Search
× Search
Tuesday, March 19, 2024

Article

 

Axmed Cumar Islaaw Wasiir ku xigeenka Isboortiga Dowladda Soomaaliya, oo tartan ka furay London, lana kulmay bahda Isboorti.

H Farah 0 11374 Article rating: 4.8
Wasiirka oo sidii ku haboonayd loogu soo dhoweeyey wuxuu la kulmay dad aad u fara badan oo ka mid ah qurba joogta oo hore iyo hadda ku hawlan Isboortiga dhalinta Soomaaliyeed xiiseeyana kan dalkoodii hooyo. Waxaa Sidoo kale goob joog ahaa...

Kulan ay iskugu yimaadeen dhamaan xubnaha ku jira Xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed oo ka dhacay London

M Sheikh 0 6567 Article rating: No rating
Habeenkii Isniinta oo taariikhdu ahayd 10/06/2013 ayaa ay ku kulmeen xubnaha ku jira xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed kuwooda qurbo joogta ah, maqaayad ku taal galbeedka London oo la yiraahdo Blue Ocean. Kulankan ayaa uu soo abaabulay...

Nigeria oo ku faraxalatay Burkina Faso cayaartii Finalka Koobka qaramada Afrika 2013

Kubadda Webmaster 0 5612 Article rating: No rating
Goolka keliyah ee uu u dhaliyay ciyaaryahanka Sunday Mba, ayaa ku filaaday iney Nigeria ku guuleysato koobkii Qaarada Africa 2013, Burkina Faso sedkeedu wuxuu noqday kaalinta labaad oo ah tan ugu xanuunka badan markaad soo dhowaatid balse aad...

Koobka Qaramada Afrika 2013

H Farah 0 6127 Article rating: No rating
Koobka qaramada Afrika waa muraayadda laga arko lagana qiimeeyo Kubadda Cagta Afrika. Ciyaartoyda afrika waa gaareen guulo shakhsi, welise ma gaarin guulo kooxeed oo wax ku ool ah. Waxaa kooxaha Yurub u arkaan tartankan meel laga soo xusho...
RSS
Terms Of UsePrivacy StatementCopyright 2024 by Kubadda Somali Sport Portal
Back To Top