WARAYSI CAJIIB AH OO AAN LA YEELANAY AXSAN LAACIB SHIIKHAALOOW WARAYSI CAJIIB AH OO AAN LA YEELANAY AXSAN LAACIB SHIIKHAALOOW Kubadda Webmaster / Thursday, November 29, 2007 0 8515 Article rating: No rating Waxaa Illaah mahadii ah in aan la kulano, oo aan waraysano mid ka mid ah xidigihii laacibiinteenii Soomaaliyeed (Legends) ee kubadda cagta dheeli jiray wixii ka horeeyey 1991-gii. Laacibkaas oo aan dhihi karo wuxuu magac, sharaf iyo sumcad... Read more
WARAYSI MURIIDI ABANUUR ABATI WARAYSI MURIIDI ABANUUR ABATI Kubadda Webmaster / Thursday, November 15, 2007 0 11820 Article rating: 5.0 Taariikhdu waxaa ay xusaysaa in dalkeenna Soomaaliya uu magac iyo maamuusba ku leeyahay noocyada ciyaareed ee kala duwan sida: kubbadda cagta, Kubbadda koleyga , Ciyaaraha fudud iyo kubbadda Miiska. Iyada oo ay noocyadaasi ciyaareed jireen... Read more
CUDURKA SONKOROWGA CUDURKA SONKOROWGA Kubadda Webmaster / Thursday, November 1, 2007 0 10077 Article rating: 2.0 Cudurka sonkorowga ayay dad badan oo dunida guudkeeda ku nooli ka sheeganayaan, waayadan danbena tirada soomaalida sonkorta qabta ayaa sii kordheysa sanadba sanadka ka danbeya. Read more
CUDURKA KOLEERAHA CUDURKA KOLEERAHA Kubadda Webmaster / Thursday, November 1, 2007 0 6869 Article rating: No rating Cudurka koleeraha ayaa ka dilaaca sanad walba wadamada saboolka intooda badan, sababana dhimasha aan yareyn . Dalka somaliya ayaa ka mid ah wadamada uu sida joogtada ah ugu dilaaco cudarkani, dhowrkii sano ee la soo dhaafay dad badan ayaa u... Read more
CUDURKA AIDS-ka (HIV) CUDURKA AIDS-ka (HIV) Kubadda Webmaster / Thursday, November 1, 2007 0 18904 Article rating: 4.4 Cudurkan waxaa keena nooc ka mid fayraska oo loo yaqaan HIV (Human Immunodifeciency Virus), feyraska noocani waxa uu toos u weeraraa unugyada difaaca jirka Aadamiga, weerarkaas kadib hidda-sidaha Feyraska HIV-ga (DNA) waxa uu toos ula... Read more
Cudurka Jabtadda Cudurka Jabtadda Kubadda Webmaster / Thursday, November 1, 2007 0 7521 Article rating: 4.8 Cudurka jabtadda ayaa safka hore kaga jira cudarada galmada lagu qaado (sexually transmitted disease) kaas oo khatar ba’an ku haya dadyow badan oo dunida ku nool haba ugu badnaadeen kuwa ku nool waddamada soboolka ah ee aan helin... Read more
CUDURKA WARAABOWGA CUDURKA WARAABOWGA Kubadda Webmaster / Thursday, November 1, 2007 0 6674 Article rating: 3.5 Wadamada Africa oo uu cudurkani aadka ugu badan yahay ayaa waxaa ka mid ah, Itoobiya, Kenya, Yugaandha, Soomaaliya iyo wadamo badan oo duniida aduunka sadexaad ka tirsan. Read more