YouthLatest

Kulan Kubadda kolayga oo dhex maray dhalinyarada ku dhaqan dalka U.K.

 

Kulan kubadda kolayga ah oo aad u qiimo badnaa ayaa uu dhexmaray laba kooxood oo dhalin yaro da’doodu u dhaxaysay 16 ilaa iyo 19 sano jir, kuwaas oo ka kala socday magaalooyinka Leicester iyo London.  Kulankan ayaa waxaa soo abaabulay maamulka dhalinta cuslaatay ee kubadda kolayga deegaankoodu yahay London oo la kaashaday dhigooda ku dhaqan magaalada Leicester.


Read more >>>
Kulan Kubadda kolayga oo dhex maray dhalinyarada ku dhaqan dalka U.K.

Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya.

Waxaan qoraalo hore wax uga taabtay ama ku xusay sida Isboortigu uu uga qayb qaadan karo horumarka dal, dalkaasi ha ahaado mid horumaray (developed) ama ha ahaado mid u baahan horumar (underdeveloped). Waxaa qaybaha bulshadda dunida  oo idil ku midaysanyihiin aragtida ah in Isboortigu yahay aalad loo adeegsado horumarka shakhsi, deegaan, qaran, iyo mid caalami.  Waxaa sidoo kale Isboortigu dabiibi karaa ama dawo u noqon karaa dhibaatooyinka ama aafooyinka, colaadaha iyo isu soo dhoweynta bulshadda. Waxaan qoraalo taxana ah ku qaadaa dhigi doonaa qaybta Isboortiga kaga aadan horomarinta dalka, maxaa hortaagan? Sideena looga bixi karaa xaalada maanta. waxaa muhim ah in loo arko qoraalkan baal cilmiyeed ee aanu ahayn mid leh ujeedo ka duwan.  Waxaan soo dhoweynaynaa  fikradaha cidii ka dan leh cinwaankan.
Read more >>>
Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya.

Cumar A/dir BAARAJAB iyo Siciid Faarax Ducaale oo la ciiday bahda K. Kolayga London.

Waxaa habeenkii  Sabti- Axadaad ee 10 ka August 2013, lagu qabtay Waqooyiga London maqaayada lagu magacaabo Walaalaha ama (Brothers Restaurant), ee ku taal 552 Tottenham High Road, N17 9SY.   Xaflad si heer sare ah ay u soo qabanqaabiyeen bahda Kubadda Kolayga reer London iyaga oo ku soo dhoweynaya  Cumar M. Cabdulqaadir BAARAJAB oo ka tirsan Guddiga fulinta GOS, isla markaana ah Tababaraha Xulka Qaranka Soomaaliyeed iyo Siciid Faarax Ducaale oo ah Xog-hayaha Xiriirka Kubadda Kolayga Soomaaliyeed.


Read more >>>
Cumar  A/dir  BAARAJAB iyo Siciid Faarax Ducaale oo la ciiday bahda K. Kolayga London.

Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka Furmay

Garoonka Kubadda Koleyga Degmada Xamar Jajab ayaa waxaa si habsami leh uga furmay Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir, Iyadoo Tartankan uu soo agaasimay Xiriirka Soomaaliyeed ee Koleyga oo dhanka Maalgelinta Kaashanaya Maamulka Gobolka Banaadir.
Read more >>>
Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka Furmay

FIFA Training course for Somali football referees gets under way in Djibouti

FIFA MA training course for Somalia’s elite football referees has officially got underway in Djibouti on Sunday morning. The course is part of the joint FIFA/ SFF efforts intended to increase the knowledge and experience of referees in the war-torn country.  Somali Football Federation Education officer and course coordinator Ali Mohamed Ahmed who first addressed at the launching ceremony of the course explained that SFF had spent a great deal of time and efforts in the process of preparing fit and young age referees for the course.


Read more >>>
FIFA Training course for Somali football referees gets under way in Djibouti

British Basketball gets Olympic funding reprieve after UK Sport appeal

British Basketball has received a funding reprieve in the wake of a high-profile campaign against UK Sport's decision to axe its Olympic programme.

In January the funding agency said the sport had not done enough to prove it could win a medal at the 2016 or 2020 Olympics and would lose its £8.5m backing, prompting a rearguard action that included public petitions and a letter to David Cameron from the British NBA player Luol Deng.


Read more >>>
British Basketball gets Olympic funding reprieve after UK Sport appeal

Mo Farah And Wife Tania Criticise School Sport Funding Cuts

Double Olympic gold medallist Mo Farah and his wife Tania have criticised the Government over school sport funding cuts and called on the coalition to protect the legacy of the Games.

Mrs Farah, who is helping her husband set up the Mo Farah Foundation, said the cuts, six months after London 2012, were a "huge shame" and "counterproductive".

She criticised cuts to sport at grassroots levels, and said more should be done for sport in state schools, particularly at primary level.


Read more >>>
Mo Farah And Wife Tania Criticise School Sport Funding Cuts

Tartan Ciyaaraha Karate iyo Teakwondo oo Muqdisho Lagu Qabtay

MUQDISHO - Tartan ciyaareed xiiso leh oo ku saabsan ciyaarta Karate iyo Teakwondo oo maalmahan si xiiso leh uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay garoonka 1da Luulyo [ Ex-Lugino], iyadoo tartankan u soo agaasimay XSKT oo kaashanaya Ururka u dooda Xaquuqda Dhalinyarada ee SYAO.
Read more >>>
Tartan Ciyaaraha Karate iyo Teakwondo oo Muqdisho Lagu  Qabtay

Wiil yar oo mustaqbal fiican ka leh ciyaaraha Kubadda cagta

Tan iyo markii ay bur burtay Dawladii Soomaaliya 1991kii, waxaa kusoo badanayay dalalka qurbaha qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo cararay dagaaladii ka dhacayay dalka si ay u helaan amaan iyo nolol. Waxaana qaar badan oo kamid ah caruurta Soomaaliyeed ay ku dhasheen ama...


Read more >>>
Wiil yar oo mustaqbal fiican ka leh ciyaaraha Kubadda cagta

Somali Youth Basketball Camp

Somali Youth Basketball Camp, waa urur madaxbanaan oo tababar u fidiya caruurta dadoodu tahay 10 sano ilaa iyo 17 sano, saldhigooduna uu yahay Toronto Ontario Canada. Waxaa barnaamijkan wada, Qaar ka mid ah ciyaartooydii hore ee Kubadda Kolayga Soomaaliyeed. Oo ku kala nool Qaaradaha America Canada iyo Europe...
Read more >>>
Somali Youth Basketball Camp