Odayaasha iyo dhalinyarada deegaamada koofur galbeed ee LONDON iyagoo isku duuban
waxay casho sharaf kulmisa soo dhaweyn iyo ambabixin u sameeyeen cayaartooygii degmada
Boondheere, Gobolka Banaadir, Naadiga MUQDISHO iyo xulkii QARANKA ee...
Waaxda farsamada ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa sheegtay in xiriirku
aad ugu rajo weynyahay in is badal weyn uu ku imaan doono cayaartoyda Soomaaliyeed
gaar ahaana dhinacyada xirfada, farsamada iyo qaab ciyaareedkooda, hadii...
Waxaa xalay magaalada Mogadishu ku geeriyootay Hooyo Faadumo Jaamac Jimcaale (Faadumo Shanle) oo ahayd Hooyadii dhashay laacibkii kooxda kubadda cagta iyo kolayga naadigii Jeenyo ama LL PP C/Laahi Cilmi Ereg (Xaaji). AUN maamada ayaa baeryahaan...
In a bid to give the Somali people a full understanding of the roles and regulations
of Somali National Olympic committee in terms of sports development and rehabilitation
of the country’s destroyed facilities, the president of Somali...
Waxaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden ku geeriyooday shakhsi qaali ku ahaa umadda
Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaana bahweynta Isboortiga Ibraahim Cilmi Bulaale
oo loo yiqiin Ibraahim XISBIYO. Ibraahim Xisbiyo wuxuu ahaa sarkaal ka...
FIFA MA training course for Somalia’s elite football referees has officially got
underway in Djibouti on Sunday morning. The course is part of the joint FIFA/ SFF
efforts intended to increase the knowledge and experience of referees in...
Goolka keliyah ee uu u dhaliyay ciyaaryahanka Sunday Mba, ayaa ku filaaday iney
Nigeria ku guuleysato koobkii Qaarada Africa 2013, Burkina Faso sedkeedu wuxuu noqday
kaalinta labaad oo ah tan ugu xanuunka badan markaad soo dhowaatid balse aad...
Koobka qaramada Afrika 2013 (African Cup of Nations) oo gaaray heerkii semi finalka
ayaa waxaa isugu soo haray afar kooxood oo siyaabo badan aan isugu dhigmin, Ghana
iyo Nigeria oo laga filayey iney kaalintan soo gaaraan, ayaa waxaa ku fool...
With the Somali Football federation still struggling to get the country’s national
facility ‘Stadium Mogadishu’ back into its hands from the AU military occupation,
the country’s federal government pledged to end the...
FC Banadir oo hanatay horyaalnimada sanadka 2012 ee tartanka horyaalka heerka 3-aad
ee kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa u dabaal degtay guusheeda munaasabad ka dhacday
Makhaayada weyn ee LIDO Seafood ee ku taal xeetba Liido ee magaalada...
Gulleh Batle FC, one of the strongest football clubs in D’jibouti has won the country’s
supper cup after walloping the current champions the AS port by 2-1 in a hotly-contested
match which attracted the attention of high profile...
Hosts and reigning champions Uganda might have to negotiate some tough games if
they are to sail through to the last eight of the 2012 edition of the CECAFA Tusker
sponsored tournament. The Cranes were drawn in a strong group at the draw...
The draw for the 29th edition of Africa Cup of Nations to be hosted by South Africa
between 19th January and 10th February is out. Ethiopia who are back after a 20-year
absence will open their campaign with a match against defending champions...
The Somali National football team ‘Ocean stars’ on Friday flew to Kampala where
they will participate in this year’s CECAFA senior challenge cup, according to Somali
Football Federation Secretary General Abdi Qani Said...
Elman Football Club who are the winners of Somalia’s 2012 division A football tournament
have been presented the trophy at a colourful ceremony at the Safari hotel in Mogadishu
on Wednesday during which Banadir Sports club were also...
Taariikhdu waxey xustaa mar waliba in dalkeena Soomaaliyauu magac iyo maamuusba
ku lahaa noocyada kala duwan ee cayaaraha sida kubadda cagta, kubadda kolayga, kubadda
miiska, cayaaraha fudud, feerka iyo wixii la halmaala.
Macalin Cumar tababare rug cadaa ah kana mid ah xidigihii kubadda cagta dalkeena
soomaray 50 meeyadii.
Waxaa Illaah mahadii ah in aan la kulano, oo aan waraysano mid ka mid ah xidigihii
laacibiinteenii Soomaaliyeed (Legends) ee kubadda cagta dheeli jiray wixii ka horeeyey
1991-gii. Laacibkaas oo aan dhihi karo wuxuu magac, sharaf iyo sumcad...
Taariikhdu waxaa ay xusaysaa in dalkeenna Soomaaliya uu magac iyo maamuusba ku leeyahay
noocyada ciyaareed ee kala duwan sida: kubbadda cagta, Kubbadda koleyga , Ciyaaraha
fudud iyo kubbadda Miiska. Iyada oo ay noocyadaasi ciyaareed jireen...