Articles


Youth Development

NO Image:

Kulan Kubadda kolayga oo dhex maray dhalinyarada ku dhaqan dalka U.K.

Sunday, December 29, 2013
Kulan Kubadda kolayga oo dhex maray dhalinyarada ku dhaqan dalka U.K.
  Kulan kubadda kolayga ah oo aad u qiimo badnaa ayaa uu dhexmaray laba kooxood oo dhalin yaro da’doodu u dhaxaysay 16 ilaa iyo 19 sano jir, kuwaas oo ka kala socday magaalooyinka Leiceste...






Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya.

Monday, August 12, 2013
Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya.
Waxaan qoraalo hore wax uga taabtay ama ku xusay sida Isboortigu uu uga qayb qaadan karo horumarka dal, dalkaasi ha ahaado mid horumaray (developed) ama ha ahaado mid u baahan horumar (underdeveloped)...






Cumar A/dir BAARAJAB iyo Siciid Faarax Ducaale oo la ciiday bahda K. Kolayga London.

Sunday, August 11, 2013
Cumar  A/dir  BAARAJAB iyo Siciid Faarax Ducaale oo la ciiday bahda K. Kolayga London.
Waxaa habeenkii  Sabti- Axadaad ee 10 ka August 2013, lagu qabtay Waqooyiga London maqaayada lagu magacaabo Walaalaha ama (Brothers Restaurant), ee ku taal 552 Tottenham High Road, N17 9SY. ...






Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka Furmay

Sunday, March 03, 2013
Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka Furmay
Garoonka Kubadda Koleyga Degmada Xamar Jajab ayaa waxaa si habsami leh uga furmay Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir, Iyadoo Tartankan uu soo agaasimay Xiriirka Soomaaliyeed ee Kole...






FIFA Training course for Somali football referees gets under way in Djibouti

Sunday, March 03, 2013
FIFA Training course for Somali football referees gets under way in Djibouti
FIFA MA training course for Somalia’s elite football referees has officially got underway in Djibouti on Sunday morning. The course is part of the joint FIFA/ SFF efforts intended to increase th...






British Basketball gets Olympic funding reprieve after UK Sport appeal

Sunday, February 03, 2013
British Basketball gets Olympic funding reprieve after UK Sport appeal
British Basketball has received a funding reprieve in the wake of a high-profile campaign against UK Sport's decision to axe its Olympic programme. In January the funding agency said the sport had no...






Mo Farah And Wife Tania Criticise School Sport Funding Cuts

Sunday, February 03, 2013
Mo Farah And Wife Tania Criticise School Sport Funding Cuts
Double Olympic gold medallist Mo Farah and his wife Tania have criticised the Government over school sport funding cuts and called on the coalition to protect the legacy of the Games. Mrs Farah, who ...






Tartan Ciyaaraha Karate iyo Teakwondo oo Muqdisho Lagu Qabtay

Sunday, February 03, 2013
Tartan Ciyaaraha Karate iyo Teakwondo oo Muqdisho Lagu  Qabtay
MUQDISHO - Tartan ciyaareed xiiso leh oo ku saabsan ciyaarta Karate iyo Teakwondo oo maalmahan si xiiso leh uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay garoonka 1da Luulyo [ Ex-Lugino], iyad...






Wiil yar oo mustaqbal fiican ka leh ciyaaraha Kubadda cagta

Sunday, September 30, 2007
Wiil yar oo mustaqbal fiican ka leh ciyaaraha Kubadda cagta
Tan iyo markii ay bur burtay Dawladii Soomaaliya 1991kii, waxaa kusoo badanayay dalalka qurbaha qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo cararay dagaaladii ka dhacayay dalka si ay u helaan amaan iyo nolol. Wax...






Somali Youth Basketball Camp

Sunday, September 30, 2007
Somali Youth Basketball Camp
Somali Youth Basketball Camp, waa urur madaxbanaan oo tababar u fidiya caruurta dadoodu tahay 10 sano ilaa iyo 17 sano, saldhigooduna uu yahay Toronto Ontario Canada. Waxaa barnaamijkan wada, Qaar ka ...






Previous Page | Next Page