Search
× Search
Wednesday, May 1, 2024

Youth Development

 

03 February 2013
Mo Farah And Wife Tania Criticise School Sport Funding Cuts

Mo Farah And Wife Tania Criticise School Sport Funding Cuts

Double Olympic gold medallist Mo Farah and his wife Tania have criticised the Government over school sport funding cuts and called on the coalition to protect the legacy of the Games.

03 February 2013
British Basketball gets Olympic funding reprieve after UK Sport appeal

British Basketball gets Olympic funding reprieve after UK Sport appeal

British Basketball has received a funding reprieve in the wake of a high-profile campaign against UK Sport's decision to axe its Olympic programme.

01 November 2007
CUDURKA SONKOROWGA

CUDURKA SONKOROWGA

Cudurka sonkorowga ayay dad badan oo dunida guudkeeda ku nooli ka sheeganayaan, waayadan danbena tirada soomaalida sonkorta qabta ayaa sii kordheysa sanadba sanadka ka danbeya.

01 November 2007
CUDURKA KOLEERAHA

CUDURKA KOLEERAHA

Cudurka koleeraha ayaa ka dilaaca sanad walba wadamada saboolka intooda badan, sababana dhimasha aan yareyn . Dalka somaliya ayaa ka mid ah wadamada uu sida joogtada ah ugu dilaaco cudarkani, dhowrkii sano ee la soo dhaafay dad badan ayaa u le’day cudurkan sababtii gobolo badan oo somaliya ka mid ah, bishii maarso sanadkii 2000 oo keliya dad gaaraya 1191...

01 November 2007
CUDURKA AIDS-ka (HIV)

CUDURKA AIDS-ka (HIV)

Cudurkan waxaa keena nooc ka mid fayraska oo loo yaqaan HIV (Human Immunodifeciency Virus), feyraska noocani waxa uu toos u weeraraa unugyada difaaca jirka Aadamiga, weerarkaas kadib hidda-sidaha Feyraska HIV-ga (DNA) waxa uu toos ula midoobaa hidda-sidaha qofka bukaanka (DNA of the host), waxaana dhacda in ay mideysnaadaan muddo aan yareyn inta badana lagu qiyaaso 5-10 sanadood, xilligaas oo qofka bukaanka ahi uusan muujin wax calaamado cudur ah (Assymptomatic period).

01 November 2007
Cudurka Jabtadda

Cudurka Jabtadda

Cudurka jabtadda ayaa safka hore kaga jira cudarada galmada lagu qaado (sexually transmitted disease) kaas oo khatar ba’an ku haya dadyow badan oo dunida ku nool haba ugu badnaadeen kuwa ku nool waddamada soboolka ah ee aan helin xanaaneyn iyo daryeel caafimaad oo ku filan .

01 November 2007
CUDURKA WARAABOWGA

CUDURKA WARAABOWGA

Wadamada Africa oo uu cudurkani aadka ugu badan yahay ayaa waxaa ka mid ah, Itoobiya, Kenya, Yugaandha, Soomaaliya iyo wadamo badan oo duniida aduunka sadexaad ka tirsan.

RSS
Terms Of UsePrivacy StatementCopyright 2024 by Kubadda Somali Sport Portal
Back To Top