Orad yahanka caanka ah ee Maxamed Faarax oo marka magaciisa la soo gaabiyo loogu
yeero Mo Farah, ayaa noqday ninka labaad ee adduunka ku guulaysto laba mar oo isku
xigto tartamada orodka Olymbikada iyo tartankii cayaaraha fudud ee aduunka...
Waxaa galabtii Sabti-da bisha August ahayd Seddexda, ku kulmay Bridge Park Community
Leisure Centre oo ku taal galbeedka magaaladda London qaar ka mid ah bahdii hore
ee kubadda kolayga oo uu soo booqday macalinka Xulka Qaranka Kubadda Kolayga...
Wareegto uu soo saaray Gudoomiyaha cusub ee XSKK C/laahi Nuur Maxamed (Cadaani)
dhawaan ayaa uu ku cadeeyay in Axmed Muuse Xuseyn loo doortay lataliyaha gudoomiyaha
XSKK iyo maamulka dhamaan xulalka Qaranka kubadda koleyga Soomaaliyeed.
Habeenkii Isniinta oo taariikhdu ahayd 10/06/2013 ayaa ay ku kulmeen xubnaha ku
jira xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed kuwooda qurbo joogta ah, maqaayad ku taal
galbeedka London oo la yiraahdo Blue Ocean. Kulankan ayaa uu soo abaabulay...
Bahda Kubadda Kolayga London waxay habeenkii Sabti-Axad ee todobaadkan ku soo dhoweeyeen
magaaladan London Deeqa Maxamed Siyaad oo booqasho gaaban ku timi London. Deeqa
Maxamed oo ka mid ahaa ciyaartoydii Dugsiga Shibis, Xaafadda Shibis iyo...
Axmed Muuse wuxuu ka mid yahay Qurbo joogta dhawaan ku laabatay dalka Soomaaliya
si ay qayb uga qaataan dib u dhiska ka socda dalka qaybta ayaga kaga aadean ee Isboortis.
Ahmed wuxuu ku noolaa mudo dheer dalka Germany magaaladiisa Troisdorf.
Kubadda koleyga Soomaaliyeed waxay soo martay heerar kala duwan, laga soo bilaabo
dhamaadkii 60-dameeyadii ilaa iyo 90-meeyadii oo uu dalku dagaalo sukeeyo galay.
Laga soo bilaabo xilayadii 60-dameeyadii waxay aqoonta kubaddu gaartay dhamaan...
Casho sharaf aad loo soo agaasimay, laguna soo dhawaynayey cayaaryahankii kubadda
Kolayga kooxdii Ciidamadda Qalabka Siday ee HORSEED Mr Jaamac Mohamed Muuse (Jaamac
Dheere) ayaa waxaa habeenhore oo bishu ahayd 12/01/2013 ka dhacday maqaayada...
Oradyahan Mo Farah, ayaa u wareegay magaalada Portland sanadkii hore, asagoo isu diyaarinayay cayaarahii Olympic-da si uu tababar xaga oradka ah ugu ag qaato macalinkiisii Alberto Salazar, oo dhex deganenaa xaruunta Nike (Nike's HQ) ee k u taal...
Akhristayaasheena qaaliga ahoow waxaan maanta bogeena taariikhda Halgamayaashii
hore ee Isboortiga Soomaaliyeed ku soo qaadan doonaa, mid ka mid ahaa kuwii waqtigooda
u soo huray dadaalka maamulkii Isboortiga Soomaaliyeed ahaana rug cadaa in...
Bogga baadi goobka Taariikhda xidigaha waxaan maanta ku soo qaadan doonaa mid ka
mid ah legends-ka ama laacibiintii magaca wayn ku lahayd cayaarta kubadda kolayga
kaas oo magaciisu yahay Axmed Muuse Huseyn oo u cayaari jiray naadigii kooxda...