Athletics News

Mo Farah oo noqday orad yahankii ugu wanaagsanaa ee soo mara abad dalka Britain

Orad yahanka caanka ah ee Maxamed Faarax oo marka magaciisa la soo gaabiyo loogu yeero Mo Farah, ayaa noqday  ninka labaad ee adduunka ku guulaysto laba mar oo isku xigto tartamada orodka Olymbikada iyo tartankii cayaaraha fudud ee aduunka (World Athletics) oradka xawaaraha  shanta kun ee miter (5,000m) kaas oo hantay bilada dahabka ah shalayto oo bishu ahayd 16/08/2013 tartankaas oo ka dhacayay caasimada dalka Russia ee Moscow.

Tartankan ayaa ahaa tartan ay mar walba ku looltamaan halyeeyada cayaaraha fudud ee aduunka oo ay soo qaban qaabiso haya’da (iaaf world championships in athletics) kaas oo sanadkan ka dhacayay  magaalada moscow ee dalka Russia 10 - 18 august 2013.


Read more >>>
Mo Farah oo noqday orad yahankii ugu wanaagsanaa ee soo mara abad dalka Britain

Maxamed Faarax (Mo Farah) oo galay buuga Taariikhda Orodada

Maxamed Faarax oo loo yaqaan (Mo Farah) ayaa gaaray guulo iyo heer aqoonsi hore hal qof keliyii u gaaray markuu Sabtidii la soo dhaafay ku guulaystay orodka 10,000m (Toban kun mitir), maanta oo jimco ahna uu ku labaystay orodkii 5,000m (shan kun mitir) Tartanka Horyaalka Ciyaaraha Fudud Dunida (World Athletic Championships) oo sanadkan lagu qabtay magaalada Mosko ee dalka Ruushka.
Read more >>>
Maxamed Faarax (Mo Farah) oo galay buuga Taariikhda Orodada

Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Dhamaan bahwaynta isboortiga Soomaaliyeed, Maamulka iyo xubnaha Gudiga Olambikada Soomaaliyeed, dhamaan xiriirrada kala duwan ee isboortiga Soomaaliyeed, Qaasatan Gudiga iyo xubnaha Xiriirka kubadda Kolayga iyo cayaaryahanada wiilal iyo gabdho ee kubadda kolayga. Waxay ayagoo aad uga xun codkana kor u qaadayo tacsi kal iyo laab ah u dirayaan Xoghayaha xiriirka kubadda kolayga mudane Saciid Faarax Ducaale oo wiil uu Abti u yahay ku geeriyooday magaalada Muqdisho dhawaan. Wiilka Geeriyooday oo lagu magacaabayay Raage Maxamed Muumin ayaa ahaa wiil ay dhashay walaashiis Drs Caasho Kiin Faarax Ducaale.
Read more >>>
Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Mo Farah wins 3,000 metres at the Anniversary Games after brilliant final lap

Mo Farah and Saturdays at London’s Olympic Stadium were evidently made for each other.   On a memorable afternoon here, exactly one year on from the opening ceremony of the Games of the XXX Olympiad, the spindly wizard offered another supreme demonstration of why he is the finest male distance runner Britain has ever produced. His fan club saluted him accordingly, with deafening acclaim.


Read more >>>
Mo Farah wins 3,000 metres at the Anniversary Games after brilliant final lap

Somalia announces nationwide athletics development program

Somali National Olympic committee and the country’s athletics federation held hours-long meeting in Mogadishu Saturday in which they raised very crucial agendas including the start of early preparations for the Rio 2016 world Olympic Games and a nationwide athletics development program.


Read more >>>
Somalia announces nationwide athletics development program

Peace match raises hopes in Somali capital

Hopes of peace are arising in Somali capital Mogadishu which witnessed the first ever peace match in more than two decades. The peace match which was mainly intended to encourage calmness in the war-torn city was co-organised by the National Olympic committee of Somalia and the mayor of the capital Mahmoud Ahmed Nur, himself a former basketball player.
Read more >>>
Peace match raises hopes in Somali capital

TAARIIKH NOLOLEEDKII ABUUKAR ABANUUR MAXAMED

Akhristayaasheena qaaliga ahoow waxaan maanta bogeena taariikhda Halgamayaashii hore ee Isboortiga Soomaaliyeed ku soo qaadan doonaa, mid ka mid ahaa kuwii waqtigooda u soo huray dadaalka maamulkii Isboortiga Soomaaliyeed ahaana rug cadaa in mudo ah u kala dhex gooshayay maamulka xiriirada kala duwan ee cayaaraha dalka Soomaaliya, kaas oo lagu magacaabo Mr.Abuukar Abanuur Maxamed.
Read more >>>
TAARIIKH NOLOLEEDKII ABUUKAR ABANUUR MAXAMED