Mr Jaamac Mohamed Muuse (Jaamac Dheere) ayaa waxaa habeenhore oo bishu ahayd 12/01/2013 ka dhacday maqaayada bilicda san ee BROTHER RESTAURANT ee ku taal Waqooyiga magaalada London. Jaamac Dheere, ayaa ahaa halbowlaha cayaaryahanadii...

read more >>>



MAAMULKA X K C SOOMAALIYA OO SAGOOTIYAY KHABIIRKII DHIGAY COWSKA STADIUM BANAADIR

Lex Vander oo ah khabiirkii cows-ka Artifishalka ah ku goglay garoonka kubada cagta Stadium Banadir muddo lix todobaad ah oo uu joogay Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA in uu ahmiyad gaar ahaaneed siiyo dalka Soomaaliya oo uu sheegay in uu yahay dal ay ka go’antahay horumarinta kubada cagta wax badana kaga duwan wadamadii...

read more >>>



SOMALIAN HOPE

Salah Abdo fled his war-torn homeland with his family at age three. Now, through hard work and perseverance, he brings his basketball talents to Trinity. On February 9, 1991, a year after the Somali civil war began, Hassan Abdo and 35 family members and friends packed into a motor boat, no larger than 20 by eight feet, to flee the once-peaceful town of Brava...

read more >>>



GUDDOOMIYAHA K. CAGTA DALKA JABUUTI OO LA KULMAY “SEPP BLATTER”

Guddoomiyaha Xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan waaberi oo ku sugan xarunta FIFA uuna wehlinayo wasiirka sportiga dalkaasi Dr Jaamac Cilmi Cukiye ayaa balan qaaday in uu xooga saari doono horumarinta kubada cagta ee iskuulada iyo tan gabdhaha, waxaana uu hadalkaasi ka sheegay kulankii ugu horeeyay ee uu la yeeshay madaxweynaha FIFA Joseph...

read more >>>



GUDDOOMIYE KU XIGEENKII 2AAD EE GOS OO KU GEERIYOODAY MUQDISHO

Alle ha u Naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Halyeyga Isboorti Xasan Axmed Cabdi [Xasan Elman] oo ahaa Guddoomiye ku xigeenkii labaad ee Guddiga Olambikada Soomaaliyeed. Marxuum Xasan Elman ayaa lagu xasuustaa qeybtii lixaadka lahayd ee uu ka qaatay horumarinta ciyaaraha gaar ahaan Kubadda Cagta. Wuxuuna qeyb weyn ka qaatay Tayeyntii...

read more >>>



XIRIIRKA KUBADDA KOLEYGA OO QALAB ISBOORTI LA GUDOONSIIYAY

Garoonka Kubadda Koleyga 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku kulmay Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed Ibraahim Xuseen Cali (Roombo) iyo Guddoomiyaha Ururka dhallinyarada jiilka cusub ee Isboortiga iyo dhaqanka [NGSC] C/Qani C/llaahi Hilowle (C/qani Jeenyo). Gudoomiye C/qani, ayaa booqashada kulankan kula balan...

read more >>>



SOMALI NOC CONGRESS ELECTS NEW CHIEF

In its 6th election congress held in Mogadishu on Thursday 3rd of January 3013, the Somali National Olympic committee has elected its long-time serving secretary General and former national men’s basketball team coach Mr. Abdullahi Ahmed Tarabi ,to lead the country’s highest sports-governing body for the next four years. After the opening remarks by...

read more >>>



KHABIIR SOOMAALIYEED OO KA MID NOQDAY GUDIGA ANSIXIN DOONO IN DALKA ERITREA LAGU QABAN KARO CAYAARAHA CAF MUSTAQBALKA

Dr. Xasan Maxamed Maxamuud (Xasan farey) oo ah khabiir ka socda xiriirka Kubada cagta Soomaaliya horayna u ahaa garsoore heer caalami FIFA, islamarkaana ah wakiil buuxa oo ka socda xiriirka kubada cagta Africa ee CAF ayaa waxa uu u socdaali doonaa dalka ku yaala waqooyi bari ee qaarada Africa Eritrea. Si uu usoo indha indheeyo garoomada kubada cagta...

read more >>>



MO FARAH OO LOO DIIDAY IN UU GALO AMERICA KADIB MARKII LOOGA SHEKIYAY ARGAGIXISO

Oradyahan Mo Farah, ayaa u wareegay magaalada Portland sanadkii hore, asagoo isu diyaarinayay cayaarahii Olympic-da si uu tababar xaga oradka ah ugu ag qaato macalinkiisii Alberto Salazar, oo dhex deganenaa xaruunta Nike (Nike's HQ) ee k u taal agagaarka xeebta Pacific ee Waqooyigalbeed Portland, Oregon USA. Asbuucii hore Mo Farah, oo ka soo laabtay...

read more >>>



RAJO LAGO QABO IN DIB LOO DHISO GAROONKII KUBADDA CAGTA STADIUM MUQDISHO

Iyadoo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta uu culeys ku saarayo ciidamada nabad ilaalinta AMISOM in ay ka guuraan garoonka kubada cagta Stadium Muqdisho ayaa xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed Cabdi Qani Saciid Carab, Cali Cabdi Maxamed (Shiine) oo xubin ka ah guddiga fulinta xiriirka iyo Lex Vander oo ah kabiirka hada dhisaya garoonka Stadium...

read more >>>



GAROONKA BANAADIR STADIUM OO LOO DHAMAYSTIRAY CAWSKII ARTIFISHALKA

Waxa la soo gabagabeeyay dhigista caws-kii la saarayay garoonka Banaadir Stadium ee ku yiilay degmada Cabdul-Casiis ee magaalada Muqdisho. Garoonka ayaa hadda lagu daday gabi ahaantii caws-ka aritifishalka ah ama mid aan rasmi ahayn. Inkastoo garoonku uu ka muuqday dhawac bur bur aad u xoogan oo dhamaan garoonka gabigiisa saameeyay ayaa hadana...

read more >>>



GAROONKA KUBADDA KOLEYGA EX-LUUJINO OO DIB LOO FURAY

Dayactir balaaran oo lagu sameeyay garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho ayaa maanta dib xariga waxaa uga jartay furitaankiisa Drs. Maryan Qaasim Axmed oo ah wasiirka wasaaradda adeega bulshada Xukuumadda Soomaaliya. Ugu horeyn waxaa dayactirka lagu sameeyay garoonka iyo sida uu burburka u saameeyay ka warbixiyay Kusimaha...

read more >>>



AU TROOP PRESENCE AT SOMALI STADIUM POSTPONES REGIONAL TOURNEY

The second edition of Somali regional football tournament for peace and development has failed to start on the scheduled time, due to the continuation of the presence of African Union Peace keepers at the country’s largest facility ‘stadium Mogadishu’ where the tournament was expected to kick off by 28th of December 2012, Somali Football...

read more >>>



KOOXDA F C BANAADIR OO U DABAALDEGTAY HANASHADII HORYAALKA HEERKA 3-AAD

FC Banadir oo hanatay horyaalnimada sanadka 2012 ee tartanka horyaalka heerka 3-aad ee kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa u dabaal degtay guusheeda munaasabad ka dhacday Makhaayada weyn ee LIDO Seafood ee ku taal xeetba Liido ee magaalada Muqdisho maalintii Jimcaha. Munaasabadaas oo ay kasoo qeyb galeen xildhibaano, madaxda xiriirka kubada...

read more >>>



GUELLEH BATAL WINS D’JIBOUTI SUPPER CUP

Gulleh Batle FC, one of the strongest football clubs in D’jibouti has won the country’s supper cup after walloping the current champions the AS port by 2-1 in a hotly-contested match which attracted the attention of high profile officials including minister of sports Dr Jama Elmi Okieh, Minister of budgets Amarreh Ali Said, Djibouti FA...

read more >>>



STADIUM BANAADIR OO LAGU BILAABAYO DHIGISTA COWS-KA ARTIFISHALKA

Khabiir ka socda shirkada dhismaha garoomada kubada cagta oo daggan dalka Holland Greenfield ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si uu u goglo cowska garoonka oo uu ku socdo dhisme lagu maal gelinayo mashruuca FIFA ee (WIN IN AFRICA WITH AFRICA) kaasoo Soomaaliya ay ka mid tahay dalalkii ugu dambeeyay Africa eeka faa’iideysanaya sida...

read more >>>



BILE WARSAME DHOORE (7) OO LAGU SOO DHOWEEYEY LONDON

Kulan todobaadlihii sabtida ee bahda kubadda Kolayga London ayaa waxaa Sabtidii 24ka bishan bilay xamaasadeeda iyo xiisaheeda ciyaartoygii Gobolka Banaadir, Naadiga Horseed iyo Xulka Kubadda Kolayga Qarank Soomaaliyeed mudane Bile Warsame oo sumadiisu ahayd lambarka todobaad (7), laguna yiqiin weerar aan kala go’ lahayn iyo difaac adag...

read more >>>



2012 CECAFA DRAW COMPLETED

Hosts and reigning champions Uganda might have to negotiate some tough games if they are to sail through to the last eight of the 2012 edition of the CECAFA Tusker sponsored tournament. The Cranes were drawn in a strong group at the draw conducted on Monday. Uganda was drawn in Group A in what is easily the group of death in the 36th edition...

read more >>>



GUDDOOMIYAHA CAF ISSA HAYATOU, OO HAMBALYEEYAY GUD. X. K/C JABUUTI

Guddoomiyaha Xiriirka Kubada cagta qaarada Africa ee CAF Issa Hayatou, ayaa maanta dhambaal hambalyo ah soo gaarsiiyay Guddoomiyaha Xiriirka Kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan Waberi. “Munaasabada doorashadaada awgeed oo laguu doortay guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Jabuuti kaddib shirweynihii dhacay 10-kii Bishan November aniga...

read more >>>



GUDDOOMIYAHA CUSUB EE XIRIIRKA KUBADDA CAGTA DALKA JABUUTI OO BALAN QAADAY ISBEDEL DEG DEG AH

Guddoomiyaha cusub ee xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan Waaberi ayaa balan qaaday in uu sameyn doono is badal dag dag ah oo xaga horumarka kubada cagta ah. Gudoomiye Suleymaan ayaa balan qaadkan ku sheegay khudbad uu jeediyay saaka kadib markii xilkan loo doortay afarta sanadood ee soo socota. Doorashada ayaa waxaa goob...

read more >>>



2013 AFRICA CUP OF NATIONS DROW RELEASED

The draw for the 29th edition of Africa Cup of Nations to be hosted by South Africa between 19th January and 10th February is out. Ethiopia who are back after a 20-year absence will open their campaign with a match against defending champions Zambia on 21st January at Mbombela Stadium in Nelspruit. Another Group C clash pitting Nigeria and...

read more >>>



OCEAN STARS OFF TO KAMPALA FOR CECAFA CUP

The Somali National football team ‘Ocean stars’ on Friday flew to Kampala where they will participate in this year’s CECAFA senior challenge cup, according to Somali Football Federation Secretary General Abdi Qani Said Arab. Mr. Arab told the media that the team was due to travel on Thursday but their trip was postponed due to their plane...

read more >>>



ELMAN FC WIN SOMALI LEAGUE TITLE 2012

Elman Football Club who are the winners of Somalia’s 2012 division A football tournament have been presented the trophy at a colourful ceremony at the Safari hotel in Mogadishu on Wednesday during which Banadir Sports club were also handed the General Da’ud cup trophy for the year 2012. A minute of silence was observed in the remembrance...

read more >>>



WAR NAXDIN LEH OO NAGA SOO GAARAY WASAARADDA ARIMAHA DIBADDA

It is with great sadness that we announce the sudden death of our brother and colleague, Mr. Abdirashid Mohamed Ibrahim, who passed away in Addis Ababa on the 3rd of November, 2012. Mr. Ibrahim was IGAD's Mediation Unit Coordinator. The Executive Secretary of IGAD and the entire IGAD Staff send their deepest condolences to the family and...

read more >>>



SOOMAALIYA MA DANTA AMA SIYAASADA MISE MASLAXADDA

Qofna uma oomana in dib loo xusuusiyo dhacdooyinkii labaatanayadii sanadood ee la soo dhaafay, Burbur, Abaaro, Xasuuq, Qaxid iyo qoomamayn. Mana aha ujeedada qoraalkani in dib aan u xusuusano xanuunkii badnaa ee qof kasta oo soomaali ahi soo maray. Maanta iyo barta aan taaganahay dhankee uga kacnaa? Waxaa dad badani ku jiraan xilli laab la kac...

read more >>>



TODOBAADKAN IYO CAYAARIHII KUBADDA KOLAYGA NBA-DA

Waxaa todobaadkan dib u bilawday ciyaarihii Kubadda Kolayga ee NBA, Kooxaha badankood oo soo xoojiyey awooda kooxeed , iyo tayada ciyaartoy ayaa waxaa bilawgiiba fooda isa saaray kooxo lagu doorbidayey awood heerar sarena ah. Waxaa Talaadadii 30ka bishii Oktoobar lagu furay saddex cayaarood oo sidan u dhacay: Washington Wizards (Marti) 84 Cleveland...

read more >>>



SULEYMAN XASAN WAABERI OO LAGU RAJO WAYN YAHAY INUU KU GUULAYSTO TARTANKA DOORASHADA, GUDOOMIYAHA XIRIIRKA KUBADDA CAGTA DALKA JABUTI

Doorashada gudoomiyaha xiriirka kubada cagta ee dalka Jabuuti ayaa lagu dhawaaqay in ay dhici doonto 10-ka bishan November halkaas oo ay soo gaari doonaan saraakiil sar sare oo ka socota Ururka kubada cagta aduunka ee FIFA, si ay goob joog uga ahadaan doorashada, sida uu sheegay Suleymaan Xasan Waaberi oo ah xeer ilaaliye FIFA iyo Macalinka garsoorka ee CAF...

read more >>>



SOMALI REGIONAL FOOTBALL DEVELOPMENT COURSES GET UNDER WAY IN CENTRAL STATE

The semiautonomous Somali regional state of Himan & Heeb is hosting the second edition of the 2012 regional football development courses for coaches and referees from different cities across the regional state. According to SFF secretary General Abdi Qani Said Arab, the development courses are part of the SFF campaign under the slogan of ‘spread football’...

read more >>>



XULKA QARANKA KUBADDA CAGTA SOOMAALIYA AYAA U AMBABAXAYA DALKA UGANDA

War saxaafadeed uu soo saaray maanta oo talaado ah xoghayaha guud ee xiriirka kubada cagta Soomaaliya Cabdi Qani Saciid Carab, ayaa sheegay in xulka Qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee lagu naaneeso “Ocean Stars” loo qaadi doono dalka Uganda, si ay tababar ugu sii qaataan ka hor inta aan la furin tartanka cayaaraha koobka CECEFA oo lagu rajo wayn...

read more >>>



FIRST EVER SPORTS ACADEMY LAUNCHED IN SOMALIA

Sports-loving individuals including Somali expatriates who returned to the country have established the first ever sports academy in Mogadishu that was named after the former Somali Olympic committee president Aden Hajji Wiish, who was killed suicide attack by Al-Shabab militants in April this year. The academy is called ‘Wiish academy for sport and...

read more >>>



HALYEEY CABDI BILE OO KA QAYB GALAY TARTANKA ORADKA (I AM A STAR)

Halyeeygii Soomaaliyeed ee ku guulaystay orodka biladda dahabka ee adduunka 1.500m (World champions 1987), Cabdi Bile Cabdi oo isagu maalmahan ku sugnaa gobolka Minnesota ayaa Jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesota iyo kuwa ajaaniibta ahba kala qaybgalay tartan orod ahaa oo masaafadiisu ay ahayd 3 1/2...

read more >>>



QABASHADA FESTIFAALKA SOOMAALIDA LONDON OO LA SHAACIYAY

Guddiga Qabanqaabada Festifaalka London ee Soomaalida wuxuu soo tebinayaa in dhacdada lagu shaacinayo barnaamijkaasi ay noqon doonto maalinta Jimcaha 13 Noofambar 2009, saacadda 5ta ilaa 10ka fiidnimo, Goobta: Hampstead Town Hall Centre, 213 Haverstock Hill, London NW3 40P. Dad tiradoodu kor u dhaafayso 250 oo ka ...

read more >>>



TARTAMADII LA CAYAARAY BERYIHII LA SOO DHAAFAY EE KOOBKA NABADDA & SOO NOOLAYNTA KOOXIHII HORE

Muqdisho 19.10.2009. Tartankii xiisaha badnaa ee ka socda garoonka dugsiga Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa isaga hor yimid labada naadi ee kale ah kooxda Jeenyo (LLPP) iyo Kooxda Heegan. Ciyaartaas oo ay ka soo qayb galeen dadwayne aad u badan oo kale taageerayay labada naadi ayaa ay soo bandhigeen labada dhinac ...

read more >>>



URURKA SEUKI OO SHALAY DOORTAY MAAMUL CUSUB

Shalay oo bishu ahayd 17 oktobar 2009 ayaa urur weynaha SEUKI yeeshay shirwayne si loo doorto maamul cusub & hogaan ururka haga sanadka soo socda 2010. Shirwaynahan ayaa ah mid dhigaya sharciga u dagsan ururka SEUKI in la qabto sanadkii mar kaas uu xubnaha ururka SEUKI doortaan maamul cusub. Gudoomiyaha Ururka Muqtaar shuute ayaa qeeybtii kowaad ...

read more >>>



TODOBAADKA ISBORTIGA IYO DIB U SOO NOOLEYNTA NAADIYADII HORE

Cayarahaan loogu magaca daray todobaadka nabada iyo soo nooleynta naadiyadii hore ayaa waxaa ay ka furmeen Garoonka dugisga Boliska. Kulankan ayaa ay ka soo qeb galeen madax ka tirsan dowlada fadaraalka KMG Soomaliyeed oo uu hormuud u ahaa raiisal wasaare ku xigeenka Prof.Ibi, wasiirka isbortiga iyo dhalainyarada Saleemaan Colaad Rooble, wasiirka ...

read more >>>



MAANTA IYO KULANKII KAMA DANBAYNTA SOMALI WEEK LONDON OO AY ISKU SOO HAREEN KOOXAHA AL HIJRA IYO HIL TOP

Kulankii semi finalka ayaa maalintii Jimcaha bishu ahayd 14/08/2009 Garoonka New River stadium ciyaar xiiso badan ku dhex martay kooxaha kale ah: AL-HIJRA Vs ILAMOS HILTOP, Vs LIECESTER STARS. Ciyaarahaan ayaa waxaa ka soo qayb galay dadwayne aad u badan oo labadii todobaad ugu dambeeyay si wanaagsan ula socday koobka Somali Week London ...

read more >>>



WASIIRKA SPORTS-KA BOQORTOOYADA DALKA INGRIISKA OO KA SOO QAYB GALAY FURITAANKA CAYAARAHA SOMALI WEEK LONDON 2009

Waxaa shalay galab magaalada London xaafadda Totenham, si rasmi uga furmay garoonka New River Stadium, koobkii Somali Week London 2009. Koobkaas oo ay ka qayb qaadanayaan 12 kooxood oo kubadda cagta ah oo ka kale imaan doono dalalka Finland, Holand,Sweden iyo dalka England, kuwaas oo gabigood Somali yihiin. Ugu horeyntii waxaa ...

read more >>>



GUDOOMIYE KU XIGEENKA XSKK OO BOOQDAY GOBOLKA MINNESOTA (USA)

Guddoomiye ku xigeenka xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Koleyga Mudane Maxamed XaajiCali Jimcaale ahna xubin guddiga olimbikada soomaaliyeed ayaa maalmahan waxaa uu booqasho ku joogay gobolka Minnesota ee carriga Maraykanka ,waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay bulshada isboortiga ee gobolka Minnesota ...

read more >>>



CASHO SHARAF EAST LONDON LOOGU SAMEEYAY AADAN MOOBLEYN

Casho sharaf aad loo soo agaasimay, laguna soo dhawaynayey cayaaryahankii kubadda cagta kooxda Jeenyo ama LL PP laacib Aadan Ali Xassan (Aadan Moobleyn) ayaa waxaa habeenhore oo bishu ahayd 01/08/2009 ka dhacday maqaayada bilicda san ee JASIIRA RESTAURANT ee k u taal Bariga magaalada London. Xafladdan ayay soo ...

read more >>>



ABDIRASHID ABDULKADIR CADDAAY OO KU GUULAYSTAY CIYAARIHII TIJAABADA EE KOOXDA FC UNITED

Abdirashiid Caddaay ayaa ka mid ahaa ciyaartoydii sanadkan ka ciyaarayey cayaaraha Bariga iyo bartamaha Afrika, asagoo matalayay magaca Qaranka Kubbadda cagta Soomaaliyeed. Abdirashid wuxuuna muujiyey xirfad ciyaareed iyo dadaal dheeri ahba, iyadoo ay wada jeclaysteen macallinka kooxda Qaranka Soomaaliyeed, ciyaartoyda iyo maamulka xiriirkaba ...

read more >>>



MUUQAALKA GAROONKA LAGU QABAN DOONO SOMALI WEEK LONDON 2009

Somali Week London 2009 ayaa lagu wadaa inuu ka biloowdo maalinimada Talaadada soo socoto taariikhduna tahay 04 August 2009, tartankaasna waxaa ka qayb qaadan doono 12 kooxood. Gudiga qaban qaabada tartanka masuliyiin ka tirsan oo aan ka xusi karo Mohamed Buuwe, Mohamed Macalin, Islow, Xusen Deeq iyo Yusuf Yusuf oo ka socday  ...

read more >>>



SIR BOBBY ROBSON OO GEERIYOODAY

Saakay ayaa wargaysyada adduunka oo dhan ay shaaciyeen geerida naxdinta leh ee ku timid macalinkii hore ee xulka qaranka dalka Ingriiska Sir Bobby Robson, kaas oo si xun ayaantaba u dhul jiifay cudurka la yiraahdo cancer-ka. Inkabadan shan mar ayaa hada ka hor noloshiisa laga sabray, hadana uu ka soo bogsoonayay cudurkan aawgiis, balse  ...

read more >>>



KOOXDA K/CAGTA SANDIEGO OO KU GUULAYSATAY KOOBKII XORIYADDA JABUUTI

Kooxda kubadda cagta gobolka Sandiego ayaa iyagu 2 iyo 1 ku suul daartay kooxda kubadda cagta Dallas, ka dib markii ay isku haleeleen tartankii cayaaraha kubadda cagta ee loogu magac daray Somali/America indepence days tournament. Labadan kooxood oo iyagu ku jiray grupka A, ayaa misna waxaa ay u tartamayeen hanashada koobka tartanka  ...

read more >>>



QORITUURKII CAYAARAHA SOMALI WEEK LONDON 2009 OO LAGU QABTAY XAAFADDA WEMBLEY

Waxaa shalay lagu qabtey xaafada Wembley oo ku taal Galbeedka magaalada London qorituurkii, sidii ay iskugu aadi lahaayeen kooxaha ka qayb galaya tartanka kubadda cagta ee Somali Week London 2009. Qorituurkan ayay ka soo qayb galeen marti sharaf lagu casuumay iyo wakiilada 12 Kooxood ee ka qayb gali doono cayaraaha Somali Week London 2009 ...

read more >>>



XULKA KUBADDA CAGTA JAALIYADDA SOOMAALIDA GEORGE OO GUUL KA SOO HOOYAY KOOXDA SWELLENDAM EE DALKA SOUTH AFRICA

Xulka kubadda cagta jaaliyadda Soomaalida deggan George ayaa 4-3 gool ugu awood sheegatay ka gadaal ciyaar kulul oo ku dhex martay garoonka lagu magacaabo stadio George. Waxaa ciyaarta bilawgeeda dardar la soo baxay kooxda Swellendam oo soo bandhigtay ciyaar wanaagsan oo niyad jab hoose ay ka qaadeen taageerayaasha kooxda  ...

read more >>>



ISKU AADKA JADWALKA KOOXAHA INGRIISKA EE TARTANKA PREMIER LEAGUE-GA SANADKA 2009-2010

Isku aadka sanadka 2009-2010 ee kooxaha Premier League ayaa saakay la soo shaaciyay. Kooxda haysata horyaalka dalka Ingriiska Manchester United ayaa cayaartooda hore jadwalka sanadkan cusub ee 2009 – 2010 ay fooda is dari doonaan kooxda hada u soo gudubtay Premier League ee Birmingham City maalinta Sabtida bishu tahay ...

read more >>>



WASIIRKA ISBOORTIGA & DHALINYARADA SALEEBAAN COLAAD ROOBLE OO BOOQDAY DALKA SUDAN

Wasiirka Isbortiga iyo Dhalinyarada mudane Saleebaan Colaad Rooble, ayaa booqasho gaaban ku tagay shalay magaalada Khartooum ee dalka Sudan, kadibna u suurto gashay in uu kulan halkaa kula yeesho Wasiirul Dowlaha Dhaqanka, Dhalinyarada & Isbortiga ee dalka Suudaan mudane Maxamed Aboozeed Mustafa. Kulanka ayaa lagu qabtey xaruunta wasaarada ...

read more >>>



INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Anigoo ah tifatiraha shabakadda kubadda.com Maxamed Sheikh Abdi (weli) iyo xaaskayga Shukri Yuusuf Afrax iyo walaasheed Faiza Yusuf Afrax, iyo dhamaan maamulka, madaxda iyo members-ka ururka SSIFO meelkasta ay joogaan, waxaan halkan anagoo aad uga xun uga tacsiyaynaynaa tababaraha xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga C/qaadir Xaaji Daahir (Shiikha) ...

read more >>>



INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Waxaa galabtii Khamiista oo taariikhdu ahayd 04/06/2009, ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaalla magaalada Muqdisho Xaaji Cabdulle Macallin Abuukar (Cabdulle MAW) oo ku soo hawl jiray, hawlaha Isboortiga qaran muddo aad u dheer. Xaaji Cabdulle oo qayb weyn ka soo qaatay horumarinta Isboortiga gobolka Jubada Hoose gaar ahaan Magaalada Kismaayo ...

read more >>>



KOOXDA JAALIYADDA SOOMILADA QADAR OO KU GUULAYSATAY KOOBKII JAALIYADAHA

Waxaa xalay la soo gabagabeyey Ciyaarihii jaaliyadaha oo in mudo ah ka socday wadankan Qatar oo ay ka soo qayb galeen jaaliyado badan oo dalka Qatar wada deggan Kulankaas ayaa waxaa sanadkan Jaaliyada Soomaalida matalayey dhalinyaro aad u da’yar oo tartanka intuu socday wacdaro la yaab leh ka dhigay halkaa. Daawashada ciyaaratan  ...

read more >>>



KULANKII ISKU IMAATINKA ASHLAND OO LA SOO GABAGABEEYAY

Tartamadii cayaaraha ee loogu magac daray Somali /Ashland Sports Re-union ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Ashland ee gobolka Oregon maalinimadii ay taariikhdu ku beegnayd 25/05/2009. Cayaarahaasi iyaga ah ayaa aalaaba waxaa isugu yimaada ciyaaryahnnadii kubadda koleyga, kubadda cagta, kubadda miiska, dabaasha ...

read more >>>



CIYAARTOY HORE MAXAMED GEEDI SANTUUR IYO CABDIRASHIID AXMED BALASTIKO OO LONDON BOOQASHO KU YIMID

Habeenkii sabtida ayaa maamulka ururka SSIFO (Somali Sports & International Friendship Organisation). Qaybtooda deggen London waxay ku soo dhaweeyeen garoonka ku yaala woqooyiga London ee loo yaqaan Selby Centre laba ruug cadaa hore oo qiimo iyo sharaf ku lahaa kubadda kolayga waagii beri samaadka. Labadan halyay ayaa waxay kala ahaayeen ...

read more >>>



KOOXDA BULO-BURTE OO XAMBAARSATAY WANKII TARTANKII KOOBKA NABADDA OO LAGU QABTAY SHALAY GAROONKA LAMA-GALAAY EE GUDAHA MAGAALADA B/WEYNE

Tartankii Koobka Nabadda oo si weyn loo soo qaban qaabiyay islamarkaana abaalmarin WAN ah, loogu talogalya kooxdii badisa ayaa shalay ka dhacday garoonka Lama-galaay ee gudaha Magaalada B/weyne. Ciyaartan oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyaro Ururka Leicester Stars ee Dalka Ingiriiska islamarkaana ciyaartooy hore ahaan jirtay ayaa  ...

read more >>>



TAARIIKHDII KOOBKA WANKA OO DIB LOO SOO NOOLEEYAY

Waxaa magaalada beledweyne ee Gobolka Hiiraan lagu qaban doono bisha maarso 15/05/09 hadii Eebe idmo koobkii Nabadda, koobkaas oo loo yaqaan koobka Wanka oo ayna ku tartami doonaan Degmooyinka Buulo Burte iyo Beledweyne. Waxaa sanadkaan koobka Wanka xaga qalabka Sportiga ugu deeqay Gobolka Hiiraan ururka Leicester Stars Gudoomiyahooda  ...

read more >>>



WASIIRKA HOWLAHA GUUD OO KU AMAANAY WASIIRKA ISBOORTISKA & DHALINYARADA DIB U SOO NOOLAYNTA NAADIGII (LL PP) JEENYO

Kulan ku dhex maray Nairobi Arbacadii la soo dhaafay Wasiirka Howlaha guud iyo Guriyaynta Mudane Maxamed Cabdi Yusuf iyo Wasiirka Isboortiga iyo Dhalinyarada Mudane Saleebaan Colaad Rooble, ayuu mudane Maxamed Cabdi Yusuf uga mahadceliyay Wasiirka Isboortiga dadaalka iyo isku daba ridka uu ugu jiro sidii uu u soo celin lahaa Isboortiga ...

read more >>>



WASIIRKA ISBOORTISKA OO KULASHIRAY NAIROBI BASHIIR GOOBE IYO AHMED NUUR IYO SUXUUFIYIIN SOOMAALIYEED

Wasiirka Isbortiska Dowlada Soomaliya Suleyman Colaad Roobl,e ayaa kulan qado ah wuxuu Hotel-ka 680 ee magaalada Nairobi kula yeeshay Gen Bashir Mahamed Jamaca (Bahsiir Goobe) oo ah taliye ku xigeenka 1-aad ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed, marna soo noqday gudoomiyaha xiriirka k/cagta, garsoorayaashii k/cagta ee Soomaaliya ...

read more >>>



CASHO SHARAF SAGOOTIN AH OO LOO SAMEEYAY XIDIGTII K/KOLAYGA MISKI CUMAR IYO XUBNO LOO MAGACAABAY GOS & XKG

Casho sharaftaasi oo si aad ah loo soo agaasimay waxaa lagu qabtay magaalada Sweden iyadoo isku soo dubaridkeeda ay ka shaqeeyeen Gudigii Cayaaraha Xagaaga ee Heerka 1aad , iyo halgamayaashii isboortiga ee ku nool wadanka Sweden waxaana ka soo qayb galay marti sharaf sport, odayaal Isboorti, Gabdhaha degen Stockholm Ciyaaryahannadii qaranka ...

read more >>>



WERIYE MAHAD TAGOOW OO LONDON LAGU SOO DHAWEEYAY

Habeenkii sabtida ayaa maamulka websiteka kubadda.com iyo cayaaryahanadii hore ee kubadda kolayga Soomaaliyeed ee hada ku sugan cariga Ingriiska siiba magaalada London si wayn oo farxad leh ugu soo dhaweeyeen, qoraaga ama weriyihii shabakada kubadda.com Mahad Ahmed Tagoow, ee u fadhiyay Muqdisho oo dhawaan booqasho gaaban ...

read more >>>



URURWEYNAHA SEUKI OO STOCKHOLM KU SOO GABAGABEEYEY XAFLADII QORITUURKA CAYAARAHA XAGAAGA SEUKI 2009

Ururweynaha SEUKI oo ah urur Sport oo ka dhisan magaalada Stockholm ee dalka Sweden ayaa maanta soo gabagabeeyey shirweynihii qorituurka sanadkan 2009 iyadoo shirkuna uu socday 2 maalmood. Shirkan oo qeybtiisi koowaad ay dhacday shalay oo bishu aheeyd 24 April kuna saabsanaa ansaxinta sharciga ayaa qeeybtiisii labaad ay aheeyd xafladda qorituurka ...

read more >>>



KOOXDA ILAMOS OO NOQOTAY HORYAALKA HORYAALADA SOOMAALIDA EUROPE

Waxaa lagu qabtey magaalada Leicester labadii casho ee la soo dhaafay koobkii ugu horeeyay oo loo dhigo kooxaha jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ka dhisan dalalka Yurub, kuwaas oo ku soo guulaystay koobabka laga cayaaro Europe iyo Koonfur America. Tartankan oo la magac baxay Leicester Super Cup 2009, ayaa ay si sharaf leh u qabteen Ururka ...

read more >>>



BAHDA ISBOORTIGA MARAYKANKA OO KALSOONIDII KALA NOQOTAY URURKA SSIFO

Maalinimadii ay taariikhdu ku aadanayd 05 April/2009, waxaa xarunta ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota (SYDOM),lagu qabtay shir ballaaran oo ay ka soo qayb-galeen xubnaha sare guddiga fulinta ee ururka. Shirkaasi isaga ah ayaa lagu dhagaystay laguna falanqeeyay warbixino ay soo jeediyeen Macallimiinta qaranka ...

read more >>>



WAR SAXAAFADEED ISBORTI OO AY SOO SAAREEN QAAR KA MID AH CAYAARYAHANADII DALKA SOOMAALIYA

Waxaa habeenimadii Jimcaha taariikhduna ahayd 3 April 2009 lagu qabtey magaalada London xaafada Wembley Park, shir ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah Bahda Isboortiga Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska isla markaana isku aragti ka ahaa, in ayna ku fikrad ahayn qaabka maamulka hada lagu soo doortay Jabuuti. Una arkeen in uusan ahayn mid si  ...

read more >>>



INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Ma dhinte waa Illaah, waxaa saakay oo taariikhdu ahayd 18/03/2009, dalka Italy Isbitaal ku yaal magaalada Brescia ku geeriyootay Hooyo Khadiijo Maxamed Nuur, oo ahayd xaaskii Guddoomiyaha cusub ee isla saakay loo doortay Gudoomiyenimada Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, ahaana Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda ...

read more >>>



AADAN XAAJI YABAROW WIISH OO KU GUULAYSTAY GUDOOMIYE NIMADDA GUDDIGA OLOMBIKADA SOOMAALIYEED

War naga soo gaaray Dalka Jibouti ayaa wuxuu sheegayaa in lagu kala baxay doorashadii hoggaanka guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS, isla markaana uu guddoomiyenimada Guddigaas ku guuleystay Aadan Xaaji Yabarow Wiish. Doorashada oo saaka ka dhacday Hotel Kulan ee Magaalada Djibouti ayaa waxaa guddoomiyenimada Guddiga ...

read more >>>



TALADAAN LA RUUGIN WAA LAGU RAFAADAA

Doorashada Guddiga Olombigada Soomaaliyeed ee GOS ayaa lagu wadaa in 18-ka bishan ay ka dhacdo Dalka Jibouti, iyadoo Xiriirrada iyo Ururrada wax soo dooranaya badankoodu ay maanta ka soo amba baxeen magaalada Muqdisho, taas oo si qadarin leh loogu soo sagootiyay, jidad badana loo xiray daraadood si ay si nabad leh dalka uga soo amaba baxaan ...

read more >>>








pass4sure exam questions latest