Search
× Search
Friday, March 29, 2024

Article

 

Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun (3)
Kubadda Webmaster
/ Categories: Sports News

Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun (3)

Waxaa xalay degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir ku geeriyootay Hooyo Culumo Xuseen oo ahayd Hooyadii dhashay Allaha u naxariistee laacibkii kooxda Wagad ama (FIAT) Jimcaale Maxamed Xaayow (Gaashaan-yare) AUN.

Waxaa geerida Hooyo Culumo Xuseen ka naxay dhamaan Bahda Isboortiga, waxaana halkan tacsi uga diraya Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, xiriirka Kubadda Cagta, xiriirka Kubadda Kolayga, xiriirrada kala duwan iyo Bahda Isboortiga, waxayna leeyihiin RABBI naxariistii Janno ha ka waraabiyo.

Sidoo kale waxaa iyagana u tacsiyeeynayo Hooyo Xaawo Maxamuud Cumar, Maxamed Yuusuf (Jantiile) , Shukri Yuusuf afrax, ,Faiza Y Afrax, Aamino Y Afrax, Aadan Faray iyo dhamaan reer C/lle Qaylshow raage, Cumar Ganjab, Abuukar Ganjab iyo dhamaan Reer Ganjab, Jaylaani Cali Neero (Baaba Jey) , Maxamed Muumin Aayare, iyo dhamaan reer Maanaboolyo.

Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa in marxuumadda Jannadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo saaxiibadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo.


Previous Article Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga Mudane Cadaani oo u doortay Axmed Muuse Lataliyaha XSKK
Next Article Sayid Cali Cabdulle Barre oo London ku geeriyooday
Print
5940 Rate this article:
No rating
Kubadda Webmaster

Kubadda WebmasterKubadda Webmaster

Other posts by Kubadda Webmaster
Contact author

Name:
Email:
Subject:
Message:
x
Terms Of UsePrivacy StatementCopyright 2024 by Kubadda Somali Sport Portal
Back To Top