Fahan oo ka faaiideyso ciyaaraha fudud (Athletics) oo aan qormadan si guud u dulmari doono intey u qaybsamaan iyo qodobo aan laga wada aqoon. Ciyaaraha fududi waa hooyada iyo Aabaha ciyaaraha oo dhan, sidaas awgeedna waxaa lagama maarmaan ah in la fahmo laguna dhiirado ka qayb galkooda. Uma baahna koox iyo garoon iyo qalab u gaar ah, waxaa intaas dheer in dhalinta Soomaaliyeed leedahay hibo Alle ugu manaystay loona baahan yahay in ay ka muuqato.
La soco qoraalo dambe oo la xiriira Ciyaaraha Fudud.