Search
× Search
Saturday, April 27, 2024

Youth Development

 

Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun (3)
Kubadda Webmaster
/ Categories: Sports News

Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun (3)

Waxaa xalay degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir ku geeriyootay Hooyo Culumo Xuseen oo ahayd Hooyadii dhashay Allaha u naxariistee laacibkii kooxda Wagad ama (FIAT) Jimcaale Maxamed Xaayow (Gaashaan-yare) AUN.

Waxaa geerida Hooyo Culumo Xuseen ka naxay dhamaan Bahda Isboortiga, waxaana halkan tacsi uga diraya Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, xiriirka Kubadda Cagta, xiriirka Kubadda Kolayga, xiriirrada kala duwan iyo Bahda Isboortiga, waxayna leeyihiin RABBI naxariistii Janno ha ka waraabiyo.

Sidoo kale waxaa iyagana u tacsiyeeynayo Hooyo Xaawo Maxamuud Cumar, Maxamed Yuusuf (Jantiile) , Shukri Yuusuf afrax, ,Faiza Y Afrax, Aamino Y Afrax, Aadan Faray iyo dhamaan reer C/lle Qaylshow raage, Cumar Ganjab, Abuukar Ganjab iyo dhamaan Reer Ganjab, Jaylaani Cali Neero (Baaba Jey) , Maxamed Muumin Aayare, iyo dhamaan reer Maanaboolyo.

Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa in marxuumadda Jannadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo saaxiibadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Print
6001 Rate this article:
No rating

Please login or register to post comments.

Name:
Email:
Subject:
Message:
x
Terms Of UsePrivacy StatementCopyright 2024 by Kubadda Somali Sport Portal
Back To Top