Hadii aan micneyno Isboortiga & Horumarinta, Isboorti waxaa markan micnihiisu noqonayaa
firfircooni jireed oo dhaafsiisan tartan ama kulan Isboort. waxaa raacsan firfircoonida
jireed , fiyoobi maskaxeed, fal gal (Is dhex gal) bulsho....
Orad yahanka caanka ah ee Maxamed Faarax oo marka magaciisa la soo gaabiyo loogu
yeero Mo Farah, ayaa noqday ninka labaad ee adduunka ku guulaysto laba mar oo isku
xigto tartamada orodka Olymbikada iyo tartankii cayaaraha fudud ee aduunka...
Maxamed Faarax oo loo yaqaan (Mo Farah) ayaa gaaray guulo iyo heer aqoonsi hore
hal qof keliyii u gaaray markuu Sabtidii la soo dhaafay ku guulaystay orodka 10,000m
(Toban kun mitir), maanta oo jimco ahna uu ku labaystay orodkii 5,000m (shan...
Hordhac: Waxaan qoraalo hore wax uga taabtay ama ku xusay sida Isboortigu uu uga
qayb qaadan karo horumarka dal, dalkaasi ha ahaado mid horumaray (developed) ama
ha ahaado mid u baahan horumar (underdeveloped). Waxaa qaybaha bulshadda...
Waxaa habeenkii Sabti- Axadaad ee 10 ka August 2013, lagu qabtay Waqooyiga London
maqaayada lagu magacaabo Walaalaha ama (Brothers Restaurant), ee ku taal 552 Tottenham
High Road, N17 9SY. Xaflad si heer sare ah ay u soo qabanqaabiyeen bahda...
Dhamaan bahwaynta isboortiga Soomaaliyeed, Maamulka iyo xubnaha Gudiga Olambikada
Soomaaliyeed, dhamaan xiriirrada kala duwan ee isboortiga Soomaaliyeed, Qaasatan
Gudiga iyo xubnaha Xiriirka kubadda Kolayga iyo cayaaryahanada wiilal iyo...
Waxaa galabtii Sabti-da bisha August ahayd Seddexda, ku kulmay Bridge Park Community
Leisure Centre oo ku taal galbeedka magaaladda London qaar ka mid ah bahdii hore
ee kubadda kolayga oo uu soo booqday macalinka Xulka Qaranka Kubadda Kolayga...