Articles


Basketball

NO Image:

Kulan Kubadda kolayga oo dhex maray dhalinyarada ku dhaqan dalka U.K.

Sunday, December 29, 2013
Kulan Kubadda kolayga oo dhex maray dhalinyarada ku dhaqan dalka U.K.
  Kulan kubadda kolayga ah oo aad u qiimo badnaa ayaa uu dhexmaray laba kooxood oo dhalin yaro da’doodu u dhaxaysay 16 ilaa iyo 19 sano jir, kuwaas oo ka kala socday magaalooyinka Leiceste...






Cumar A/dir BAARAJAB iyo Siciid Faarax Ducaale oo la ciiday bahda K. Kolayga London.

Sunday, August 11, 2013
Cumar  A/dir  BAARAJAB iyo Siciid Faarax Ducaale oo la ciiday bahda K. Kolayga London.
Waxaa habeenkii  Sabti- Axadaad ee 10 ka August 2013, lagu qabtay Waqooyiga London maqaayada lagu magacaabo Walaalaha ama (Brothers Restaurant), ee ku taal 552 Tottenham High Road, N17 9SY. ...






Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Tuesday, August 06, 2013
Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Dhamaan bahwaynta isboortiga Soomaaliyeed, Maamulka iyo xubnaha Gudiga Olambikada Soomaaliyeed, dhamaan xiriirrada kala duwan ee isboortiga Soomaaliyeed, Qaasatan Gudiga iyo xubnaha Xiriirka kubadda K...






Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Monday, July 29, 2013
Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Waxaa xalay magaalada Mogadishu ku geeriyootay Hooyo Faadumo Jaamac Jimcaale (Faadumo Shanle) oo ahayd Hooyadii dhashay laacibkii kooxda kubadda cagta iyo kolayga naadigii Jeenyo ama LL PP C/Laahi Cil...






Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga Mudane Cadaani oo u doortay Axmed Muuse Lataliyaha XSKK

Friday, July 05, 2013
Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga Mudane Cadaani oo u doortay Axmed Muuse Lataliyaha XSKK
Wareegto uu soo saaray Gudoomiyaha cusub ee XSKK C/laahi Nuur Maxamed (Cadaani) dhawaan ayaa uu ku cadeeyay in Axmed Muuse Xuseyn loo doortay lataliyaha gudoomiyaha XSKK iyo maamulka dhamaan xulalka Q...






Kulan ay iskugu yimaadeen dhamaan xubnaha ku jira Xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed oo ka dhacay London

Monday, June 10, 2013
Kulan ay iskugu yimaadeen dhamaan xubnaha ku jira Xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed oo ka dhacay London
Habeenkii Isniinta oo taariikhdu ahayd  10/06/2013 ayaa ay ku kulmeen xubnaha ku jira xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed kuwooda qurbo joogta ah, maqaayad ku taal galbeedka London oo la yiraahdo B...






Xaflad Hambalyo iyo taageero soo dhaweyn maamulka cusub ee XSKK London loogu qabtay

Saturday, June 08, 2013
Xaflad Hambalyo iyo taageero soo dhaweyn maamulka cusub ee XSKK London loogu qabtay
Waxaa habeenkii  Sabti- Axadaad ee 8da Juune  2013 lagu qabtay Waqooyiga London maqaayada lagu magacaabo Maandeeq Resturant, ee ku taal 391 Lordship Lane, N17 6AE Xaflad si heer sare ah ay u...






Somali NOC presidential statement outlines NOC’s roles in nationwide sport

Friday, April 05, 2013
Somali NOC presidential statement outlines NOC’s roles in nationwide sport
In a bid to give the Somali people a full understanding of the roles and regulations of Somali National Olympic committee in terms of sports development and rehabilitation of the country’s destr...






Ilaah ha u naxariisto Ibraahim Cilmi Bulaale 'XISBIYO'

Thursday, April 04, 2013
Ilaah ha u naxariisto Ibraahim Cilmi Bulaale 'XISBIYO'
Waxaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden ku geeriyooday shaksi qaali ku ahaa umadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaana bahweynta Isboortiga Ibraahim Cilmi Bulaale oo loo yiqiin Ibraahim XISBIYO. Ib...






Deeqa Maxmed Siyaad oo la kulanta Bahda K.Kolaya London

Wednesday, April 03, 2013
Deeqa Maxmed Siyaad oo la kulanta Bahda K.Kolaya London
Bahda Kubadda Kolayga London waxay habeenkii Sabti-Axad ee todobaadkan ku soo dhoweeyeen magaaladan London Deeqa Maxamed Siyaad oo booqasho gaaban ku timi London. Deeqa Maxamed oo ka mid ahaa ciyaarto...






Xiddigii kubadda Kolayga Axmed Muuse oo booqasho ku tagay Degmadii uu ka bilaabay ciyaaraha

Tuesday, March 26, 2013
Xiddigii kubadda Kolayga Axmed Muuse oo booqasho ku tagay Degmadii uu ka bilaabay ciyaaraha
Axmed Muuse wuxuu ka mid yahay Qurbo joogta dhawaan ku laabatay dalka Soomaaliya si ay qayb uga qaataan dib u dhiska ka socda dalka qaybta ayaga kaga aadean ee Isboortis. Ahmed wuxuu ku noolaa mudo dh...






Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka Furmay

Sunday, March 03, 2013
Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka Furmay
Garoonka Kubadda Koleyga Degmada Xamar Jajab ayaa waxaa si habsami leh uga furmay Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir, Iyadoo Tartankan uu soo agaasimay Xiriirka Soomaaliyeed ee Kole...






British Basketball gets Olympic funding reprieve after UK Sport appeal

Sunday, February 03, 2013
British Basketball gets Olympic funding reprieve after UK Sport appeal
British Basketball has received a funding reprieve in the wake of a high-profile campaign against UK Sport's decision to axe its Olympic programme. In January the funding agency said the sport had no...






Egypt mans and Kenyan women have secured their places at Afrobasket 2013

Wednesday, January 30, 2013
Egypt mans and Kenyan women have secured their places at Afrobasket 2013
After six days of competition in Dar es Salaam, both Kenya and Egypt have secured their places at Afrobasket Women 2013 thanks to successful campaigns in the Africa zone 5 qualifier. A disappointing p...






Rajada Mustaqbalka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed oo dib u soo Ifaysa

Sunday, January 20, 2013
Rajada Mustaqbalka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed oo dib u soo Ifaysa
Kubadda koleyga Soomaaliyeed waxay soo martay heerar kala duwan,  laga soo bilaabo dhamaadkii 60-dameeyadii  ilaa iyo 90-meeyadii oo uu dalku dagaalo sukeeyo galay. Laga soo bilaabo xilayadi...






JAAMAC DHEERE OO LONDON BOOQASHO KU YIMID

Thursday, January 17, 2013
JAAMAC DHEERE OO LONDON BOOQASHO KU YIMID
Casho sharaf aad loo soo agaasimay, laguna soo dhawaynayey cayaaryahankii kubadda Kolayga kooxdii Ciidamadda Qalabka Siday ee HORSEED Mr Jaamac Mohamed Muuse (Jaamac Dheere) ayaa waxaa habeenhore oo b...






SOMALIAN HOPE

Saturday, January 12, 2013
SOMALIAN HOPE
Salah Abdo fled his war-torn homeland with his family at age three. Now, through hard work and perseverance, he brings his basketball talents to Trinity. On February 9, 1991, a year after the Somali c...






BILE WARSAME DHOORE (7) OO LAGU SOO DHOWEEYEY LONDON

Monday, November 26, 2012
BILE WARSAME DHOORE (7) OO LAGU SOO DHOWEEYEY LONDON
Kulan todobaadlihii sabtida ee bahda kubadda Kolayga London ayaa waxaa Sabtidii 24ka bishan bilay xamaasadeeda iyo xiisaheeda ciyaartoygii Gobolka Banaadir, Naadiga Horseed iyo Xulka Kubadda Kolayga Q...






SOOMAALIYA MA DANTA AMA SIYAASADA MISE MASLAXADDA

Tuesday, November 06, 2012
SOOMAALIYA MA DANTA AMA SIYAASADA MISE MASLAXADDA
Qofna uma oomana in dib loo xusuusiyo dhacdooyinkii labaatanayadii sanadood ee la soo dhaafay, Burbur, Abaaro, Xasuuq, Qaxid iyo qoomamayn. Mana aha ujeedada qoraalkani in dib aan u xusuusano xanuunki...






TODOBAADKAN IYO CAYAARIHII KUBADDA KOLAYGA NBA-DA

Saturday, November 03, 2012
TODOBAADKAN IYO CAYAARIHII KUBADDA KOLAYGA NBA-DA
Waxaa todobaadkan dib u bilawday ciyaarihii Kubadda Kolayga ee NBA, Kooxaha badankood oo soo xoojiyey awooda kooxeed , iyo tayada ciyaartoy ayaa waxaa bilawgiiba fooda isa saaray kooxo lagu doorbidaye...



Posted in Basketball



Previous Page | Next Page