12836
Waxaa si habsami leh uga socda Muqdisho, caasimadda Somaliya tartankii labaad ee taxanaha ahaa ay ku loolamayeen maamul gobolada Somaaliyeed. Tartankan oo si quruxbadan loo maamulayo dowlad iyo gobolka Banaadir oo marti loo yahayba. In kastoo aan hore ugu lahaa waaya aragnimo tramadda goboladda waxaa haddana is bedelay duruufaha iyo waqtiga. Maanta waxaan talo ku bixino waa ha kasii samaatee marna ma aha dhaliil iyo dhaleecayn. Horumarka dal waa maro weyn oo wareegsan dhinacadana laga hayo hadii wadajir sare loo wada hayona waa lagu negaadaa, hadey dhinac u jaleecdo ama u...
11144
Waxaa shaaca laga qaaday isku aadka tartanka kubada Cagta maamul gobaleedyada dalka Soomaaliya oo looga dhawaaqay munaasabad ay qabteen wasaarada Isboortiga dalka iyo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta.
Gobalka Banaadir oo Cayaaraha lagu marti gelinayo ayaa cayaarta ugu horeysa tartanka maalinta Jimcada la yeelan doona kooxda ka socota...
Waxaa habeenkii sabti lagu soo dhoweeyey Woqooyiga London, gaar ahaan Rayaan Resturant marti Sharaf iyo qiimo weyn ku leh bahda bahda Kubadda Kolayga iyo Isboortiga Soomaaliyeed, dalka Jarmalka waxaa naga soo booqday Axmed Muuse Xuseen oo ahaa ciyaartoy Naadiga Batroolka iyo Qaranka, kadibna tababare Gobol, Naadi iyo qaranka Soomaaliyeed, Leicester UK, waxaa nooga yimi Sayid Cumar Nuur Duqow...
Mo Farah won the 10,000m gold medal at the World Athletic Championships in London.
taariikhda Soomaaliyeed waxaa ku xusan dad badan oo wadankooda u adeegay, ama u huray naftooda, waxaa dadka Soomaaliyeed aaney marna ilaawayn Jeneral Da'uud Cabdulle Xirsi oo ah abaanduulihi uGu horeeyey ee ciidanka Militeriga Soomaaliyeed. Jeneral Da'uud wuxuu asaaska u dhigay ciidankii difaacay dalka Soomaliyeed Dagaaladii lagu soo qaaday dowladii curdinka ahayd 1960...
Waxaa soo gaaray magaaladda London, ee caasimadda Boqortooyadda Midowday (United
Kingdom) ciyaartoy magac iyo maamuus ku lahaa isboortiga, kuwaas oo ahaa cayaar
yahanadii gabdhahii hore ee kubadda kolayga Soomaaliyeed.
Kulan kubadda kolayga ah oo aad u qiimo badnaa ayaa uu dhexmaray laba kooxood oo
dhalin yaro da’doodu u dhaxaysay 16 ilaa iyo 19 sano jir, kuwaas oo ka kala socday
magaalooyinka Leicester iyo London.
Odayaasha iyo dhalinyarada deegaamada koofur galbeed ee LONDON iyagoo isku duuban
waxay casho sharaf kulmisa soo dhaweyn iyo ambabixin u sameeyeen cayaartooygii degmada
Boondheere, Gobolka Banaadir, Naadiga MUQDISHO iyo xulkii QARANKA ee casrigii dahabka
kabtan CUMAR CALASOW RAAGE oo aan dhihi karo inuu ka mid ahaa 10kii cayaartooy ee
ugu fiicnaa ciyaartoydii kubadda cagta dalkkeena soo...
Hadii aan micneyno Isboortiga & Horumarinta, Isboorti waxaa markan micnihiisu noqonayaa
firfircooni jireed oo dhaafsiisan tartan ama kulan Isboort. waxaa raacsan firfircoonida
jireed , fiyoobi maskaxeed, fal gal (Is dhex gal) bulsho. Waxaa raacsan Isboortiga
caalamiga ah ciyaaraha dhaqan ama u gaar ah dal ama degaan. Marka Isboortiga ujeedadiisu
tahay dhaqan toosin waxaa muhiimadu...