Search
× Search
Tuesday, March 19, 2024

Youth Development

 

09 August 2017
Cayaaraha Fududi waa tartan Socod, Orod, Boodo, iyo Tuuryo.

Cayaaraha Fududi waa tartan Socod, Orod, Boodo, iyo Tuuryo.

Fahan oo ka faaiideyso ciyaaraha fudud (Athletics) oo aan qormadan si guud u dulmari doono intey u qaybsamaan iyo qodobo aan laga wada aqoon. Ciyaaraha fududi waa hooyada iyo Aabaha ciyaaraha oo dhan, sidaas awgeedna waxaa lagama maarmaan ah in la fahmo laguna dhiirado ka qayb galkooda.  Uma baahna koox iyo garoon iyo qalab u gaar ah, waxaa intaas dheer in dhalinta Soomaaliyeed leedahay hibo Alle ugu manaystay loona baahan yahay in ay ka muuqato.

La soco qoraalo dambe oo la xiriira Ciyaaraha Fudud.

12 August 2013
Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya

Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya

Hordhac: Waxaan qoraalo hore wax uga taabtay ama ku xusay sida Isboortigu uu uga qayb qaadan karo horumarka dal, dalkaasi ha ahaado mid horumaray (developed) ama ha ahaado mid u baahan horumar (underdeveloped). Waxaa qaybaha bulshadda dunida oo idil ku midaysanyihiin aragtida ah in Isboortigu yahay aalad loo adeegsado horumarka shakhsi, deegaan, qaran, iyo mid caalami. Waxaa sidoo kale Isboortigu dabiibi karaa ama dawo u noqon karaa dhibaatooyinka ama aafooyinka, colaadaha iyo isu soo dhoweynta bulshadda

03 February 2013
Mo Farah And Wife Tania Criticise School Sport Funding Cuts

Mo Farah And Wife Tania Criticise School Sport Funding Cuts

Double Olympic gold medallist Mo Farah and his wife Tania have criticised the Government over school sport funding cuts and called on the coalition to protect the legacy of the Games.

01 October 2008
WAA MAXAY SOON?

WAA MAXAY SOON?

Soonku waa bisha Sagaalaad ee calendar-ka Islamka, Wuxuuna ka mid yahay shanta tiir ee Islamka asagoo kaga jira kaalinta Afaraad. Soonku luqad ahaan waa in wax laga reebtoonaado oo aan la sameyn. Sharciga Islaamkana soonku waa in laga af haysto cunto iyo cabbid iyo in laga reebtoonaado galmo (afooyinka oo xiriir galmo lala sameeyo) laga bilaabo waaberiga (fajarka salaada subax) ilaa ay qorraxdu ka dhacayso iyadoo lala imaanayo niyo qalbiga ah, oo ay tahay in laabta laga niyoodo fulinta awaamiirta Alle (S.W.) oo ah Soonka waajibka ah.

01 October 2008
CID UMA MAQNO CEELNA UMA QODNO

CID UMA MAQNO CEELNA UMA QODNO

Isboortigu wuxuu qayb ka qaadan karaa horumarinta tayada nolosha qofka ama bulshadda. Isboortigu wuxuu kaalmeeyaa is-fahamka, iyo dulqaadka, wuxuu ka hortagaa xanuunadda bulshadda sida mukhadaraadka, qaadka iyo is kala ficilka oo maanta dhib fara badan ku haysa bulshadda Soomaaliyeed, iyadoo ay u sii dheertahay xanuunka faqriga, aqoon la’aanta iyo nabadgelyo la’aan.

 

01 October 2008
Somali teen takes top Euro award

Somali teen takes top Euro award

Sixteen-year-old Somalia-born schoolboy Abdul Abubakar took first prize at the finals of the 19th European Union Contest for Young Scientists in Valencia last week.

01 October 2008
ZAKAATUL FITRIGA IYO AXKAANTEEDA

ZAKAATUL FITRIGA IYO AXKAANTEEDA

Sakaatul Fidrigu Waa Cibaado ilaahay loogu dhawaanayo waxayna la xidhidhaa Soonka. Soonka oo Ajarkiisa ilaahay yiri “Soonka anigaa iska leh anigaana ka abaal marinaya Adoomaha dartey u soomey”. Zakaatul fidriga bixinteeda waxaa la inaga rabaa inaan u bixino sidii uu u bixin jirey Rasuulkeena SCW, iyo Saaxaabadiisii, waxaana la inaga rabaa inaan barano cibaadadan xukumkeeda.

01 October 2008
Taariikhda Isboortiga

Taariikhda Isboortiga

Isboort(sport) waxaa lagu micneeyaa ku tartan xirfad ama awood jireed oo leh sharci iyo xeer. Isboorti waxaa badi lagu nisbeeyaa looltan ama tartan u dhexeeyaa laba dhinac oo lagu tartamayo awood jireed iyo xeelad lana tiigsanayo guul, oo laga baxsanayo guul darada.

RSS
Terms Of UsePrivacy StatementCopyright 2024 by Kubadda Somali Sport Portal
Back To Top