Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga Mudane Cadaani oo u doortay Axmed Muuse Lataliyaha XSKK Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga Mudane Cadaani oo u doortay Axmed Muuse Lataliyaha XSKK M Sheikh / Friday, July 5, 2013 0 6775 Article rating: No rating Wareegto uu soo saaray Gudoomiyaha cusub ee XSKK C/laahi Nuur Maxamed (Cadaani) dhawaan ayaa uu ku cadeeyay in Axmed Muuse Xuseyn loo doortay lataliyaha gudoomiyaha XSKK iyo maamulka dhamaan xulalka Qaranka kubadda koleyga Soomaaliyeed. Read more
Kulan ay iskugu yimaadeen dhamaan xubnaha ku jira Xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed oo ka dhacay London Kulan ay iskugu yimaadeen dhamaan xubnaha ku jira Xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed oo ka dhacay London M Sheikh / Monday, June 10, 2013 0 7619 Article rating: No rating Habeenkii Isniinta oo taariikhdu ahayd 10/06/2013 ayaa ay ku kulmeen xubnaha ku jira xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed kuwooda qurbo joogta ah, maqaayad ku taal galbeedka London oo la yiraahdo Blue Ocean. Kulankan ayaa uu soo abaabulay... Read more
Deeqa Maxmed Siyaad oo la kulanta Bahda K.Kolaya London Deeqa Maxmed Siyaad oo la kulanta Bahda K.Kolaya London M Sheikh / Wednesday, April 3, 2013 0 7932 Article rating: No rating Bahda Kubadda Kolayga London waxay habeenkii Sabti-Axad ee todobaadkan ku soo dhoweeyeen magaaladan London Deeqa Maxamed Siyaad oo booqasho gaaban ku timi London. Deeqa Maxamed oo ka mid ahaa ciyaartoydii Dugsiga Shibis, Xaafadda Shibis iyo... Read more
Xiddigii kubadda Kolayga Axmed Muuse oo booqasho ku tagay Degmadii uu ka bilaabay ciyaaraha Xiddigii kubadda Kolayga Axmed Muuse oo booqasho ku tagay Degmadii uu ka bilaabay ciyaaraha M Sheikh / Tuesday, March 26, 2013 0 6466 Article rating: No rating Axmed Muuse wuxuu ka mid yahay Qurbo joogta dhawaan ku laabatay dalka Soomaaliya si ay qayb uga qaataan dib u dhiska ka socda dalka qaybta ayaga kaga aadean ee Isboortis. Ahmed wuxuu ku noolaa mudo dheer dalka Germany magaaladiisa Troisdorf. Read more
Rajada Mustaqbalka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed oo dib u soo Ifaysa Rajada Mustaqbalka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed oo dib u soo Ifaysa M Sheikh / Sunday, January 20, 2013 0 6772 Article rating: No rating Kubadda koleyga Soomaaliyeed waxay soo martay heerar kala duwan, laga soo bilaabo dhamaadkii 60-dameeyadii ilaa iyo 90-meeyadii oo uu dalku dagaalo sukeeyo galay. Laga soo bilaabo xilayadii 60-dameeyadii waxay aqoonta kubaddu gaartay dhamaan... Read more
JAAMAC DHEERE OO LONDON BOOQASHO KU YIMID JAAMAC DHEERE OO LONDON BOOQASHO KU YIMID M Sheikh / Thursday, January 17, 2013 0 7081 Article rating: No rating Casho sharaf aad loo soo agaasimay, laguna soo dhawaynayey cayaaryahankii kubadda Kolayga kooxdii Ciidamadda Qalabka Siday ee HORSEED Mr Jaamac Mohamed Muuse (Jaamac Dheere) ayaa waxaa habeenhore oo bishu ahayd 12/01/2013 ka dhacday maqaayada... Read more
WARAYSIGA XIDDIGAHA WARAYSIGA XIDDIGAHA M Sheikh / Tuesday, May 6, 2008 0 10018 Article rating: 4.0 Bogga baadi goobka Taariikhda xidigaha waxaan maanta ku soo qaadan doonaa mid ka mid ah legends-ka ama laacibiintii magaca wayn ku lahayd cayaarta kubadda kolayga kaas oo magaciisu yahay Axmed Muuse Huseyn oo u cayaari jiray naadigii kooxda... Read more