After six days of competition in Dar es Salaam, both Kenya and Egypt have secured
their places at Afrobasket Women 2013 thanks to successful campaigns in the Africa
zone 5 qualifier. A disappointing performance by defending champions Rwanda...
Waxaa ciyaar ka tirsan Horyaalka 4aad ee Kubadda Gacanta garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino)
ee Magaalada Muqdisho isaga horyimid gabdhaha Horeed iyo Dekedda , waxaana guud
ahaan muuqatay inay ku gacan sareeyeen Horseed oo goolal badan huwiyay...
Koobka qaramada Afrika waa muraayadda laga arko lagana qiimeeyo Kubadda Cagta Afrika.
Ciyaartoyda afrika waa gaareen guulo shakhsi, welise ma gaarin guulo kooxeed oo
wax ku ool ah. Waxaa kooxaha Yurub u arkaan tartankan meel laga soo xusho...
Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho waxaa si habsami leh uga socda
Horyaalkii 13aad ee Kubadda Gacanta, waxaana ciyaar kulul isaga horyimid Kooxaha
Heegan iyo Nationlink . iyadoo si xarago leh ay guushii ku raacday kooxda...
Kubadda koleyga Soomaaliyeed waxay soo martay heerar kala duwan, laga soo bilaabo
dhamaadkii 60-dameeyadii ilaa iyo 90-meeyadii oo uu dalku dagaalo sukeeyo galay.
Laga soo bilaabo xilayadii 60-dameeyadii waxay aqoonta kubaddu gaartay dhamaan...
Casho sharaf aad loo soo agaasimay, laguna soo dhawaynayey cayaaryahankii kubadda
Kolayga kooxdii Ciidamadda Qalabka Siday ee HORSEED Mr Jaamac Mohamed Muuse (Jaamac
Dheere) ayaa waxaa habeenhore oo bishu ahayd 12/01/2013 ka dhacday maqaayada...
Lex Vander oo ah khabiirkii cows-ka Artifishalka ah ku goglay garoonka kubada cagta
Stadium Banadir muddo lix todobaad ah oo uu joogay Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay
xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA in uu ahmiyad gaar ahaaneed siiyo...
Salah Abdo fled his war-torn homeland with his family at age three. Now, through
hard work and perseverance, he brings his basketball talents to Trinity.
Guddoomiyaha Xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan waaberi oo ku sugan
xarunta FIFA uuna wehlinayo wasiirka sportiga dalkaasi Dr Jaamac Cilmi Cukiye ayaa
balan qaaday in uu xooga saari doono horumarinta kubada cagta ee iskuulada...
Alle ha u Naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Halyeyga Isboorti
Xasan Axmed Cabdi [Xasan Elman] oo ahaa Guddoomiye ku xigeenkii labaad ee Guddiga
Olambikada Soomaaliyeed.
Garoonka Kubadda Koleyga 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa
ku kulmay Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed Ibraahim Xuseen Cali
(Roombo) iyo Guddoomiyaha Ururka dhallinyarada jiilka cusub ee Isboortiga iyo...
In its 6th election congress held in Mogadishu on Thursday 3rd of January 3013,
the Somali National Olympic committee has elected its long-time serving secretary
General and former national men’s basketball team coach Mr. Abdullahi...