Articles


Handball

NO Image:

Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Tuesday, August 06, 2013
Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Dhamaan bahwaynta isboortiga Soomaaliyeed, Maamulka iyo xubnaha Gudiga Olambikada Soomaaliyeed, dhamaan xiriirrada kala duwan ee isboortiga Soomaaliyeed, Qaasatan Gudiga iyo xubnaha Xiriirka kubadda K...






Kulan ay iskugu yimaadeen dhamaan xubnaha ku jira Xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed oo ka dhacay London

Monday, June 10, 2013
Kulan ay iskugu yimaadeen dhamaan xubnaha ku jira Xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed oo ka dhacay London
Habeenkii Isniinta oo taariikhdu ahayd  10/06/2013 ayaa ay ku kulmeen xubnaha ku jira xiriirada Isboortiga Soomaaliyeed kuwooda qurbo joogta ah, maqaayad ku taal galbeedka London oo la yiraahdo B...






Ilaah ha u naxariisto Ibraahim Cilmi Bulaale 'XISBIYO'

Thursday, April 04, 2013
Ilaah ha u naxariisto Ibraahim Cilmi Bulaale 'XISBIYO'
Waxaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden ku geeriyooday shaksi qaali ku ahaa umadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaana bahweynta Isboortiga Ibraahim Cilmi Bulaale oo loo yiqiin Ibraahim XISBIYO. Ib...






CASHO SHARAF LOO SAMEEYAY WIILAL & GABDHO KOOXDA HEEGAN OO KU GUULAYSATAY KUBADDA GACANTA 2013

Sunday, February 17, 2013
CASHO SHARAF LOO SAMEEYAY WIILAL & GABDHO KOOXDA HEEGAN OO KU GUULAYSATAY KUBADDA GACANTA 2013
Maamulka naadiga Heegan ayaa Maqaayadda weyn ee LIDO SEA FOOD  Casho Sharaf lagu maamuusayo guulaha ay ciyaarta Kubadda Gacanta ka soo hoyeen wiilasha iyo gabdhaha  kooxda Heegan ku qabtay, ...






Kooxda Heegan oo Hanatay Horyaalkii 13aad ee Kubadda Gacanta

Saturday, February 16, 2013
Kooxda Heegan oo Hanatay Horyaalkii 13aad ee Kubadda Gacanta
Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho ayaa ciyaartii kama dambeysta Horyaalka 13aad ee Kubadda Gacanta waxaa isku haleelay wiilasha Heegan iyo Dekedda, waxaana markii shanaad ee isku x...






Gabdhaha Heegan oo ku Guuleystay Horyaalkii 4aad ee Kubadda Gacanta

Friday, February 08, 2013
Gabdhaha Heegan oo ku Guuleystay  Horyaalkii  4aad ee Kubadda Gacanta
Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho  ayaa ciyaartii kama dambeysta  Horyaalka  4aad ee Kubadda Gacanta waxaa isku haleelay  gabdhaha Horeed iyo Heegan , waxaana&n...






Gabdhaha Kubadda Gacanta Heegan oo ku durduriyay Dekedda

Tuesday, January 29, 2013
Gabdhaha Kubadda Gacanta Heegan oo ku durduriyay Dekedda
Waxaa ciyaar ka tirsan Horyaalka 4aad ee Kubadda Gacanta garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho isaga horyimid gabdhaha Horeed iyo Dekedda, waxaana guud ahaan muuqatay inay ku gacan sar...






Kooxda Kubadda gacanta Heegan oo si xarago leh uga Badiyay kooxda Nationlink

Saturday, January 26, 2013
Kooxda Kubadda gacanta Heegan oo si xarago leh uga Badiyay kooxda Nationlink
Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho waxaa si habsami leh uga socda  Horyaalkii 13aad ee Kubadda Gacanta, waxaana ciyaar kulul isaga horyimid Kooxaha Heegan iyo Nationlink . iyad...






Previous Page | Next Page