Search
× Search
Tuesday, March 19, 2024

Article

 

H Farah
/ Categories: Football

XAFLADII XIRITAANKA KOOBKA JENARAL DA’UUD EE LONDON - UK

taariikhda Soomaaliyeed waxaa ku xusan dad badan oo wadankooda u adeegay, ana huray naftooda,  waxaa dadka Soomaaliyeed aaney marna ilaawayn Jeneral Da'uud Cabdulle Xirsi oo ah abaanduulihi ugu horeeyey ee ciidanka Militeriga Soomaaliyeed. Jeneral Da'uud wuxuu asaaska u dhigay ciidankii difaacay dalka Soomaliyeed Dagaaladii lagu soo qaaday dowladii curdinka ahayd 1960 -1964. Janaral Da'uud oo lagu sharfay Tartanka koobka Soomaaliyeed, ayaa waxaa qurbajoogtii Soomaaliyeed in muddo ahba ku maamuusaysay oo ku magacaabaysay tartamo kooban iyo kuwa dhaadheer.

Waxaa bariga London lagu qabtay tartan iyo xaflad xiritaan si heer sare ah loo soo agaasimay loona dhigay laba iyo toban kooxood ayna ka mid tahay koox Sweden ka timi Ciyaarahan oo jawi qurux badan ku qabsoomay waxaad halkan ka daawataan xafladii xiritaanka ee tartankii 2017 iyo sawiro la xiriira.


Previous Article Hablihii hore ee Kubadda Kolayga oo doortay hogaan cusub
Next Article Mo Farah won the gold at 10000m
Print
10441 Rate this article:
5.0
H Farah

H FarahH Farah

Other posts by H Farah
Contact author

Name:
Email:
Subject:
Message:
x
Terms Of UsePrivacy StatementCopyright 2024 by Kubadda Somali Sport Portal
Back To Top