Waxaa lagu Midoobaa Mabda' iyo Himilo. Qudus waa ku midaysanahay dhamaan.
Waxaa si habsami leh uga socda Muqdisho, caasimadda Somaliya tartankii labaad ee taxanaha ahaa ay ku loolamayeen maamul gobolada Somaaliyeed. Tartankan oo si quruxbadan loo maamulayo dowlad iyo gobolka Banaadir oo marti loo yahayba. In...
Waxaa shaaca laga qaaday isku aadka tartanka kubada Cagta maamul gobaleedyada dalka Soomaaliya oo looga dhawaaqay munaasabad ay qabteen wasaarada Isboortiga dalka iyo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta.
Gobalka Banaadir oo Cayaaraha lagu...
Jaamac Maxamuud Aadan oo ku magac dheer(Karaciin) waa hormuudka iyo horyaalka tababarayaasha orodada dhexe iyo kuwa dheer ee aduunka. Jaamac oo ka soo qayb galay tartankii lagu qabtay London ee Horyaalka Aduunka ee Ciyaaraha Fudud 2017, ayaa...
Dhamaan Bah weynta Isboorti, gaar ahaan Kubadda Kolayga Waxay tacsi u dirayaan Ehelkii iyo Asxaabtii Mahdi Cali Cumar "Ina Cali British" (Pivot) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Mahdi oo naadiyo badan u soo cayaaray ay ka mid ahaayeen...
Wasiirka oo sidii ku haboonayd loogu soo dhoweeyey wuxuu la kulmay dad aad u fara badan oo ka mid ah qurba joogta oo hore iyo hadda ku hawlan Isboortiga dhalinta Soomaaliyeed xiiseeyana kan dalkoodii hooyo. Waxaa Sidoo kale goob joog ahaa...
Mo Farah won the 10,000m gold medal at the World Athletic Championships in London.
Waxaa soo gaaray magaaladda London, ee caasimadda Boqortooyadda Midowday (United
Kingdom) ciyaartoy magac iyo maamuus ku lahaa isboortiga, kuwaas oo ahaa cayaar
yahanadii gabdhahii hore ee kubadda kolayga Soomaaliyeed.
Hadii aan micneyno Isboortiga & Horumarinta, Isboorti waxaa markan micnihiisu noqonayaa
firfircooni jireed oo dhaafsiisan tartan ama kulan Isboort. waxaa raacsan firfircoonida
jireed , fiyoobi maskaxeed, fal gal (Is dhex gal) bulsho....
Orad yahanka caanka ah ee Maxamed Faarax oo marka magaciisa la soo gaabiyo loogu
yeero Mo Farah, ayaa noqday ninka labaad ee adduunka ku guulaysto laba mar oo isku
xigto tartamada orodka Olymbikada iyo tartankii cayaaraha fudud ee aduunka...
Maxamed Faarax oo loo yaqaan (Mo Farah) ayaa gaaray guulo iyo heer aqoonsi hore
hal qof keliyii u gaaray markuu Sabtidii la soo dhaafay ku guulaystay orodka 10,000m
(Toban kun mitir), maanta oo jimco ahna uu ku labaystay orodkii 5,000m (shan...
Waxaa habeenkii Sabti- Axadaad ee 10 ka August 2013, lagu qabtay Waqooyiga London
maqaayada lagu magacaabo Walaalaha ama (Brothers Restaurant), ee ku taal 552 Tottenham
High Road, N17 9SY. Xaflad si heer sare ah ay u soo qabanqaabiyeen bahda...
Dhamaan bahwaynta isboortiga Soomaaliyeed, Maamulka iyo xubnaha Gudiga Olambikada
Soomaaliyeed, dhamaan xiriirrada kala duwan ee isboortiga Soomaaliyeed, Qaasatan
Gudiga iyo xubnaha Xiriirka kubadda Kolayga iyo cayaaryahanada wiilal iyo...
Waxaa galabtii Sabti-da bisha August ahayd Seddexda, ku kulmay Bridge Park Community
Leisure Centre oo ku taal galbeedka magaaladda London qaar ka mid ah bahdii hore
ee kubadda kolayga oo uu soo booqday macalinka Xulka Qaranka Kubadda Kolayga...
Waxaa magaalada London gaar ahaan koofur galbeed xaafada lagu magacaabo Streatham
lagu qabtay koob kubadda cagta ah oo aanan noociisa horay eysan u soo qaban qaabin
Soomaalida qurbo joogta ah ee ku sugan magaalada London.
Waaxda farsamada ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa sheegtay in xiriirku
aad ugu rajo weynyahay in is badal weyn uu ku imaan doono cayaartoyda Soomaaliyeed
gaar ahaana dhinacyada xirfada, farsamada iyo qaab ciyaareedkooda, hadii...
Waxaa xalay magaalada Mogadishu ku geeriyootay Hooyo Faadumo Jaamac Jimcaale (Faadumo Shanle) oo ahayd Hooyadii dhashay laacibkii kooxda kubadda cagta iyo kolayga naadigii Jeenyo ama LL PP C/Laahi Cilmi Ereg (Xaaji). AUN maamada ayaa baeryahaan...
Mo Farah and Saturdays at London’s Olympic Stadium were evidently made for each
other.
Waxaa ku geeriyooday magaaladan London maantana oo Jimca ah 26/07/2013 lagu aasay
London Eebbe naxariistii janno ha siiyee, "SAYID CALI CABDULLE BARRE "QALAAYE".
Allaha u naxariisto. Sayid Cali oo xilal badan ka soo qabtay dalka...
Waxaa xalay degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir ku geeriyootay Hooyo Culumo Xuseen
oo ahayd Hooyadii dhashay Allaha u naxariistee laacibkii kooxda Wagad ama (FIAT)
Jimcaale Maxamed Xaayow (Gaashaan-yare) AUN.
Wareegto uu soo saaray Gudoomiyaha cusub ee XSKK C/laahi Nuur Maxamed (Cadaani)
dhawaan ayaa uu ku cadeeyay in Axmed Muuse Xuseyn loo doortay lataliyaha gudoomiyaha
XSKK iyo maamulka dhamaan xulalka Qaranka kubadda koleyga Soomaaliyeed.