Search
× Search
Wednesday, August 16, 2017

News


Cayaaraha Fududi waa tartan Socod, Orod, Boodo, iyo Tuuryo. Cayaaraha Fududi waa tartan Socod, Orod, Boodo, iyo Tuuryo.

Cayaaraha Fududi waa tartan Socod, Orod, Boodo, iyo Tuuryo.

0 33

Fahan oo ka faaiideyso ciyaaraha fudud (Athletics) oo aan qormadan si guud u dulmari doono intey u qaybsamaan iyo qodobo aan laga wada aqoon. Ciyaaraha fududi waa hooyada iyo Aabaha ciyaaraha oo dhan, sidaas awgeedna waxaa lagama maarmaan ah in la fahmo laguna dhiirado ka qayb galkooda.  Uma baahna koox iyo garoon iyo qalab u gaar ah, waxaa intaas dheer in dhalinta Soomaaliyeed leedahay hibo Alle ugu manaystay loona baahan yahay in ay ka muuqato.

La soco qoraalo dambe oo la xiriira Ciyaaraha Fudud.

Axmed Muuse, Maama iyo Lutfi oo London lagu soo dhoweeyey Axmed Muuse, Maama iyo Lutfi oo London lagu soo dhoweeyey

Axmed Muuse, Maama iyo Lutfi oo London lagu soo dhoweeyey

0 108
Waxaa habeenkii sabti lagu soo dhoweeyey Woqooyiga London, gaar ahaan Rayaan Resturant marti Sharaf iyo qiimo weyn ku leh bahda bahda Kubadda Kolayga iyo Isboortiga Soomaaliyeed, dalka Jarmalka waxaa naga soo booqday Axmed Muuse Xuseen oo ahaa ciyaartoy Naadiga Batroolka iyo Qaranka, kadibna tababare Gobol, Naadi iyo qaranka Soomaaliyeed,...
Mo Farah won the gold at 10000m Mo Farah won the gold at 10000m

Mo Farah won the gold at 10000m

Mo Farah won the 10,000m gold medal at the World Athletic Championships in London.

0 64
XAFLADII XIRITAANKA KOOBKA JENARAL DA'UUD EE LONDON - UK XAFLADII XIRITAANKA KOOBKA JENARAL DA'UUD EE LONDON - UK

XAFLADII XIRITAANKA KOOBKA JENARAL DA'UUD EE LONDON - UK

taariikhda Soomaaliyeed waxaa ku xusan dad badan oo wadankooda u adeegay, ama u huray naftooda,  waxaa dadka Soomaaliyeed aaney marna...
0 105
Hablihii hore ee Kubadda Kolayga oo doortay hogaan cusub Hablihii hore ee Kubadda Kolayga oo doortay hogaan cusub

Hablihii hore ee Kubadda Kolayga oo doortay hogaan cusub

Waxaa soo gaaray magaaladda London, ee caasimadda Boqortooyadda Midowday (United Kingdom) ciyaartoy magac iyo maamuus ku lahaa isboortiga,...
0 113
Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya (2) Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya (2)

Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya (2)

Hadii aan micneyno Isboortiga & Horumarinta, Isboorti waxaa markan micnihiisu noqonayaa firfircooni jireed oo dhaafsiisan tartan ama kulan...
0 99

Mo Farah oo noqday orad yahankii ugu wanaagsanaa ee soo mara abad dalka Britain

Orad yahanka caanka ah ee Maxamed Faarax oo marka magaciisa la soo gaabiyo loogu yeero Mo Farah, ayaa noqday ninka labaad ee adduunka ku guulaysto laba mar oo isku xigto tartamada orodka Olymbikada iyo tartankii cayaaraha fudud ee aduunka (World Athletics) oradka xawaaraha shanta kun ee miter (5,000m) kaas oo hantay bilada dahabka ah shalayto oo bishu ahayd 16/08/2013 tartankaas oo ka...

Maxamed Faarax (Mo Farah) oo galay buuga Taariikhda Orodada

Maxamed Faarax oo loo yaqaan (Mo Farah) ayaa gaaray guulo iyo heer aqoonsi hore hal qof keliyii u gaaray markuu Sabtidii la soo dhaafay ku guulaystay orodka 10,000m (Toban kun mitir), maanta oo jimco ahna uu ku labaystay orodkii 5,000m (shan kun mitir) Tartanka Horyaalka Ciyaaraha Fudud Dunida (World Athletic Championships) oo sanadkan lagu qabtay magaalada Mosko ee dalka Ruushka.

Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya

Hordhac: Waxaan qoraalo hore wax uga taabtay ama ku xusay sida Isboortigu uu uga qayb qaadan karo horumarka dal, dalkaasi ha ahaado mid horumaray (developed) ama ha ahaado mid u baahan horumar (underdeveloped). Waxaa qaybaha bulshadda dunida oo idil ku midaysanyihiin aragtida ah in Isboortigu yahay aalad loo adeegsado horumarka shakhsi, deegaan, qaran, iyo mid caalami. Waxaa sidoo kale...

Cumar A/dir BAARAJAB iyo Siciid Faarax Ducaale oo la ciiday bahda K. Kolayga London

Waxaa habeenkii Sabti- Axadaad ee 10 ka August 2013, lagu qabtay Waqooyiga London maqaayada lagu magacaabo Walaalaha ama (Brothers Restaurant), ee ku taal 552 Tottenham High Road, N17 9SY. Xaflad si heer sare ah ay u soo qabanqaabiyeen bahda Kubadda Kolayga reer London iyaga oo ku soo dhoweynaya Cumar M. Cabdulqaadir BAARAJAB oo ka tirsan Guddiga fulinta GOS, isla markaana ah Tababaraha...

Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Dhamaan bahwaynta isboortiga Soomaaliyeed, Maamulka iyo xubnaha Gudiga Olambikada Soomaaliyeed, dhamaan xiriirrada kala duwan ee isboortiga Soomaaliyeed, Qaasatan Gudiga iyo xubnaha Xiriirka kubadda Kolayga iyo cayaaryahanada wiilal iyo gabdho ee kubadda kolayga. Waxay ayagoo aad uga xun codkana kor u qaadayo tacsi kal iyo laab ah u dirayaan Xoghayaha xiriirka kubadda kolayga mudane...
RSS
Terms Of UsePrivacy StatementCopyright 2017 by Kubadda Somali Sport Portal
Back To Top