Waxaa lagu Midoobaa Mabda' iyo Himilo. Qudus waa ku midaysanahay dhamaan.
Waxaa si habsami leh uga socda Muqdisho, caasimadda Somaliya tartankii labaad ee taxanaha ahaa ay ku loolamayeen maamul gobolada Somaaliyeed. Tartankan oo si quruxbadan loo maamulayo dowlad iyo gobolka Banaadir oo marti loo yahayba. In...
Waxaa shaaca laga qaaday isku aadka tartanka kubada Cagta maamul gobaleedyada dalka Soomaaliya oo looga dhawaaqay munaasabad ay qabteen wasaarada Isboortiga dalka iyo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta.
Gobalka Banaadir oo Cayaaraha lagu...
Hore iyo Hadda
Waxaa magaala maddaxda Soomaaliyeed ee Muqdisho ka socda tartankii kubadda cagta ee Goboladda Soomaaliyeed 2017. Ciyaarahani waxay bilaabmeen xilligii kacaanka waxaana ujeedadu ahayd is-dhexgalka bulshadda iyo in la helo dhalinyaro...
Waxaa galabtii axadda ee bisha August ahayd 27ka ku soo geba geboobay tartankii Somali Week oo loo qabtay sided kooxood oo da’doodu ka yartahay 18 jir. Tartankan oo lagu qabtay woqooyiga Galbeed London gaar ahaan Silver Jubilee Park,...
Jaamac Maxamuud Aadan oo ku magac dheer(Karaciin) waa hormuudka iyo horyaalka tababarayaasha orodada dhexe iyo kuwa dheer ee aduunka. Jaamac oo ka soo qayb galay tartankii lagu qabtay London ee Horyaalka Aduunka ee Ciyaaraha Fudud 2017, ayaa...
Dhamaan Bah weynta Isboorti, gaar ahaan Kubadda Kolayga Waxay tacsi u dirayaan Ehelkii iyo Asxaabtii Mahdi Cali Cumar "Ina Cali British" (Pivot) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Mahdi oo naadiyo badan u soo cayaaray ay ka mid ahaayeen...
Wasiirka oo sidii ku haboonayd loogu soo dhoweeyey wuxuu la kulmay dad aad u fara badan oo ka mid ah qurba joogta oo hore iyo hadda ku hawlan Isboortiga dhalinta Soomaaliyeed xiiseeyana kan dalkoodii hooyo. Waxaa Sidoo kale goob joog ahaa...
Fahan oo ka faaiideyso ciyaaraha fudud (Athletics) oo aan qormadan si guud u dulmari doono intey u qaybsamaan iyo qodobo aan laga wada aqoon. Ciyaaraha fududi waa hooyada iyo Aabaha ciyaaraha oo dhan, sidaas awgeedna waxaa lagama maarmaan ah in...
Waxaa habeenkii sabti lagu soo dhoweeyey Woqooyiga London, gaar ahaan Rayaan Resturant marti Sharaf iyo qiimo weyn ku leh bahda bahda Kubadda Kolayga iyo Isboortiga Soomaaliyeed, dalka Jarmalka waxaa naga soo booqday Axmed Muuse Xuseen oo ahaa...
Mo Farah won the 10,000m gold medal at the World Athletic Championships in London.
taariikhda Soomaaliyeed waxaa ku xusan dad badan oo wadankooda u adeegay, ama u huray naftooda, waxaa dadka Soomaaliyeed aaney marna ilaawayn Jeneral Da'uud Cabdulle Xirsi oo ah abaanduulihi uGu horeeyey ee ciidanka Militeriga...
Waxaa soo gaaray magaaladda London, ee caasimadda Boqortooyadda Midowday (United
Kingdom) ciyaartoy magac iyo maamuus ku lahaa isboortiga, kuwaas oo ahaa cayaar
yahanadii gabdhahii hore ee kubadda kolayga Soomaaliyeed.
Kulan kubadda kolayga ah oo aad u qiimo badnaa ayaa uu dhexmaray laba kooxood oo
dhalin yaro da’doodu u dhaxaysay 16 ilaa iyo 19 sano jir, kuwaas oo ka kala socday
magaalooyinka Leicester iyo London.
Odayaasha iyo dhalinyarada deegaamada koofur galbeed ee LONDON iyagoo isku duuban
waxay casho sharaf kulmisa soo dhaweyn iyo ambabixin u sameeyeen cayaartooygii degmada
Boondheere, Gobolka Banaadir, Naadiga MUQDISHO iyo xulkii QARANKA ee...
Hadii aan micneyno Isboortiga & Horumarinta, Isboorti waxaa markan micnihiisu noqonayaa
firfircooni jireed oo dhaafsiisan tartan ama kulan Isboort. waxaa raacsan firfircoonida
jireed , fiyoobi maskaxeed, fal gal (Is dhex gal) bulsho....
Orad yahanka caanka ah ee Maxamed Faarax oo marka magaciisa la soo gaabiyo loogu
yeero Mo Farah, ayaa noqday ninka labaad ee adduunka ku guulaysto laba mar oo isku
xigto tartamada orodka Olymbikada iyo tartankii cayaaraha fudud ee aduunka...
Maxamed Faarax oo loo yaqaan (Mo Farah) ayaa gaaray guulo iyo heer aqoonsi hore
hal qof keliyii u gaaray markuu Sabtidii la soo dhaafay ku guulaystay orodka 10,000m
(Toban kun mitir), maanta oo jimco ahna uu ku labaystay orodkii 5,000m (shan...
Hordhac: Waxaan qoraalo hore wax uga taabtay ama ku xusay sida Isboortigu uu uga
qayb qaadan karo horumarka dal, dalkaasi ha ahaado mid horumaray (developed) ama
ha ahaado mid u baahan horumar (underdeveloped). Waxaa qaybaha bulshadda...
Waxaa habeenkii Sabti- Axadaad ee 10 ka August 2013, lagu qabtay Waqooyiga London
maqaayada lagu magacaabo Walaalaha ama (Brothers Restaurant), ee ku taal 552 Tottenham
High Road, N17 9SY. Xaflad si heer sare ah ay u soo qabanqaabiyeen bahda...
Dhamaan bahwaynta isboortiga Soomaaliyeed, Maamulka iyo xubnaha Gudiga Olambikada
Soomaaliyeed, dhamaan xiriirrada kala duwan ee isboortiga Soomaaliyeed, Qaasatan
Gudiga iyo xubnaha Xiriirka kubadda Kolayga iyo cayaaryahanada wiilal iyo...