Tan iyo markii ay bur burtay Dawladii Soomaaliya 1991kii, waxaa kusoo badanayay
dalalka qurbaha qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo cararay dagaaladii ka dhacayay dalka
si ay u helaan amaan iyo nolol. Waxaana qaar badan oo kamid ah caruurta Soomaaliyeed
ay ku dhasheen ama ku koreen dalalka Reer-galbeedka sida Britain-ka waxaa ay kamid
tahay meelaha ay dadkaasi ku noolyihiin isla markaana waxaa....