Kulan Kubadda kolayga oo dhex maray dhalinyarada ku dhaqan dalka U.K.

Kulan Kubadda kolayga oo dhex maray dhalinyarada ku dhaqan dalka U.K.
  Kulan kubadda kolayga ah oo aad u qiimo badnaa ayaa uu dhexmaray laba kooxood oo dhalin yaro da’doodu u dhaxaysay 16 ilaa iyo 19 sano jir, kuwaas oo ka kala socday magaalooyinka Leicester iyo London.  Kulankan ayaa waxaa soo abaabulay maamul...




Bah weynta Isportiga south London oo soo dhaweyey Kabtan Cumar Calasoow

Bah weynta Isportiga south London oo soo dhaweyey Kabtan Cumar Calasoow
Odayaasha iyo dhalinyarada deegaamada koofur galbeed ee LONDON iyagoo isku duuban waxay casho sharaf kulmisa soo dhaweyn iyo ambabixin u sameeyeen cayaartooygii degmada Boondheere, Gobolka Banaadir, Naadiga MUQDISHO iyo xulkii QARANKA ee casrigii dahabka kabta...




Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya. (2)

Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya. (2)
Waa qaybtii labaad ee qoraal ku saabsan qaybta Isbortiga kaga aadan horumarinta dalka. Qoraalkan waxaan ku milicsaneynaa maxaa sal u ahaa Isboortiga dalka burburkii ka hor?  Maxayna yihiin talaabada kowaad iyo labaad ee loo baahanyahay in la qaado?  ...

Posted in Sports News



Mo Farah oo noqday orad yahankii ugu wanaagsanaa ee soo mara abad dalka Britain

Mo Farah oo noqday orad yahankii ugu wanaagsanaa ee soo mara abad dalka Britain
Orad yahanka caanka ah ee Maxamed Faarax oo marka magaciisa la soo gaabiyo loogu yeero Mo Farah, ayaa noqday  ninka labaad ee adduunka ku guulaysto laba mar oo isku xigto tartamada orodka Olymbikada iyo tartankii cayaaraha fudud ee aduunka (World Athletic...




Maxamed Faarax (Mo Farah) oo galay buuga Taariikhda Orodada

Maxamed Faarax (Mo Farah) oo galay buuga Taariikhda Orodada
Maxamed Faarax oo loo yaqaan (Mo Farah) ayaa gaaray guulo iyo heer aqoonsi hore hal qof keliyii u gaaray markuu Sabtidii la soo dhaafay ku guulaystay orodka 10,000m (Toban kun mitir), maanta oo jimco ahna uu ku labaystay orodkii 5,000m (shan kun mitir) Tartank...




Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya.

Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya.
Waxaan qoraalo hore wax uga taabtay ama ku xusay sida Isboortigu uu uga qayb qaadan karo horumarka dal, dalkaasi ha ahaado mid horumaray (developed) ama ha ahaado mid u baahan horumar (underdeveloped). Waxaa qaybaha bulshadda dunida  oo idil ku midaysanyi...




Cumar A/dir BAARAJAB iyo Siciid Faarax Ducaale oo la ciiday bahda K. Kolayga London.

Cumar  A/dir  BAARAJAB iyo Siciid Faarax Ducaale oo la ciiday bahda K. Kolayga London.
Waxaa habeenkii  Sabti- Axadaad ee 10 ka August 2013, lagu qabtay Waqooyiga London maqaayada lagu magacaabo Walaalaha ama (Brothers Restaurant), ee ku taal 552 Tottenham High Road, N17 9SY.   Xaflad si heer sare ah ay u soo qabanqaabiyeen bahda ...




Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Dhamaan bahwaynta isboortiga Soomaaliyeed, Maamulka iyo xubnaha Gudiga Olambikada Soomaaliyeed, dhamaan xiriirrada kala duwan ee isboortiga Soomaaliyeed, Qaasatan Gudiga iyo xubnaha Xiriirka kubadda Kolayga iyo cayaaryahanada wiilal iyo gabdho ee kubadda kolay...




Macalinka Xulka Qaranka Kubadda Kolayga oo booqasho ku yimid London

Macalinka Xulka Qaranka Kubadda Kolayga oo booqasho ku yimid London
Waxaa galabtii Sabti-da  bisha August ahayd Seddexda, ku kulmay Bridge Park Community Leisure Centre oo ku taal galbeedka magaaladda London qaar ka mid ah bahdii hore ee kubadda kolayga oo uu soo booqday macalinka Xulka Qaranka Kubadda Kolayga  Cumar...

Posted in Sports News



Kooxda Beder team oo ku guulaysatay Koobkii Beder Cup ee lagu qabtay London

Kooxda Beder team oo ku guulaysatay Koobkii Beder Cup ee lagu qabtay London
Waxaa magaalada London gaar ahaan koofur galbeed xaafada lagu magacaabo Streatham lagu qabtay koob kubadda cagta ah oo aanan noociisa horay eysan u soo qaban qaabin Soomaalida qurbo joogta ah ee ku sugan magaalada London.  Maadaama lagu jiro bishii baraka...




Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Waxaa xalay magaalada Mogadishu ku geeriyootay Hooyo Faadumo Jaamac Jimcaale (Faadumo Shanle) oo ahayd Hooyadii dhashay laacibkii kooxda kubadda cagta iyo kolayga naadigii Jeenyo ama LL PP C/Laahi Cilmi Ereg (Xaaji). AUN maamada ayaa baeryahaan danbe xanuun ya...




Dhismihii garoonka kubadda cagta Banaadir stadium oo dhawaan gabo gabo ku dhow

Dhismihii garoonka kubadda cagta Banaadir stadium oo dhawaan gabo gabo ku dhow
Waaxda farsamada ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa sheegtay in xiriirku aad ugu rajo weynyahay in is badal weyn uu ku imaan doono cayaartoyda Soomaaliyeed gaar ahaana dhinacyada xirfada, farsamada iyo qaab ciyaareedkooda, hadii horyaalka dalka lagu...




Mo Farah wins 3,000 metres at the Anniversary Games after brilliant final lap

Mo Farah wins 3,000 metres at the Anniversary Games after brilliant final lap
Mo Farah and Saturdays at London’s Olympic Stadium were evidently made for each other.   On a memorable afternoon here, exactly one year on from the opening ceremony of the Games of the XXX Olympiad, the spindly wizard offered another supreme d...




Sayid Cali Cabdulle Barre oo London ku geeriyooday

Sayid Cali Cabdulle Barre oo London ku geeriyooday
Waxaa ku geeriyooday magaaladan London maantana oo Jimca ah 26/07/2013 lagu aasay London Eebbe  naxariistii janno ha siiyee, "SAYID CALI CABDULLE BARRE "QALAAYE". Allaha u naxariisto.




Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Waxaa xalay degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir  ku geeriyootay Hooyo  Culumo Xuseen oo ahayd Hooyadii dhashay Allaha u naxariistee laacibkii kooxda Wagad ama (FIAT) Jimcaale Maxamed Xaayow  (Gaashaan-yare) AUN.    Waxaa geerid...

Posted in Sports News



Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga Mudane Cadaani oo u doortay Axmed Muuse Lataliyaha XSKK

Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga Mudane Cadaani oo u doortay Axmed Muuse Lataliyaha XSKK
Wareegto uu soo saaray Gudoomiyaha cusub ee XSKK C/laahi Nuur Maxamed (Cadaani) dhawaan ayaa uu ku cadeeyay in Axmed Muuse Xuseyn loo doortay lataliyaha gudoomiyaha XSKK iyo maamulka dhamaan xulalka Qaranka kubadda koleyga Soomaaliyeed.   Gudoomiyaha...




Kulan ay iskugu yimaadeen dhamaan xubnaha ku jira Xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed oo ka dhacay London

Kulan ay iskugu yimaadeen dhamaan xubnaha ku jira Xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed oo ka dhacay London
Habeenkii Isniinta oo taariikhdu ahayd  10/06/2013 ayaa ay ku kulmeen xubnaha ku jira xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed kuwooda qurbo joogta ah, maqaayad ku taal galbeedka London oo la yiraahdo Blue Ocean. Kulankan ayaa uu soo abaabulay xoghayaha guud&nbs...




Xaflad Hambalyo iyo taageero soo dhaweyn maamulka cusub ee XSKK London loogu qabtay

Xaflad Hambalyo iyo taageero soo dhaweyn maamulka cusub ee XSKK London loogu qabtay
Waxaa habeenkii  Sabti- Axadaad ee 8da Juune  2013 lagu qabtay Waqooyiga London maqaayada lagu magacaabo Maandeeq Resturant, ee ku taal 391 Lordship Lane, N17 6AE Xaflad si heer sare ah ay u soo qabanqaabiyeen bahda Kubadda Kolayga reer London iyaga ...




Somali NOC presidential statement outlines NOC’s roles in nationwide sport

Somali NOC presidential statement outlines NOC’s roles in nationwide sport
In a bid to give the Somali people a full understanding of the roles and regulations of Somali National Olympic committee in terms of sports development and rehabilitation of the country’s destroyed facilities, the president of Somali Olympic committee A...




Ilaah ha u naxariisto Ibraahim Cilmi Bulaale 'XISBIYO'

Ilaah ha u naxariisto Ibraahim Cilmi Bulaale 'XISBIYO'
Waxaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden ku geeriyooday shaksi qaali ku ahaa umadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaana bahweynta Isboortiga Ibraahim Cilmi Bulaale oo loo yiqiin Ibraahim XISBIYO. Ibraahim Xisbiyo wuxuu ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidanka Xooga...




Deeqa Maxmed Siyaad oo la kulanta Bahda K.Kolaya London

Deeqa Maxmed Siyaad oo la kulanta Bahda K.Kolaya London
Bahda Kubadda Kolayga London waxay habeenkii Sabti-Axad ee todobaadkan ku soo dhoweeyeen magaaladan London Deeqa Maxamed Siyaad oo booqasho gaaban ku timi London. Deeqa Maxamed oo ka mid ahaa ciyaartoydii Dugsiga Shibis, Xaafadda Shibis iyo Kooxda Kubadda Kola...




Xiddigii kubadda Kolayga Axmed Muuse oo booqasho ku tagay Degmadii uu ka bilaabay ciyaaraha

Xiddigii kubadda Kolayga Axmed Muuse oo booqasho ku tagay Degmadii uu ka bilaabay ciyaaraha
Axmed Muuse wuxuu ka mid yahay Qurbo joogta dhawaan ku laabatay dalka Soomaaliya si ay qayb uga qaataan dib u dhiska ka socda dalka qaybta ayaga kaga aadean ee Isboortis. Ahmed wuxuu ku noolaa mudo dheer dalka Germany magaaladiisa Troisdorf.   &...




Somalia announces nationwide athletics development program

Somalia announces nationwide athletics development program
Somali National Olympic committee and the country’s athletics federation held hours-long meeting in Mogadishu Saturday in which they raised very crucial agendas including the start of early preparations for the Rio 2016 world Olympic Games and a nationwi...




Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka Furmay

Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka Furmay
Garoonka Kubadda Koleyga Degmada Xamar Jajab ayaa waxaa si habsami leh uga furmay Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir, Iyadoo Tartankan uu soo agaasimay Xiriirka Soomaaliyeed ee Koleyga oo dhanka Maalgelinta Kaashanaya Maamulka Gobolka Banaad...




FIFA Training course for Somali football referees gets under way in Djibouti

FIFA Training course for Somali football referees gets under way in Djibouti
FIFA MA training course for Somalia’s elite football referees has officially got underway in Djibouti on Sunday morning. The course is part of the joint FIFA/ SFF efforts intended to increase the knowledge and experience of referees in the war-torn count...