Hore iyo Hadda
Waxaa magaala maddaxda Soomaaliyeed ee Muqdisho ka socda tartankii kubadda cagta ee Goboladda Soomaaliyeed 2017. Ciyaarahani waxay bilaabmeen xilligii kacaanka waxaana ujeedadu ahayd is-dhexgalka bulshadda iyo in la helo dhalinyaro...
Waxaa galabtii axadda ee bisha August ahayd 27ka ku soo geba geboobay tartankii Somali Week oo loo qabtay sided kooxood oo da’doodu ka yartahay 18 jir. Tartankan oo lagu qabtay woqooyiga Galbeed London gaar ahaan Silver Jubilee Park,...
Waxaa soo gaaray magaaladda London, ee caasimadda Boqortooyadda Midowday (United
Kingdom) ciyaartoy magac iyo maamuus ku lahaa isboortiga, kuwaas oo ahaa cayaar
yahanadii gabdhahii hore ee kubadda kolayga Soomaaliyeed.
Odayaasha iyo dhalinyarada deegaamada koofur galbeed ee LONDON iyagoo isku duuban
waxay casho sharaf kulmisa soo dhaweyn iyo ambabixin u sameeyeen cayaartooygii degmada
Boondheere, Gobolka Banaadir, Naadiga MUQDISHO iyo xulkii QARANKA ee...
Hordhac: Waxaan qoraalo hore wax uga taabtay ama ku xusay sida Isboortigu uu uga
qayb qaadan karo horumarka dal, dalkaasi ha ahaado mid horumaray (developed) ama
ha ahaado mid u baahan horumar (underdeveloped). Waxaa qaybaha bulshadda...
Waxaa ku geeriyooday magaaladan London maantana oo Jimca ah 26/07/2013 lagu aasay
London Eebbe naxariistii janno ha siiyee, "SAYID CALI CABDULLE BARRE "QALAAYE".
Allaha u naxariisto. Sayid Cali oo xilal badan ka soo qabtay dalka...
In a bid to give the Somali people a full understanding of the roles and regulations
of Somali National Olympic committee in terms of sports development and rehabilitation
of the country’s destroyed facilities, the president of Somali...
Bahda Kubadda Kolayga London waxay habeenkii Sabti-Axad ee todobaadkan ku soo dhoweeyeen
magaaladan London Deeqa Maxamed Siyaad oo booqasho gaaban ku timi London. Deeqa
Maxamed oo ka mid ahaa ciyaartoydii Dugsiga Shibis, Xaafadda Shibis iyo...
Waxaaa habeenkii Jimce-Sabti lagu qabtay Ocean Resturant eek u yaala magaaladda
London kulan aan hore mid la mid ah loo arag, markii bahda Isboorti la kulmeen lix
ka mid ah xubnaha barlamaanka qaranka Soomaaliyeed oo haatan ku jira fasax....
MUQDISHO - Tartan ciyaareed xiiso leh oo ku saabsan ciyaarta Karate iyo Teakwondo
oo maalmahan si xiiso leh uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay
garoonka 1da Luulyo [ Ex-Lugino], iyadoo tartankan u soo agaasimay XSKT oo...