Waxaa xalay magaalada Mogadishu ku geeriyootay Hooyo Faadumo Jaamac Jimcaale (Faadumo Shanle) oo ahayd Hooyadii dhashay laacibkii kooxda kubadda cagta iyo kolayga naadigii Jeenyo ama LL PP C/Laahi Cilmi Ereg (Xaaji). AUN maamada ayaa baeryahaan...
In a bid to give the Somali people a full understanding of the roles and regulations
of Somali National Olympic committee in terms of sports development and rehabilitation
of the country’s destroyed facilities, the president of Somali...
Waxaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden ku geeriyooday shakhsi qaali ku ahaa umadda
Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaana bahweynta Isboortiga Ibraahim Cilmi Bulaale
oo loo yiqiin Ibraahim XISBIYO. Ibraahim Xisbiyo wuxuu ahaa sarkaal ka...
Garoonka Kubadda Koleyga Degmada Xamar Jajab ayaa waxaa si habsami leh uga furmay
Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir, Iyadoo Tartankan uu soo agaasimay
Xiriirka Soomaaliyeed ee Koleyga oo dhanka Maalgelinta Kaashanaya...
British Basketball has received a funding reprieve in the wake of a high-profile
campaign against UK Sport's decision to axe its Olympic programme.
After six days of competition in Dar es Salaam, both Kenya and Egypt have secured
their places at Afrobasket Women 2013 thanks to successful campaigns in the Africa
zone 5 qualifier. A disappointing performance by defending champions Rwanda...
Salah Abdo fled his war-torn homeland with his family at age three. Now, through
hard work and perseverance, he brings his basketball talents to Trinity.
Kulan todobaadlihii sabtida ee bahda kubadda Kolayga London ayaa waxaa Sabtidii
24ka bishan bilay xamaasadeeda iyo xiisaheeda ciyaartoygii Gobolka Banaadir, Naadiga
Horseed iyo Xulka Kubadda Kolayga Qarank Soomaaliyeed mudane Bile Warsame oo...
Qofna uma oomana in dib loo xusuusiyo dhacdooyinkii labaatanayadii sanadood ee la
soo dhaafay, Burbur, Abaaro, Xasuuq, Qaxid iyo qoomamayn. Mana aha ujeedada qoraalkani
in dib aan u xusuusano xanuunkii badnaa ee qof kasta oo soomaali ahi soo...
Waxaa todobaadkan dib u bilawday ciyaarihii Kubadda Kolayga ee NBA, Kooxaha badankood
oo soo xoojiyey awooda kooxeed , iyo tayada ciyaartoy ayaa waxaa bilawgiiba fooda
isa saaray kooxo lagu doorbidayey awood heerar sarena ah.
Bogga baadi goobka Taariikhda xidigaha waxaan maanta ku soo qaadan doonaa mid ka
mid ah legends-ka ama laacibiintii magaca wayn ku lahayd cayaarta kubadda kolayga
kaas oo magaciisu yahay Abuukar Axmed Maxamed oo bulshada isboortiga ay ugu...
Cabdi Maxamed Ciye-oo bahda isboortiga ay ugu yeeraan Cabdi dheere- ayay taariikhdu
xusaysaa inuu ka mid ahaa ciyaaryahannadii iyo tababarayaashii ugu qiimaha badnaa
ee soo mara ciyaaraha kubbadda koleyga ee dalkeena Soomaaliya. Kooxdiisa...