Search
× Search
Tuesday, March 19, 2024

About Somalia

 

Koobka Tartanka Goboladda ha loo bixiyo koobka QUDUS. Monday, December 11, 20170

Koobka Tartanka Goboladda ha loo bixiyo koobka QUDUS.

Waxaa si habsami leh uga socda Muqdisho, caasimadda Somaliya tartankii labaad ee taxanaha ahaa ay ku loolamayeen maamul gobolada Somaaliyeed. Tartankan oo si quruxbadan loo maamulayo dowlad iyo gobolka Banaadir oo marti loo yahayba.  In kastoo aan hore ugu lahaa waaya aragnimo tramadda goboladda waxaa haddana is bedelay duruufaha iyo waqtiga.  Maanta waxaan talo ku bixino waa ha kasii samaatee marna ma aha dhaliil iyo dhaleecayn. Horumarka dal waa maro weyn oo wareegsan dhinacadana laga hayo hadii wadajir sare loo wada hayona waa lagu negaadaa, hadey dhinac u jaleecdo ama u janjeertona waa lumisay horumarkii ama hantidii la wada lahaa. Horumarka waxaa dhinacyadda ka haya dadka iyo dowladda waxay sugayaan sare u hinjin miisaaman si heerkii la gaaray hoos aan looga soo degin ee mar kale heer ka saraya kii hore la tiigsado.
STADIUM BANAADIR OO LAGU BILAABAYO DHIGISTA COWS-KA ARTIFISHALKA Monday, December 3, 20120

STADIUM BANAADIR OO LAGU BILAABAYO DHIGISTA COWS-KA ARTIFISHALKA

Khabiir ka socda shirkada dhismaha garoomada kubada cagta oo daggan dalka Holland Greenfield ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si uu u goglo cowska garoonka oo uu ku socdo dhisme lagu maal gelinayo mashruuca FIFA ee (WIN IN AFRICA WITH AFRICA) kaasoo Soomaaliya ay ka mid tahay dalalkii ugu dambeeyay Africa eeka faa’iideysanaya sida uu sheegay xoghayaha Guud Cabdi Qani Saciid Carab.

Kullan Looga Hadlayey Kaalinta Qurba Joogta oo Ay soo Abaabushay Hay`adda CRD oo Ka Dhacay Birmingham, Uk Thursday, October 1, 20090

Kullan Looga Hadlayey Kaalinta Qurba Joogta oo Ay soo Abaabushay Hay`adda CRD oo Ka Dhacay Birmingham, Uk

Waxaa maalinkii sabtida ee 29-bishaan ka dhacay hall-ka shirarka ee maqaayada hilaac ee magaalada Birmingham ee cariga Ingriiska kulan aad loo soo agaasimay oo looga hadlayey kaalinta qurba jooga iyo arrimaha Soomaaliya, kulanka waxaa soo abaabulay hay`adda CRD oo dhawaanahan daafaha aduunka ka wadey cilmibaaris la xiriirta kaalinta qurba joogta soomaaliyeed ee kula firirsan daafaha dunida.

Thursday, October 1, 2009

Somali Culture

The varied cultural life of the Somali includes both traditional activities and, especially in the towns, many modern interests. Cultural activities primarily consist of poetry, folk dancing, the performance of plays, and singing. These traditional activities still retain their importance, especially in rural areas, and are practiced not only at family and religious celebrations but also at state ceremonies. On such occasions traditional local costume is generally worn.

SOMALI FOOTBALL HISTORY Thursday, October 1, 20090

SOMALI FOOTBALL HISTORY

Somalia is a country located in the Horn of Africa. It is bordered by Djibouti to the northwest, Kenya on its southwest, the Gulf of Aden with Yemen on its north, the Indian Ocean at its east, and Ethiopia to the west. Football was introduced to Somalia by the colonial powers around during the early 19 th century. The game was initially played by the Europeans who later introduced it to the indigenous community. Somalia was colonised by the British in the North, Italy in the south and the French controlled the French Somali land which is current nation of Djibouti. The British and Italian protectorates gained their independence and united to form the nation of Somalia .

WAA MAXAY SOON? Wednesday, October 1, 20080

WAA MAXAY SOON?

Soonku waa bisha Sagaalaad ee calendar-ka Islamka, Wuxuuna ka mid yahay shanta tiir ee Islamka asagoo kaga jira kaalinta Afaraad. Soonku luqad ahaan waa in wax laga reebtoonaado oo aan la sameyn. Sharciga Islaamkana soonku waa in laga af haysto cunto iyo cabbid iyo in laga reebtoonaado galmo (afooyinka oo xiriir galmo lala sameeyo) laga bilaabo waaberiga (fajarka salaada subax) ilaa ay qorraxdu ka dhacayso iyadoo lala imaanayo niyo qalbiga ah, oo ay tahay in laabta laga niyoodo fulinta awaamiirta Alle (S.W.) oo ah Soonka waajibka ah.

CID UMA MAQNO CEELNA UMA QODNO Wednesday, October 1, 20080

CID UMA MAQNO CEELNA UMA QODNO

Isboortigu wuxuu qayb ka qaadan karaa horumarinta tayada nolosha qofka ama bulshadda. Isboortigu wuxuu kaalmeeyaa is-fahamka, iyo dulqaadka, wuxuu ka hortagaa xanuunadda bulshadda sida mukhadaraadka, qaadka iyo is kala ficilka oo maanta dhib fara badan ku haysa bulshadda Soomaaliyeed, iyadoo ay u sii dheertahay xanuunka faqriga, aqoon la’aanta iyo nabadgelyo la’aan.

 

Somali teen takes top Euro award Wednesday, October 1, 20080

Somali teen takes top Euro award

Sixteen-year-old Somalia-born schoolboy Abdul Abubakar took first prize at the finals of the 19th European Union Contest for Young Scientists in Valencia last week.

ZAKAATUL FITRIGA IYO AXKAANTEEDA Wednesday, October 1, 20080

ZAKAATUL FITRIGA IYO AXKAANTEEDA

Sakaatul Fidrigu Waa Cibaado ilaahay loogu dhawaanayo waxayna la xidhidhaa Soonka. Soonka oo Ajarkiisa ilaahay yiri “Soonka anigaa iska leh anigaana ka abaal marinaya Adoomaha dartey u soomey”. Zakaatul fidriga bixinteeda waxaa la inaga rabaa inaan u bixino sidii uu u bixin jirey Rasuulkeena SCW, iyo Saaxaabadiisii, waxaana la inaga rabaa inaan barano cibaadadan xukumkeeda.

RSS
Terms Of UsePrivacy StatementCopyright 2024 by Kubadda Somali Sport Portal
Back To Top