Search
× Search
Tuesday, March 19, 2024

Article

 

Alle ha u naxariisto Mahdi Cali Cumar (Pivot)
H Farah
/ Categories: Sports News, TACSI

Alle ha u naxariisto Mahdi Cali Cumar (Pivot)

Dhamaan Bah weynta Isboorti, gaar ahaan Kubadda Kolayga Waxay tacsi u dirayaan Ehelkii iyo Asxaabtii Mahdi Cali Cumar "Ina Cali British"  (Pivot) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Mahdi oo naadiyo badan u soo cayaaray ay ka mid ahaayeen ENC,  Jeenyo, WMQ, Qaranka, 15 May iyo in kale. Alle dembigiisa ha dhaafo, qabrigiisa haw waasiciyo, Janaddana degaankiisa ha ka yeelo.
Previous Article Axmed Cumar Islaaw Wasiir ku xigeenka Isboortiga Dowladda Soomaaliya, oo tartan ka furay London, lana kulmay bahda Isboorti.
Next Article Jaamac Aadan (Karaciin) Hormuudka Tababrayaasha oo la kulmay bulshadda London
Print
10117 Rate this article:
No rating
H Farah

H FarahH Farah

Other posts by H Farah
Contact author

Name:
Email:
Subject:
Message:
x
Terms Of UsePrivacy StatementCopyright 2024 by Kubadda Somali Sport Portal
Back To Top