Maamulka naadiga Heegan ayaa Maqaayadda weyn ee LIDO SEA FOOD Casho Sharaf lagu
maamuusayo guulaha ay ciyaarta Kubadda Gacanta ka soo hoyeen wiilasha iyo gabdhaha
kooxda Heegan ku qabtay, iyadoo ay ka soo qeybgaleen mas`uuliyiinta GOS ,...
Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho ayaa ciyaartii kama dambeysta
Horyaalka 13aad ee Kubadda Gacanta waxaa isku haleelay wiilasha Heegan iyo Dekedda,
waxaana markii shanaad ee isku xiga koobka gacanta ku dhigay kooxda Heegan...
Waxaaa habeenkii Jimce-Sabti lagu qabtay Ocean Resturant eek u yaala magaaladda
London kulan aan hore mid la mid ah loo arag, markii bahda Isboorti la kulmeen lix
ka mid ah xubnaha barlamaanka qaranka Soomaaliyeed oo haatan ku jira fasax....
Goolka keliyah ee uu u dhaliyay ciyaaryahanka Sunday Mba, ayaa ku filaaday iney
Nigeria ku guuleysato koobkii Qaarada Africa 2013, Burkina Faso sedkeedu wuxuu noqday
kaalinta labaad oo ah tan ugu xanuunka badan markaad soo dhowaatid balse aad...
Hopes of peace are arising in Somali capital Mogadishu which witnessed the first
ever peace match in more than two decades. The peace match which was mainly intended
to encourage calmness in the war-torn city was co-organised by the National...
Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho ayaa ciyaartii kama dambeysta
Horyaalka 4aad ee Kubadda Gacanta waxaa isku haleelay gabdhaha Horeed iyo Heegan, waxaana si xarago leh markii afaraad koobka gacanta ugu dhigay kooxda Heegan...
Koobka qaramada Afrika 2013 (African Cup of Nations) oo gaaray heerkii semi finalka
ayaa waxaa isugu soo haray afar kooxood oo siyaabo badan aan isugu dhigmin, Ghana
iyo Nigeria oo laga filayey iney kaalintan soo gaaraan, ayaa waxaa ku fool...
With the Somali Football federation still struggling to get the country’s national
facility ‘Stadium Mogadishu’ back into its hands from the AU military occupation,
the country’s federal government pledged to end the...
MUQDISHO - Tartan ciyaareed xiiso leh oo ku saabsan ciyaarta Karate iyo Teakwondo
oo maalmahan si xiiso leh uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay
garoonka 1da Luulyo [ Ex-Lugino], iyadoo tartankan u soo agaasimay XSKT oo...
Double Olympic gold medallist Mo Farah and his wife Tania have criticised the Government
over school sport funding cuts and called on the coalition to protect the legacy
of the Games.
Waxaa habeenkii Sabti- Axadeed ee bisha Febraayo ahayd Labo, casho sharafeed lagu
maamuusayo Xuseen Maxamed Cali Kaar oo loo yaqaan (Guduudow) lagu qabtay woqooyiga
magaaladda London, Cashadan oo bahda kubadda Kolaygu ku xushmaynayeen...
British Basketball has received a funding reprieve in the wake of a high-profile
campaign against UK Sport's decision to axe its Olympic programme.