Search
× Search
Tuesday, March 19, 2024

Article

 

Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun.
Kubadda Webmaster

Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun.

Waxaa xalay magaalada Mogadishu ku geeriyootay Hooyo Faadumo Jaamac Jimcaale (Faadumo Shanle) oo ahayd Hooyadii dhashay laacibkii kooxda kubadda cagta iyo kolayga naadigii Jeenyo ama LL PP C/Laahi Cilmi Ereg (Xaaji). AUN maamada ayaa baeryahaan danbe xanuun yar yar hayay.

Waxaa geerida Hooyo Faadumo Jaamac Jimcaale (Faadumo Shanle) ka naxay dhamaan Bahda Isboortiga, waxaana halkan tacsi uga diraya Dhamaan kooxdii Jeenyo, Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, xiriirka Kubadda Cagta, xiriirka Kubadda Kolayga, xiriirrada kala duwan  iyo Bahda Isboortiga, waxayna leeyihiin RABBI naxariistii Janno ha ka waraabiyo.

Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa in marxuumadda Jannadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo saaxiibadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka wada siiyo.

Waxaa halkan ayagoo aad uga xun uga tacsiyaynaya C/Laahi Cilmi Ereg (Xaaji) dhamaan asxaabta hoos magacyadoodu ku qoran yihiin:

Bashiir JEENYO
Ahmed Nuur SAYGA
Saciid QORSHEEL
Cabdi M. Ciye CABDI DHEERE
Cabdi Maxamed Guuleed (C/xalwo)
Cabdullaahi Cali Guure DALEY
Cumar C/qaadir BAARAJAB
Cabdalle Cali Cumar
Maxamed Sheikh Cabdi WELI
Axmed Xirsi Cabdulle A. BILE
Abdirahmaan SHIGSHIGOW
Yuusuf DOOLOW
C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)
Maxamuud Ciise
Farah ODAY
Mohamed Faarah QAMBI
Cabdulqaadir BIINA
Cabdi Qani JEENYO
Saciid Geeseey
Bashiir C/llaahi Ali BASHIIR GUREEY
Abuukar Yuusuf A. DHEERE
C/rahmaan Ismail ATOORE
Liibaan Daahir Yuusuf
Mulki Nuur Muudeey
Malyuun Nuur Muudeey
Ayaan
Camalooti
Faay Aweys
Deeqo BUUY
Sareedo Ibraahin
Sahro Xasan socdaal
Bakiin Maaxi Macalin
Xaawo Sh Ahmed XAAWO TAAKO
Xaawo Kiin Axmed Cabdulle
Astur Jaamac
Saciido Sheikh Xasan S. DHEER
Maxamed faaqid Ali
Dr. C/rahman Cunaaye
Cabdullaahi TARABI
Duraan Ahmed Farah
Cabdulqaadir Ibraahim Gacal ABKOW
Cabdulqaadir Bootaan Isomarey
Cabdiraxmaan M. GUHAD
Xasan Faarax JOHN
Axmed Muuse Xuseen
Cabdiraxmaan Maxamed Sheikh Mahdi
Warsame Cali Cabdi
Nuuradiin Cali Saciid
Cali Gureey
Cabdirashiid Axmed BALASTIKO
Mahad Maxamuud Cabdi BILIG
Maxamuud Muuse SHIIMAD
Cabdulqadir Xaaji Daahir SHIIKHA
Cabdullahi Sheikh Axmed GABALLE
Idiris Ibrahim SULEIMAAN
Yasiin Maaxi Macalin
Maxamed Aadan Xersi MADOOBE
Guleed Aadan Xersi
Xasan SHAFAL
Axmed Qanyare
OTTO DHEERE
Siciid Juula
Nadiifo Ibrahim Iidow
Cabdulle Xirsi Cabdulle
Aadan Cabdi Maxamed QARDHAAS
Cali GUREY
C/qaadir Maxamed Farax BIRIQ
Mustaf Gabdhow
Cabdi Jibaar
Muriidi YAA WELI
Ali Abanuur ALI SHANGAANI
Cabdulqaadir GARWEYNE
Cabdixakiim Maxamed Siciid
Cabdullahi Abshir Cali
Khaliif Maxamed Cabdi
Cabdalle WADANI
Mahad Xerow
Axmed Guure
garsoore Cabdulaahi xaaji food
garsoore Maxamed Abuukar
garsoore Abshir Muxyidiin
garsoore Cali Hindi
garsoore Cadaani.
garsoore Cabduqaadir dheere
garsoore Sakariye Macalin
garsoore Muudeey.
garsoore Cabdi cabdule Baasaale.
garsoore Saacid Abukar.
garsoore maxamed fiidow
ciyaartoy Batuulo Qaasin,
ciyaartoy Geediyo,
ciyaartoy Hodan
ciyaartoy Suweys
ciyaartoy Faayareey,
ciyaartoy Aamow,
ciyaartoy Faadumo C/raxmaan.
Maxamed Ismaaciil
Siciid Ceyrow
Zakariya BALIILE


Previous Article Mo Farah wins 3,000 metres at the Anniversary Games after brilliant final lap
Next Article Dhismihii garoonka kubadda cagta Banaadir stadium oo dhawaan gabo gabo ku dhow
Print
7342 Rate this article:
No rating
Kubadda Webmaster

Kubadda WebmasterKubadda Webmaster

Other posts by Kubadda Webmaster
Contact author

Name:
Email:
Subject:
Message:
x
Terms Of UsePrivacy StatementCopyright 2024 by Kubadda Somali Sport Portal
Back To Top