Waxaaa habeenkii Jimce-Sabti lagu qabtay Ocean Resturant eek u yaala magaaladda
London kulan aan hore mid la mid ah loo arag, markii bahda Isboorti la kulmeen lix
ka mid ah xubnaha barlamaanka qaranka Soomaaliyeed oo haatan ku jira fasax. Tirada
xildhibaanadda degan dalka ingiriiska oo soddon iyo dhawr lagu qiyaaso ayaa ku hawlan
iney wax ka bedelaan dhaqamadii hore, kuna abuuraan dadka Soomaaliyeed kalsooni
iyo dareen himilo. Xubnaha mudanayaasha xildhibaanada xilka dheeraadka ah gudaneyey
xiligoodii fasaxa waxay ahaayeen: